Mucjiso iyo La Yaabka Dunida. Wiil Yar oo madaxa ku socda
- Daawo video
Ciyaaryahan Zlatan Ibrahimovic oo noqday Xiddiga ugu Mucaaradnimada xoogan maslaxa ciyaaraha, Taageerayaasha Fc Barca, Juve & Inter Ma jecla Ibra
- Halkaan ka Daawo waxa eey ka sameeyeen Video
Weli ma aragtay Eeey Kushineeto sidii Beniaadamka camal u wata oo weliba la soo jiireen kara ?
- Halkaan ka Daawo Video
Maajaajilo Mr Bean oo af Reer waqooyi ku hadlaayo halkaan ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo Real Madrid oo Koobka Spain sidii Championka ineey qaaday camal ugu dalaabdegtay (Abaar Koob)
- Video
Halkaan ka Daawo Goolasha Serie A 2010/2011 Part 1
- Video
Man City & Yaya Toure oo Man Utd Dhulka la simay inta ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo Heesta Dhibaatada uu leeyahay Facebooka laga sameeyey
- Video
Soomaalida hadeey tagtay Wadamadii Ciyaaraha kubada cagta laga soo gaaray weli wexeey ka dhamaan la yihiin ku ciyaarista Saraawiisha lugaha dhaa sheer & Kabo la aan
- Video daawo yaabkaan
Halkaan ka daawo Waayeel Jaceyl dartiis Wiil yar isku badalay !
- Video
Halkaan ka daawo 15- Gool oo Top ah oo eey dhalinayaan Laacibiin caan ah
- Video ku raaxeeyso Golashaan
Inta ka Daawo Heesta Safar oo Buuraha la isla koray
- Video
Halkaan ka Daawo Xiddigii Ebid ugu nasiibka badnaa, Ciyaartiisii ugu horeesay oo safay ayuu Goolkii Sanadka dhaliyey
- Video Daawo
Halkaan ka Daawo Heesta Canab oo Jaceyl dartiis Cuntada lagu kor fakaray
- Daawo Mirahaan Caashaqa !
Eric Abidal oo noqday Xiddiga eey ugu jecel yihiin Ciyaartooyda & Taageerayaasha FC Barcelona
- Daawo Cadeenta !
Halkaan ka Daawo qaabka uu Eric Abidal u duceeysto una Difaaco kooxdiisa Fc Barcelona
- Video Murugo ah
Halkaan ka Daawo Ciyaartooyda Caalamka ugu Caansan xiligii eey Caruurta ahaayeen Qeybtii 4-aad
- Video
Laacibiinta Caalamka xiligii eey Caruurta ahaayeen halkaan ka Daawo Qeeybtii 2-aad
- Video
Mario Ballotelli oo mararka qaar eey Maskaxdiisa gadal gadaal u shaqeeyso
- Halkaan ka Daawo Qaabdarada uu sameenaayo
Halkaan ka Daawo Nin Mareeykan ah oo Af Soomaaliga si wanaagsan u bartay hadana la baxay magaca Jabriil !
- Daawo Video
Halkaan ka Daawo Wariyaha Tv-ga qaranka Japan oo Taageero isla qarin waayey ka dibna qeeylo ku dhaqaaqa
- Video
Hablaha ama Gabdhaha Soomaaliyeed oo la sheegay ineey Hablaha kale ee Qaarada Africa aad uga Qurux badan yihiin welib shaqo ka hela mar kasta xayeeysiinta Dharka
- Video Daawo dumarkeena Soomaaliyeed Quruxdooda
C.Ronaldo oo Ceejo dhakab ku siiyey xiddiga eey hada iskugu jecel yihiin Ciyaartooyda ee Marcelo & C.Ronaldo oo Qadariya Laacibiinta eey Dagaalka isku bartaan ka soo biloow xiligii W.Rooney !!
- Daawo Saqiir Suujintaan 1
Halkaan ka Daawo Xulka Qaranka Germany oo 1993-kii ka dib markii ugu horeeysay si Dirqi ah uga badiyey Xulka Qaranka Brazil !
- Video
Saqiir yar oo Cabista Sigaarka Iskoor cusub jabshay Inta ka Daawo yaabkaan
- Video
Gabar Soomaaliyeed oo Su´aal si toos ah u weeydiisay Madaxweeynaha Mareeykanka Mr. Barack Obama halkaan ka Daawo
- Video
Caasi waalidiinoow Xaal qaado. Halkaan ka Daawo dhalinta Yurub ku kortay sida eey Waalidkood uga inkaarsadaan !
- Video Tiiraanyo
Qixii iyo Kala cararkii Shabaab ku dhacay ka dib markii eey Mamnuuceen Ciyaaraha kubada Cagta Daawashadooda Hees lagu alifay Halkaan ka Daawo Cuqubaa qabsatay Sport Naceeybkooda
- Daawo Video
Halkaan ka Daawo Fc Barcelona Fc Porto ka qaaday Super-Kobaha Yurub 2011
- Video
Maxaad kala socota sida eey isku Jeclaayeen xiligii eey Caruurta ahaayeen Laacibiinta kala ah Cesc Fabregas iyo Gerald Pique : Inta ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo 11 Septembar Dhibkii dhacay iyo Dhiigii daatay
- Video
Halkaan ka Daawo Taageerayaasha Fenerbahce oo garoonkooda laga mabnuucay halka Dumarkii & Caruurtii loo ogolaaday eey soo xaadireen 46-kun oo Taageere ka dibna Garoonkii waxaa is qabsaday Qeeylo aan horay loo arag
- Video
Yaab : Ronaldinho oo Qalay Cristiano Ronaldo halkaan ka Daawo
- Video
Hooyada Dhashay Mesut Özil iyo Walaashiis sida eey ugu egyihiin halkaan ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo kooxaha Isku magaalada ah ee Ifka iskugu neceb iyo qaabka eey isku Jilaafeeyaan
- video
Wacdaraha & Mucjisooyinka Laacib Frank Bilal Ribery Halkaan ka Daawo
- Top Video
Halkaan ka Daawo kulan Xaraarad badan oo dhex maray Germany Vs Turkiga & Laacibiin Saaxiibo ahaa oo is jilaafay
- Video
Halkaan ka Daawo Qosolkaan C.Ronaldo oo Difaaca Qaranka Spain inta is dul saaray suu gambis ugu waday iyo Goolkii Sanadka oo uu dhali lahaa ayaa waxaa si qaab daran Hobseet uga galiyey Nani ka dibna Taageerayaasha C.Ronaldo wexeey Nani ku tilmaameen Stupid !!
- Video : Taageerayasha C.Ronaldo oo Nani Stupid ku tilmaamay !
Mucjisooyinka Caalamka : Halkaan ka Daawo Libaax si toos ah u Cunay Ninkii Xanaaneeyn jiray & Askar goobtii timid oo Libaaxii Xabad la dhacday !!
- Digniin :Ha isku Daawan hadaad ka nixi doonto !!
francesco Totti oo Horyaalka Talyaaniga ka dhaliyey in ka badan 201 Gools, Halkaan ka Daawo kuwii ugu wanaagsanaa !
- 201 Totti Goals
Halkaan ka daawo wiilka zidane enzo zidane oo wacdaro cusub la soo baxay iyo aabihiis oo markasta kor ka waardiyeeya
- video daawo
Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee serie A 2010/2011
- DAAWO VIDEO GOOLAL RAAXO AH !!
Halkaan ka daawo Goolashii horyaalka Ingririiska ugu Xaraarada badnaa 2010/2011
- Video ku Raaxeeyso from Xiriiriye
Halkaan ka Daawo Goolal Mucjiso ah qaasatan kuwa Biriqda ah oo uu dhalinaayo Robin Van Persie
- Video Daawo Goolasha Biriqda
Weeraryahan Luis Suarz oo Caalamka looga yaqaan Shaydaankii Qaniinyada halkaan ka Daawo Balaayada uu dhigay
- Vedeo Luis Suarez waa Xiddig jiran
Mararka qaar falalka uu ku kaco Weeraryahan W.Rooney Caruurta xitaa kuma fakaraan
- Daawo Video Ceebta uu dhigay W.Rooney
Yaab : Xiddigii Qaranka Italy ee dhanka Tartanka Mootooyinka Caalamka oo Taageerayaashiisa ka dalbaday ineey Websetkiisa cusub ku darsadaan Daqiiqado yar ka dibna si Live ah u geeriyooday
- DAAWO Marco SiImoncelli oo si Live ah u geeriyooday
Weli ma aragtay Odayaal Weekiyo Waayeel ah oo inta Ciyaar eey ka badiyeen Koox Dhalinyaro ah ka dib Bakoorado soo qaatay Ciyaartiina qanaday !!
- DOO XAYEEYSIIN TOP AH
Halkaan ka daawo Ujeedo xun
- video
Halaan ka Daawo C.Ronaldo Wiil uu abti i u yahay, Walaashiis iyo Eeeygisa
- video
Taageerayaasha Leo Messi oo C.Ronaldo ku tilmaamay sigaar yacab hubeeysan Halkaan ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo Goolashii ugu wanaagsanaa Uefa Champions League 2010/2011
- Muuqaa Video
C.Ronaldo & Leo Messiga cusub halkaan ka Daawo Mucjisada soo socota
- Video
Qosolkii ugu yaabka badnaa Calaamka >> Halkaan ka Daawo Niman Cadaan iyo Madoow ah oo Dadka waalay ka dib markii ay iskaga dhigeen ineey hal Ruux yihiin (Yaaab)
- Qosolkaan Daawo hadaad rabto inaad Madax Xanuunka iyo Xanaaqa iska iloowdid !!
Halkaan ka Daawo Laacibiin caan ah oo laga dhigay Dhirta ay ka baxdo Paastada loo yaqaan Nudel-ka Spaghetti
- Muuqaal Video
Weli ma daawatay Baashaalkii ugu kululaa ee Leo Messi iyo Lamaanihiisa? Inta ka Daawo Messi oo Qosol ka bixi la
- Video Baashaalkii Leo Messi
Taladii Toora Boora >> halkaan ka Daawo Ruwaayad Qosol badan oo Qaraxyada Shabaab laga sameeyey
- Video
Weeraryahanka Man City & Qaranka Argentina Sergio Aguero oo Wiilkiisa Benjamin Aguero isaga oo aad u yar ku bilaabay barista Darbooyinka kulul
- Daawo muuqaal Video
halkaan ka daawo muuqaal aad naxdin badan oo wariyaha Aljazeera uu ka soo diray dalka somalia gaar ahaan Muqdisho iyo nawaaxigeeda
- Video Naxdin iyo Murugo xambaarsan
Neymar oo lagu wado mustaqbalka dhan inuu ku biiro Real Madrid kana dhiciyo Barca iyo Messi oo iska bartay
- Daawo Video
Ninkii Taksiilaha ahaa muxuu sameeyey markii ay damceen Leo Messi iyo Mascherano ineey gaarigiisa ka degaan
- Daawo Yaabka Video-ga
Daawo Goolal aad u qurxoon
- Daawo Goolal aad u Qurux badan
Fc Barcelona oo qaaday Koobkii Qaaradaha > Daawo
- Daawo Barca oo qaaday Koobkii Qaaradaha
Daawo Wacdaraha Laacib Benzema
- Video
Daawo Pass-kii Waalida ee David Beckham
- Video
Giggs iyo Henry oo isku faanay, mexeey isku sameeyeen halkaan ka daawo
- Video
Fernando Torres muxuu ku soo kordhiyey Fc Chelsea? Aaway Lacagtii faraha badneed? Wuxuu ka bixi la yahay Xayeeysiin iyo Lacag aruursi kale Halkaan ka Daawo yaabkaan
- Video
Gambis aad u Xaraarad badan halkaan ka Daawo
- Video
Farxadii & Dabaaldegii Diyaarada Dusheeda >> Iniesta,Messi, Pique, Puyol iyo Xavi Hernandez DAAWO
- Video
Halkaan ka Daawo QosolkaanLaacibiinta ugu caansan Caalamka ma yaqaaniin Luuqada Engliash-ka
- Video Muuqaal
Daanyeer Caalamka ka yaabsaday Daawo yaabka uu sameenaya.
- Video Yaab Daawo
Maxaad kala socotaa Ciyaartooyda Caalamka ugu caansan iyo Gawaarida Shirkadaha eey kala xiiseeyaan? ,* Ku biiri Aqoontaada Sport,* + Warar kale oo News ah (Halkaan ka Daawo Laacibiinta & Gawaaridooda oo dhoor Muuqaal aan idin kaga soo xulnay !)
La Yaab : Jaceylka Gerard Pique & Shakira oo halkii ugu sareeyey gaaray (Daawo Muqaalo aan idiin soo xulnay) ,* Maxaa kala heeysta kulanka Champions League ee Caawa Raul United Vs Rooney United ?,* Maxaad kala socota Wayne Rooney oo Caawa markiisii 2-aad cagta saari doono Garoonkii loogu soo baxshay magaca "bad boy" & Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News (Halkaan Daawo)!!
La Yaab : Kooxda Fc Barcelona oo qarash xoogan ku bixisa Taakuleeynta Ciyaartooy Lugaha ka go´an oo laga keenay dalka Sierra Leona laguna xanaaneeyo Qeeyb ka mid ah la Masia oo ah halka Fc Barcelona Ciyaartooyda ka soo saarto. (Sidoo kale Halkaan ka Daawo Ciyaartooy badan oo laga keenay Qaarada Africa oo mar dhaw Fc Barcelona soo caan bixin doonto)
Saxaafada Turkiga " Cristiano Ronaldo waa Fulay Fulay dhalay wuxuuna ka beensheegay Nabadgalyada dalka Turkiga,, (Halkaan ka Daawo Cadeeynta Sababta eey inta badan Jaraaidyada ugu caansan dalka Turkiga Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ugu tilmaameen Fulay Fulay dhalay iyo Xiddig uu Cuqdad Nafsi Dilooday) !!
Sir Alex Ferguson oo Gacanta ku dhigay Guul-Sanad guuradiisii 25-aad ,*(Taariikhdiisa oo kooban ) Markii ugu horeeysay Taageerayaasha Man Utd oo Gobolo fog fog ka yimd & Old Trafford oo Boos banaan laga waayey ,* Kaptan Robin Van Persie oo dhaliyey Goolkiisii 8-aad ee Horyaalka Ingiriiska & Ciyaaryahan Yaya Toure oo kacsan . (Faaqidaada Horyaalka Premier-League Halkaan ka Daawo ) !!
Messi Da´baal waa yaqaan been dheh,* Messi Da´baal ma yaqaano sidoo kale Been dheh,* Leo Messi oo ku jira Ebid Raxaadii iyo Qosolkii Nolashiisa soo martay,* Messi ma Qoslo Been dheh (Halkaan ka Daawo War bixin Sir ah oo Xiriiriye.com uu soo helay iyo Taageerayaasha Cristiano Ronaldo oo markooda dharka ka dhigay Ceebna dusha ka saaray Laacib Leo Messi) !!
(25) Liiska Xiddigaha Farxada ee inta badan Garoomada uga baxa iyaga oo Qoslaya ama Faraxsan, Laacibiintaan waxaa yar ama aan la arag Dhibka eey u geeystaan Xiddigaha kale (Akhri Kooxaha eey u saftaan & Qaramada eey u dhasheen >> Qeeybtii 2-aad Baro Dhaqamada Laacibiinta Caalamka) !!
WACDARO CUSUB : Xiddigii badali lahaa Mustaqbalka dhaw Laacibiinta kala ah C.Ronaldo iyo Leo Messi oo Hawada soo galay,* ILIMAN NDIAYE isaga oo socda ayuu kubada Garbaha ku qaataa ,* Yaa Celin doono waaye in la Qalo mooyaanee? (Halkaan ka Daawo Mucjisadaan cusub oo Caalamka ugu hadal heeynta badneed ) !!!
LA YAAB : War uu Qoray Jaraaidka Caanka ah ee Tuttosport oo ka yaabisay Bahda Xiriiriye.com & Qisadaan oo noqotay tii ugu hadal heeynta badneed dalka Talyaaniga (TV-ga RAI ONO OO SII SHAAC BIXIYEY WARKAAN Daawo Sawirka Gudaha ) !!
BARNAAMISHKA KU BIIRI AQOONTAADA SPORT : Maxaad kala socotaa Ebid dhaawicii ugu xumaa oo Ciyaaryahan loo geeysto isaga oo Kubada wata? Xiddiga dhibkaan geeystay waxaa wanagsanaan leheed inuu Qori qaato ka dibna iska xaadiriyo goobaha Dagaaladu eey ka socdaan ee Caalamka !! (Halkaan ka Daawo muuqaalkaan Naxdinta badan hana isku furin hadaad Ciyaaraha kubada cagta Nici doontit)
Heeso iyo cayaaro video ah
Shakira Waka waka
-
Kow laba dheh kow
-
Knaan waving flag
-
Qaran dumay calanka saar
-
Knaan America live
-
Halkaan ka Daawo Laacibiinta caalamka oo Rigoore dhali kari waayey, waana Pepsi Cola ayeeysiin
- video
halkaan kala soco Ciyaartooyda islaamka ah ee salaada tukada
- video
Halkaan ka Daawo Libaax ilmihiisa Dameer faroow ku quudinaayi, iyo ilmihii oo caloosha Damer falowga ka dhex baxay
- Video
Yaab, Halkaan ka daawo Qaabka dadka ugu boodaan Eeyaha tababaran ee halista ah
- video
Halkaan ka daawo Ruwaayadii labo daran mid dooro Qeeybtii 1.aad
- video
Halkaan ka daawo Qeeybtii 2-aad ee Labo daran mid dooro
- video
Halkaan ka daawo Wacdaraha Luis Nani With Xiriiriye Music
- video
Inta ka Daawo 10.kii Gool ee World Cup ugu wanaagsaneyd With Xiriiriye Music
-
Halkaan ka daawo Hees World Cup 2010 ah oo Farxad & Murugo labadaba xambaarsan
- video
Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee LaacibSamuel Eto'o With Xiriiriye Music
- video
Halkaan ka daawo Wiil 5-sano jir ah oo Bahda kubada cagta ee Caalamka ka yaabsaday.
- video
Inta ka daawo Hees Macaan oo Africaan ah, waxaana la qaaday World Cup 2010
- video
Halkaan ka Daawo wacdaraha Cristiano uu la yimid Real Madrid
-
Inta ka dhageyso Heesta wardheer oo Dhaanka aan wax la iskula harin ah
-
Inta ka dhageyso Wardheer Dhaanto Party 2
- Video
Heesta Cida inta ka Daawo
- Video
Lionel Messi sida eey kooxda barcelona ugu hagar baxday yaraantiisii halkaan ka daawo
- video 2
Halkaan ka Daawo Laacibiin badan oo caan ah xiligii eey caruurta ahaayeen sida Rooney, Henry, Lampard, Ibrahimovic iwm
- Video
Nuucyada Gawaarida ugu qaalisan ee Ciaartoyda kala wataan halkaan ka Daawo
- Video
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
Chelsea
Arsenal
Manchester united
Liverpool
Manchester City
Tottenham
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
Inter
Juventus
Milan
Roma
Fiorentina
Napoli
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
Barcelona
Real Madrid
Valencia
Sevilla
Deportivo La Coruna
Atletico Madrid
Benjamin Aguero waa Wiil uu Awoowe u yahay Diego Armanda Maradona waxaana dhalay Weeraryahanka Man City & Qaranka Argentina Sergio Kun Agüero (Halkaan ka Daawo Wiilkaan oo aad u da´yar iyo Darbooyin kulul oo la baray) .
Mid ka mid ah Xiddigaha ugu caansan Ciyaarta kubada Cagta oo Sanad kasta taga Xajka & Xiddigaan oo dhawaan Islaamay ayaa waxa uu dhibsaday xiliga uu Tukanaayo Dadka Xajka dhexdiisa Sawirada la daba kaca (Halkaan ka Daawo)
Maxaad kala socotaa Taariikhda Horyaalka Talyaaniga ee Serie A ?, Yaa loogu jecel yahay gudaha dalkaas? Ku biiri Aqoontaada Sport.(Halkaan ka Daawo Goolashii ugu dambeeyey kuwii ugu Wanaagsanaa) !!!
LA YAAB : Mesut Özil " Mar dambe ma dhici doonto ineey i Ceebeeyso Walaasheey Nese waxaana arintaas kala hadlay Hooyo Gulizar (Halkaan ka Daawo Arinta Mesut Özil ka xanaajisay & Walaashiis oo Laf Dhuun gashay ku noqotay ka dib markii eey ka faaideeysteen Saxaafada Ciyaal Suuqiinta ah) !!
Lionel Messi oo qaaday Abaal marinta Laacibka ugu wanaagsan Qaarada Yurub,*Aqri Magacyada 10-ka Ciyaaryahan ee Cod bixinta ama Tartanka ka qeeyb gashay,*Falaqeeynta iyo awooda kooxaha Champions League ee isku dhacay ,* Emmanuel Adebayor oo ku biiray kooxda Tottenham ,* Kulan adag oo Caawa eey Hilfaha isku qaadi doonaan Super-Koobka Kooxaha Fc Barcelona vs Fc Porto (World Sport News iyo War Gelin muhiim ah)
Maxaad kala socotaa Taariikhda Horyaalka La Liga ee dalka Spain? Ku biiri Aqoontaada Sport (Halkaan ka Daawo Goolasha LA LIGA Kuwii ugu Wanaagsanaa) !!!
LA YAAB : Mesut Mustafa Özil "Bisha Ramadaan hal maalin igama fakan,dagaalkii na dhex maray aniga iyo David Villa 100% wuu iga qaldanaa !! (Wareeysi By SPORT1.de) iyo Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News !!
Home
Sports
Nagalaxiriir
SiiSiiSomband
2011
Bye2011
2012
Naceeyb1
RonaldoRiyo1
Xiriiriye.com