HomeSportsContactSawiroWararkiihorecars
  yaa

Yaa celin doona Brazil 2010, Maadama kooxdii Taariikh ahaan ka adkeeyd eey Dhulka taalo ??
 
WAXAA SOO BAXAYO SHAKI LAGA QABO IN BRAZIL EEY NOQON DONTO MARKEEDII 6-AAD CHAMPIONKA ADDUNKA.
BRAZIL AYAA WAXAA LA ORAN KARAA WEEY HAKIN KARTAA ARGENTINA & HOLLAND LAAKIIN LABADA KOOXOODBA TAARIIKH AHAAN WEEY KA ADAG TAHAY OO DHIBCAHA AYEY KA TIRSATAA XITAA KU SOO DAR QARANKA SPAIN.
 
BRAZIL WAXAA AAD UGA ADAG OO KA REEBAY KOBABKII UGU DANBEEYEY XULKA QARANKA FRANCE.
 
BAL FIIRI AQRISTOOW 1998-KII FRANCE BRAZIL FIINAALIHII 3-0 AYEEY U DHIIBTAY, WAXAA KU XIGAY WORLD CUP 2002 OO BRAZIL KA QAADAY GERMAY TAAS OO FRANCE KU HARTAY WAREEGII HORE MAR XULKA SENEGAL 1-0 UGA BADIYEEN TAAS OO HARITAANKA FRANCE BRAZIL FARXAD U AHEYD.
 
WAXAA KU XIGAY WORLD CUP 2006 OO LAGU QABTAY GERMANY 8-DA UGU DAMBEEYSAY MARKII UU SOO GAARAY XULKA BRAZIL WAXAA 1-0 KU REEBAY ISLA FRANCE.
SUŽAASHU WAXEEY TAHAY XULKII BRAZIL KA CABSAN JIRTAY DHULKA AYUU YAALAA(FRANCE)  EE CELIN DOONA SANAD KAAN DARBOOYINKA BRAZIL?
 
KULAMADII UGU DAMBEEYEY BRAZIL WAXA EEY XULKA MAROODIYAASHA AFRICA EE IVORY COAST UGA BADISAY 3-1, GOOLASHA WAXAA BRAZIL U KALA SAXIIXAY LUIZ FABIANO 2-GOOL, ELANO 1-GOOL, IVORY COAST WAXAA U SAXIIXAY HALKA GOOL LAACIB DROGBA.
 
KULAMADII KALE EE DHACAY AYAA WAXAA XULKA ITALY QOORTA U GASHAY OO 1-1 ISLA DHAAFI WAAYEEN XULKA NEWSILAND.
TALYAANIGA AYAA SANAD-KAAN AAD UGA TAALAA KA DIB MARKII MACALIN MARCELLO LIPPI KA SOO TAGAY CIYAAR YAHANO BADAN OO XUlKA KOR U QAADI LAHAA OO WELIBA LAGA CABSAN JIRAY.
 
DHANKA KALE PARAGWAY AYAA 2-0 ISKAGA REEBTAY XULKA SLOVAKIA.
 
 
FILO GOOR DHAW KALA IIBSIGA LAACIBIITA CAALAMKA OO MEEL SARE MARAYA & WARAR KALE OO KU SAABSAN MUCJISOOYINKA WORLD CUP 2010.
 
 
BY: Omar Ali Omar
Xiriiriyaha  sportiga
http://www.xiriiriye.com/
omarjuva9@hotmail.com

 

 
zinadin
Basket
yaa
Feedback
Qiso
spain2
final
Taariikh
robinho2
philip
arjen
yaya
auto
karton
suuqa
cole
hoyo
van
ikar
kaka
totti
turkiga
4
Mas
raul
mata
coach
jimmy
aguero
tartan
amir
an
cr
mofarah2
ag
cup
mb
Gerrard
ar
fifa
jaabir
gh
cf
dd
el
k
m
rk
ivan
diego
yb
deco
valencia
bilad
moscow
sp
cole
dublin
p
c
wr
peter
s
som
stefi
gool
sa
live
talo
3geesood
sansiro
cl
iq
sharci
nani
obama
keevin
mesut
ribery
ramo
wargeys
xaj
miki
cars
bayern
qasaaro
faalo
guul
rk
axad
rayi
vodka
david
carlos
ibra
alex
italy
neymar
jm
wahiba
qorituur
pele
frank
sky
sigaar
warar
hapy
forlan
bo
ceni
uk
been
knaan
saaxiibo
kalasaar
guul
dheel
euro2012
94
Halkaan waxaad kala socon kartaa heeso cusub (new songs) oo u badan heesaha cayaaraha.
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
 Chelsea
 Arsenal
 Manchester united
 Liverpool
 Manchester City
 Tottenham


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
 Inter
 Juventus
 Milan
 Roma
 Fiorentina
 Napoli


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
 Barcelona
 Real Madrid
 Valencia
 Sevilla
 Deportivo La Coruna
 Atletico Madrid


Heeso video ah

Xiriiriye.com