Barcelona: Yaya toure oo Kooxda Man City & Walalkiis Kolo Toure u yimid(iyo warar kale)
Kooxda kubada Cagta ee Manchester City ayaa Adduun gaaraya 28-milyan oo Eurokula soo wareegtay Yaya Toure oo kooxda Barcelona khadka dhexda uga ciyaara.
Yaya Toure oo soo dhaweeyn iyo farxad aad u sareeyso kala kulmay Kooxda Man City ayaa waxaa taas u sii dheer isagoo wehel u noqday ama ka dhinac ciyaari doona walaal kiis ka weeyn Kolo Toure oo dhanka difaaca uga ciyaara kooxda Manchester City.
Kolo Toure oo Sky Sport wax ka weey diiyey sida uu u arko imaanshaha walaal kiis Yaya Toure ayaa yiri: Farxadeeyda farxad weey dhaaftay, Apsolut walaal keey Yaya Toure ninkii yaqaan ayaa yaqaan oo waa Laacib aan dhexda si fudud lagu dhaafi karin cidii doonto ha timaadee"
*****Dhanka kale kooxda Juventus ayaa dooneysa ineey Diego ku badalato Laacib Elia oo u ciyaara Xulka qaranka Holland iyo Kooxda Hambrug ee Dalka Germany****
***** Xiddiga kubada Cagta ee Arsenal Eduardo Da Silva ayaa waxa u wareegay kooxda Schacktor Donyesky ee horyaalka Ukrain.
7-Milyan oo euro ayey miiska saaratay kooxda donysky
BY: Omar Ali Omar
Xiriiriyaha sportiga
http://www.xiriiriye.com/
omarjuva9@hotmail.com