Miroslav Klose oo Dhibcihii ka xayuubsaday As Roma oo Taariikh ahaan ka adkaan jirtay SS Lazio,*The Gunners oo soo rogaal celisay iyo Kaptan Robin Van Persie oo noqday Xiddiga eey ugu jecel yihiin Taageerayaasha Fc Arsenal ,* Mucjiso cusub oo ka dhacday Horyaalka Talyaaniga weliba Shaki balaaran keentay ,* Waa maxay Zero Zero,*+War gelin (Halkaan ka Daawo Lazio Vs As Roma) !!
*** Weerayahanka Qaranka Germany iyo kooxda SS Lazio Miroslav Klose ayaa waxa uu 3-dhibcood oo nadiif ah ka tirsaday kooxda As Roma oo Taariikh ahaan ka adkaan jirtay SS Lazio.
Ciyaartii ka dhacday Garoonka weeyn ee Olympia Stadium waxaa 2-1 lagu suul daaray kooxda As Roma oo tabtay Laacibkooda Jakatoore Francesco Totti .
Weeraryahan Miroslav Klose oo xili ciyaareedkii la soo dhaafay iskaga soo cararay dhanka kooxda Fc Bayer Munchen oo Binji galisay ayaa hada waxaad moodaa inuu si weeyn u anfacay kooxda Lazio. Weeraryahan Miroslav Klose wuxuu goolka guusha dhaliyey xiliga loo yaqaan kala guurka oo eheed daqiiqadii 93-aad.
Ciyaaryahan Pablo Osvaldo oo kooxda Roma goolka u saxiixay ciyaarta qeeybteedii hore waxaa daqiiqadii 51-aad Rigoore ku bareejeeyey xiddiga reer Brazil Hernanes halka uu Rooso ka qaatay Ciyaaryahan Simon Kjaer. Halkaan ka Daawo Xamaasadii Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=uywrfNjhqgA .
Dhanka kale Mucjisadii ugu yaabka badneed ayaa wexeey eheed Isbuucaan oo loogu magacdaray Horyaalka Serie A-ga Isbuucii Bareejada ka dib markii inta badan kooxaha eey ku kala bexeen 0-0.
Dadka waxaa durbo ku abuurmay Shaki ah in kooxaha Horyaalka Talyaaniga eey Lacag uga timid Maafiyada waa weeyn ee dalka Talyaaniga oo Lacago xoogan ku hela markii eey kooxo badan isla dhaafi waayaan Natiijada nuuca looyaqaan Zero Zero (0-0).
KOOXAHA HORYAALKA TALYAANIGA EE SERIE A AYAA ISBUUCAAN WEXEEY KU KALA BEXEEN QAABKAAN HOOSE IN KASTOO QAARKOOD AAN HORAY UGA SOO FAALOONAY :
| 15.10. |
18:00 |
Catania Calcio |
2:1 |
Inter Milan |
| 15.10. |
20:45 |
SSC Napoli |
1:2 |
FC Parma |
| 15.10. |
20:45 |
AC Mailan |
3:0 |
US Palermo |
| 16.10. |
12:30 |
AC Cesena |
0:0 |
AC Fiorentina |
| 16.10. |
15:00 |
Atalanta Bergamo |
0:0 |
Udinese Calcio |
| 16.10. |
15:00 |
CFC Genoa |
0:0 |
US Lecce |
| 16.10. |
15:00 |
AC Chievo |
0:0 |
Juventus |
| 16.10. |
15:00 |
Cagliari Calcio |
0:0 |
AC Siena |
| 16.10. |
15:00 |
Novara Calcio |
0:2 |
FC Bologna |
| 16.10. |
20:45 |
Lazio |
2:1 |
AS Roma |
HORYAALKA TALYAANIGA WAXAA WELI HOGAANKA U HEEYSO OO KU DHEGAN KOOXDA JUVENTUS OO CHIEVO VERONO 0-0 LA SOO GASHAY :
| 1 |
Juventus |
6 |
3 |
3 |
0 |
9:3 |
6 |
12 |
| 2 |
Udinese Calcio |
6 |
3 |
3 |
0 |
7:1 |
6 |
12 |
| 3 |
Cagliari Calcio |
6 |
3 |
2 |
1 |
8:5 |
3 |
11 |
| 4 |
Lazio |
6 |
3 |
2 |
1 |
9:7 |
2 |
11 |
| 5 |
SSC Napoli |
6 |
3 |
1 |
2 |
10:5 |
5 |
10 |
| 6 |
US Palermo |
6 |
3 |
1 |
2 |
9:9 |
0 |
10 |
| 7 |
AC Chievo |
6 |
2 |
3 |
1 |
6:5 |
1 |
9 |
| 8 |
Catania Calcio |
6 |
2 |
3 |
1 |
7:8 |
-1 |
9 |
| 9 |
FC Parma |
6 |
3 |
0 |
3 |
8:11 |
-3 |
9 |
| 10 |
AC Fiorentina |
6 |
2 |
2 |
2 |
6:4 |
2 |
8 |
| 11 |
CFC Genoa |
6 |
2 |
2 |
2 |
9:8 |
1 |
8 |
| 12 |
AS Roma |
6 |
2 |
2 |
2 |
7:6 |
1 |
8 |
| 13 |
AC Milan |
6 |
2 |
2 |
2 |
8:8 |
0 |
8 |
| 14 |
AC Siena |
6 |
1 |
3 |
2 |
4:4 |
0 |
6 |
| 15 |
Atalanta Bergamo |
6 |
3 |
2 |
1 |
8:7 |
1 |
5 |
| 16 |
Novara Calcio |
6 |
1 |
2 |
3 |
10:12 |
-2 |
5 |
| 17 |
Inter Milan |
6 |
1 |
1 |
4 |
8:13 |
-5 |
4 |
| 18 |
FC Bologna |
6 |
1 |
1 |
4 |
4:10 |
-6 |
4 |
| 19 |
US Lecce |
6 |
1 |
1 |
4 |
3:9 |
-6 |
4 |
| 20 |
AC Cesena |
6 |
0 |
2 |
4 |
2:7 |
-5 |
2 |
*** Dhanka Horyaalka England kulamadii harsanaa ee la ciyaaray kooxda Fc Arsenal wexeey 2-1 jooga kaga riday Sunderland oo marti u eheed. The Gunners waxaad moodaa inuu soo hagaagsamay qaab ciyaareedkii lagu yaqaanay maadaama maalmihii ugu dambeeyey uu ka muuqday isku dhex yaac balaaran. Goolasha Fc Arsenal waxaa u saxiixay Xiddiga eey xiligaan ugu jecel yihiin Taageerayaasha Fc Arsenal waa Robin van Persie oo daris la noqday dhanka gooldhalinta .
Kaptan Robin van Persie Ilibiriqsigii ciyaarta eey bilaabatay ayuu gool ka xareeyey Sunderland wuxuuna goolka 2-aad u dhaliyey Fc Arsenal Daqiiqadii 83-aad kaas oo ahaa Bilisiyoon.
Goolka Sunderland waxaa daqiiqadii 31-aad u saxiixay Xiddiga Qaranka Sweden Sebastian Larsson .
Kulamadii kale ee dhacay weli waxaa laga badin la yahay kooxda Newcastle oo 2-2 la gashay Tottenham halka West Bromwich Albuion eey 2-0 ku qaarajisay kooxda Wolverhampton Wanderers.
HORYAALKA ENGLAND OO AANU HORAY UGA FAALOONAY WAXAA LOO KALA HOREEYAA QAABKAAN HOOSE :
| 1 |
Manchester City |
8 |
7 |
1 |
0 |
27:6 |
21 |
22 |
| 2 |
Manchester United |
8 |
6 |
2 |
0 |
25:6 |
19 |
20 |
| 3 |
FC Chelsea |
8 |
6 |
1 |
1 |
20:9 |
11 |
19 |
| 4 |
Newcastle United |
8 |
4 |
4 |
0 |
11:6 |
5 |
16 |
| 5 |
FC Liverpool |
8 |
4 |
2 |
2 |
11:9 |
2 |
14 |
| 6 |
Tottenham Hotspur |
7 |
4 |
1 |
2 |
13:12 |
1 |
13 |
| 7 |
Stoke City |
8 |
3 |
3 |
2 |
6:8 |
-2 |
12 |
| 8 |
Aston Villa |
8 |
2 |
5 |
1 |
10:9 |
1 |
11 |
| 9 |
Norwich City |
8 |
3 |
2 |
3 |
10:11 |
-1 |
11 |
| 10 |
FC Arsenal |
8 |
3 |
1 |
4 |
12:17 |
-5 |
10 |
| 11 |
Queens Park Rang. |
8 |
2 |
3 |
3 |
6:14 |
-8 |
9 |
| 12 |
West Bromwich |
8 |
2 |
2 |
4 |
7:10 |
-3 |
8 |
| 13 |
Swansea City |
8 |
2 |
2 |
4 |
7:12 |
-5 |
8 |
| 14 |
FC Fulham |
8 |
1 |
4 |
3 |
10:9 |
1 |
7 |
| 15 |
FC Everton |
7 |
2 |
1 |
4 |
7:11 |
-4 |
7 |
| 16 |
Wolverhampton |
8 |
2 |
1 |
5 |
6:12 |
-6 |
7 |
| 17 |
AFC Sunderland |
8 |
1 |
3 |
4 |
10:10 |
0 |
6 |
| 18 |
Bolton Wanderers |
8 |
2 |
0 |
6 |
12:22 |
-10 |
6 |
| 19 |
Wigan Athletic |
8 |
1 |
2 |
5 |
6:14 |
-8 |
5 |
| 20 |
Blackburn Rovers |
8 |
1 |
2 |
5 |
9:18 |
-9 |
5 |
Wargelin Muhiim ah >>> Naga Filo Wararka soo socda Fadeexo loo geeystay Laacib Cristano Ronaldo iyo Liiska 15-ka Ciyaaryahan ee ugu Dabeecada kulul ama Xanaaqa dhaw Maslaxa Ciyaaraha kubada cagta +Qaramada eey u saftaan iyo kooxaha eey u dheelaan ,sidoo kale filo Iskoor cusub oo Cajiib ah oo eey dhigeen Frank Bilal Ribery,Mario Gomez iyo Bastian Schweinsteiger. (Filo Goor Dhaw warar kaan oo top ah)
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! (Xiriiriye.com Xarunta Ciyaaraha ee Dhalinyarada Soomaaliyeed)