HomeDiintaSportsVideosContact

Halkaan waxaa kala socon kartaa Mucjisooyinka Caalamka & Barnaamishka Ila Qosol.


  zinadin

World Sport News:  Zinedine Zidane oo sheegay inuu Dhimasho ka xigo in uu Testadii uu Matarazzi ku qaaday ka raali geliyo.
 
 
SAXAAFADA CAALAMKA AYAA SOO CUSBOONEEYSAY TEESTADII UU ZINADINE ZIDANE WORLD CUP 2006 KU QAADAY CIYAAR YAHAN MARCO MATARAZZI BAL INUU MARKAAN RAALI GELIN KA BIXIYO ARINKAAS DHACAY.
 
ZIDANE AYAA YIRI : DHIMASHO AYAAN KA XIGAA IN NIN SIDAAS U AQLAAQ XUN AAN CAFIS AMA RAALI GELIN U SOO JEEDIYO.
EX PLAYER OO HADAL KIISA SII WATA AYAA YIRI: ANIGU WAX KAMA SHEEGAYO HOOYADA DHASHAY MATARAZZI LAAKIIN WAXAAN U SHEEGAYAA IN EEY DHASHAY NIN AAN WAX TARBIYO AH LA BARIN OO LAGU QASAARAY.
 
ZIDANE AYAA RAALI GELIN WEYN U SOO JEEDIYEY DHAMAAN TAAGERAYAASHIISA, BAHDA KUBADA CAGTA EE CAALAMKA, XULKA TALYAANIGA  IYO WELIBA XIRIIRKA KUBADA CAGTA EE FRANCE.
 
DAD BADAN AYAA IS WEEY DIINAYA WAXA SIDAAS OO DHAN UGA XANAAJIYEY CIYAAR YAHAN ZIDANE WAXA EEY NOQON KARAAN???????
WAXAA LA XAQIIJIYEY IN MARCO MATARAZZI INTA UU U SOO DHWAADAY LAACIB ZIDANE OO XILIGAAS DHEX MAREYSAY CIYAARTII FIINAALAHA AHEEYD EE WORLD CUP 2006 IN GERMANY UU KU YIRI SIDAN:" IGA XISHOO WALAASHAA AYAAN LA SEEXDAY WAXAANA JECLAHAY INEEY KUU SHEEGTAY INAAN SEEDIGAA AHAY.
TAAS AYAA KU BEERTAY ZIDANE INUU XANAAQ DARTIIS TEESTO KU DHEX QAADO GAROONKA DHEXDIISA MARCO MATARAZZI. 
ZIDANE AYAA WAXAA UU AAD UGA XUMAADAY IN LA AFLAGAADEYO WALAASHIIS OO QOF DUMAR AH HADANA AH XAAS LA QABO.
 
CIYAARTOYDA TALYAANIGA AYAA LAGU TIRIYAA KUWA ADDUNKA UGU QIYAANADA BADAN EE MAR KASTA ISKU DAYA INEEY CIYAAR YAHAN KALE WAX XUN OO UU DHIBSANAYO KU YIRAAH DAAN SI UU U XANAAQO KA DIBNA LOO SIIYO GADUUD AMA CASAAN.
 

 
UGU DANBEYNTII LAACIB ZIDANE AYAA YIRI AAD AYAAN UGA XUMAHAY IN MATARAZZI CAMAL AAN GAROON LA SOO GALO MADAAMA UUSAN U QALMIN IN KUBAD LALA CIYAARO QOF SIDAAS OO DHAN U DHAQAN XUN.
 
 
Mr. ZINEDINE ZIDANE AYAA LAGU SOO XASUUSTAA KOOBAB IYO GUULO AAD U FARA BADAN OO UU LA SOO QEYBSADAY XULKA QARANKA FRANCE IYO KOOXAHA MARSEILLE, JUVENTUS IYO REAL MADRID.
 
ZIDANE AYAA HADA KA MID AH MADAXDA UGU SAREEYSA EE KOOXDA REAL MADRID WAXAANA UU KA MID YAHAY MAALQABEENADA DHANKA KUBADA CAGTA LUGTOODA LACAG FARA BADAN UGA MAALAY.
 
        
 
 
BY Omar Ali Omar
omarjuva9@hotmail.com
www.xiriiriye.com

 
zinadin
Basket
yaa
Feedback
Qiso
spain2
final
Taariikh
robinho2
philip
arjen
yaya
auto
karton
suuqa
cole
hoyo
van
ikar
kaka
totti
turkiga
4
Mas
raul
mata
coach
jimmy
aguero
Halkaan waxaad kala socon kartaa heeso cusub (new songs) oo u badan heesaha cayaaraha.
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
 Chelsea
 Arsenal
 Manchester united
 Liverpool
 Manchester City
 Tottenham


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
 Inter
 Juventus
 Milan
 Roma
 Fiorentina
 Napoli


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
 Barcelona
 Real Madrid
 Valencia
 Sevilla
 Deportivo La Coruna
 Atletico Madrid



Xiriiriye.com