Qabiirkii Qadka dhexe Mr.Frank Lampard oo soo rogaal celiyey,* Xiddiga reer Holland Rafael Van Der Vaart oo iska bartay Naadiga Arsenal,* Maamulka Inter Milan oo Garoonkooda Caay kaga saaray Garsoorihii hayey Inter Vs Napoli ( Faaqidaada Horyaalada Italy ,England iyo Germany Qeeybtii 1-aad) !!
***
Horyaalka Talyaaniga ee Serie A-ga oo la ciyaaray kulankiisii 5-aad kooxda Napoli wexeey meel ku soo xirtay Faankii lagu deg degay ee Macalinka kooxda Inter Claudio Ranieri. Inter oo dhwaan soo iibsatay Macalin Claudio Ranieri xiligii uu yimid durbadiiba waxa uu badiyey kulamo muhiim ahaa sida kulankii Bologna iyo kii Champions League ee ZSKA Moscow.
Napoli Inter oo Gurigeeda ku ciyaareeysa wexeey ku soo garaacday 0-3 wexeeyna Ciyaarta eheed mid Jilaafo iyo Sabaaxad raaxada la iskaga qaaday. Ciyaarta waxaa Alabiitare ama Garsoore ka ahaa Gianlucca Rocchi oo inta badan Taageerayaasha Inter ku eedeeyaan inuu yahay Taageere Ac Milan.
Boss-ka Inter Milan Mr.Massimo Moratti waxa uu wacad ku maray inuu Garsoore Gianlucca Rocchi dib dambe u qaban doonin Ciyaar ame Game eey dheeleeyso kooxda Inter. Macalinka cusub ee Inter Mr. Claudio Ranieri ayaa warbaahinta horteeda xishood la´aan ku yiri sidan : Gianlucca Rocchi waa Qurun umana Qalmo Garsoore in la yiraahdo (Vai A Fankulo/Waafaankuulo) ,,
Hadii Daacad ahaan la fiiriyo Garsoore Gianlucca Rocchi Ciyaartii Inter Vs Napoli waxa uu sameeyey Qaladaad aad u fara badan.
Inter waxaa Rooso laga siiyey Joel Obi Daqiiqadii 41-aad. Sadexda Gool Napoli waxaa u kala saxiixay Hugo Campagnaro, Christian Maggio (57.) iyo Marek Hamsik (75.)
Halkaan ka Daawo Ciyaarta http://www.youtube.com/watch?v=5o7EJwTOSKA . Jaraaidka ugu caansan dalka Talyaaniga ee lagu magacaabo Gazzetta dello Sport mar maanta ka sheekeenayey kulankii Inter Vs Napoli waxa uu Ciyaartaan ciwaan uga dhigay sidan : "Mamma mia Napoli oo kooxaha waa weeyn ee Ac Milan & Inter Milan min 3-Gool ku garaacday,,
As Roma wexeey 3-1 kaga badisay kooxda Atalanta waxaana Goolasha u kala saxiixay Bojan Krkic oo xili ciyaareedkaan ka yimid dhanka kooxda Fc Barcelona (Daqiiqadii 20-aad), Osvaldo Daqiiqadii 31-aad iyo Simplicio Daqiiqadii 81-aad.
*** Xiddiga kooxda Juventus Alessandro del Piero mar uu la hadlayey Saxaafada waxa uu kulanka Caawa dhex mari doona kooxaha Juventus vs Ac Milan ka yiri sidan " Hadii Garoonkeena cusub eey soo Camiraan Taageerayasha Juventus ka dibna Sacab nagu caawiyaan waxaa balan ah inaan Ac Milan garaaci doono,,
KOOXAHA HORYAALKA TALYAANIGA AYAA KULAMADII GALABTA WEXEEY KU KALA BEXEEN NATIIJOOYINKAAN :
| 01.10. |
18:00 |
AS Roma |
3:1 |
Atalanta Bergamo |
| 01.10. |
20:45 |
Inter Milan |
0:3 |
SSC Napoli |
| 02.10. |
12:30 |
Novara Calcio |
3:3 |
Catania Calcio |
| 02.10. |
15:00 |
AC Cesena |
0:0 |
AC Chievo |
| 02.10. |
15:00 |
Udinese Calcio |
2:0 |
FC Bologna |
| 02.10. |
15:00 |
FC Parma |
3:1 |
CFC Genoa |
| 02.10. |
15:00 |
US Palermo |
2:0 |
AC Siena |
| 02.10. |
15:00 |
US Lecce |
0:2 |
Cagliari Calcio |
| 02.10. |
15:00 |
AC Fiorentina |
1:2 |
Lazio |
| 02.10. |
20:45 |
Juventus |
-:- |
AC Milan |
HORYAALKA SERIE A WAXAA LOO KALA HOREEYAA QAABKAAN IN KASTOO KOOXAHA JUVENTUS IYO AC MILAN KULAN U HARSAN YAHAY :
| 1 |
Udinese Calcio |
5 |
3 |
2 |
0 |
7:1 |
6 |
11 |
| 2 |
SSC Napoli |
5 |
3 |
1 |
1 |
9:3 |
6 |
10 |
| 3 |
US Palermo |
5 |
3 |
1 |
1 |
9:6 |
3 |
10 |
| 4 |
Cagliari Calcio |
5 |
3 |
1 |
1 |
8:5 |
3 |
10 |
| 5 |
Juventus |
4 |
2 |
2 |
0 |
7:3 |
4 |
8 |
| 6 |
AS Roma |
5 |
2 |
2 |
1 |
6:4 |
2 |
8 |
| 7 |
Lazio |
5 |
2 |
2 |
1 |
7:6 |
1 |
8 |
| 8 |
AC Chievo |
5 |
2 |
2 |
1 |
6:5 |
1 |
8 |
| 9 |
AC Fiorentina |
5 |
2 |
1 |
2 |
6:4 |
2 |
7 |
| 10 |
CFC Genoa |
5 |
2 |
1 |
2 |
9:8 |
1 |
7 |
| 11 |
Catania Calcio |
5 |
1 |
3 |
1 |
5:7 |
-2 |
6 |
| 12 |
FC Parma |
5 |
2 |
0 |
3 |
6:10 |
-4 |
6 |
| 13 |
Novara Calcio |
5 |
1 |
2 |
2 |
10:10 |
0 |
5 |
| 14 |
AC Siena |
5 |
1 |
2 |
2 |
4:4 |
0 |
5 |
| 15 |
AC Milan |
4 |
1 |
2 |
1 |
5:6 |
-1 |
5 |
| 16 |
Atalanta Bergamo |
5 |
3 |
1 |
1 |
8:7 |
1 |
4 |
| 17 |
Inter Milan |
5 |
1 |
1 |
3 |
7:11 |
-4 |
4 |
| 18 |
US Lecce |
5 |
1 |
0 |
4 |
3:9 |
-6 |
3 |
| 19 |
AC Cesena |
5 |
0 |
1 |
4 |
2:7 |
-5 |
1 |
| 20 |
FC Bologna |
5 |
0 |
1 |
4 |
2:10 |
-8 |
1 |
***Horyaalka Ingiriiska ee The Premier League o la ciyaaray kulankiisii 7-aad waxaa dhamaan Guulo muhiim ah gaaray kooxaha waa weeyn marka laga reebo Fc Arsenal oo 2-1 Tottenham ku soo garaacday.
Labada gool ee Fc Arsenal looga badiyey waxaa Tottenham u kala saxiixay Ciyaartooyda kala ah Xiddiga reer Holland oo Fc Arsenal iska bartay Rafael van der Vaart (40.) iyo Kyle Walker (73.). Goolka Arsenal waxaa ku tuurtay Laacib Aaron Ramsey (51.) .
Fiiro gaar ah : Halkaas waxaa ku baaqday Dabaaldegii iyo Hamigii Macalinka Fc Arsenal Mr.Arsene Wenger oo maanta u dabaal degi lahaa Sanad-guuradiisii 15-aad ee intii uu la joogay Naadiga Fc Arsenal (15-Sano).
*** Rugcadagii nastay soo Rogaal celi, Wakiilka Qadka dhexe ee Qaranka Ingiriiska iyo Fc Chelsea Mr.Frank Lampard oo Bolton dhulka la simay. Chelsea oo Bolton kaga soo badisay 1-5 waxaa 3-goolashaas ka mid ah u saxiixay Frank Lampard Daqiiqadihii (15., 27 iyo 59.) labada gool ee kala waxaa raacsaday Daniel Sturridge (daqiiqadii 2-aad iyo 25-aad).Qabiir Lampard wuxuu kulamadii ugu dambeeyey daris la noqday Shabaqa cid kasta oo Fc Chelsea ka hor timaada.
***Kooxda Shayaadiinta cas cas ee Manchester United oo ma harto noqotay Iimaanyook-na ku riday Man City oo mar uun rabto ineey Hogaanka Horyaalka Ingiriiska qabato wexeey 2-0 kaga badisay Norwich City. Goolasha ManU waxaa u kala saxiixay Anderson (68.) iyo Xiddiga kacsan maalmahaan waa Danny Welbeck (87.).
Man City oo iyada qudheeda ma harto iyo Laf dhuun gashay ku noqotay Dariskeeda Man Utd (The Red Devils) wexeey Manchester City Blackburn Rovers ku soo garaacday 0-4. Goolasha Manchester City waxaa kala saxiixay Laacibiinta kala ah Adam Johnson (56.), Mario Balotelli (59.), Samir Nasri (73.) iyo Stefan Savic (87.)
*** Kooxda The Reds Fc Liverpool wexeey ka xishoon weeysay Yaraankeeda ama Dariskeeda Fc Everton. Fc Liverpool & Fc Everton oo isku magaalo ka dhisan wexeey ciyaareen inta Taariikhda Horyaalka Ingiriiska la ogyahay kulankii 216-aad.
Kulanka Fc Liverpool vs Fc Everton waxaa horyaalka England looga yaqaan sidan : (Merseyside-Derby) Ciyaartaan oo eheed mid adag waxaa 2-0 lagu suul daaray Everton waxaana goolashaas muhiimka ah u kala saxiixay Fc Liverpool Laacibiinta kala ah Andy Carroll (71.) iyo Luis Suarez (82.). Everton oo nasiibka uu ka hiiliyey waxaa Rooso laga siiyey Ciyaaryahan Jack Rodwell Daqiiqadii 23-aad.
HORYAALKA ENGLAND KOOXAHA WEXEEY ISBUUCAAN ISKU MACSALAAMEEYEEN QAABKAAN :
|
| 01.10. |
13:45 |
FC Everton |
0:2 |
FC Liverpool |
| 01.10. |
16:00 |
Aston Villa |
2:0 |
Wigan Athletic |
| 01.10. |
16:00 |
AFC Sunderland |
2:2 |
West Bromwich |
| 01.10. |
16:00 |
Manchester United |
2:0 |
Norwich City |
| 01.10. |
16:00 |
Blackburn Rovers |
0:4 |
Manchester City |
| 01.10. |
16:00 |
Wolverhampton |
1:2 |
Newcastle United |
| 02.10. |
14:30 |
Bolton Wanderers |
1:5 |
FC Chelsea |
| 02.10. |
16:00 |
FC Fulham |
6:0 |
Queens Park Rang. |
| 02.10. |
16:00 |
Swansea City |
2:0 |
Stoke City |
| 02.10. |
17:00 |
Tottenham Hotspur |
2:1 |
FC Arsenal | |
HORYAALKA INGIRIISKA WAXAA LOO KALA HOREEYAA OO DHIBCAHA SI XAQ AH LOOGU KALA YEESHAY SIDAN :
| 1 |
Manchester United |
7 |
6 |
1 |
0 |
24:5 |
19 |
19 |
| 2 |
Manchester City |
7 |
6 |
1 |
0 |
23:5 |
18 |
19 |
| 3 |
FC Chelsea |
7 |
5 |
1 |
1 |
17:8 |
9 |
16 |
| 4 |
Newcastle United |
7 |
4 |
3 |
0 |
9:4 |
5 |
15 |
| 5 |
FC Liverpool |
7 |
4 |
1 |
2 |
10:8 |
2 |
13 |
| 6 |
Tottenham Hotspur |
6 |
4 |
0 |
2 |
11:10 |
1 |
12 |
| 7 |
Aston Villa |
7 |
2 |
5 |
0 |
9:5 |
4 |
11 |
| 8 |
Stoke City |
7 |
2 |
3 |
2 |
4:8 |
-4 |
9 |
| 9 |
Norwich City |
7 |
2 |
2 |
3 |
7:10 |
-3 |
8 |
| 10 |
Swansea City |
7 |
2 |
2 |
3 |
6:9 |
-3 |
8 |
| 11 |
Queens Park Rang. |
7 |
2 |
2 |
3 |
5:13 |
-8 |
8 |
| 12 |
FC Fulham |
7 |
1 |
4 |
2 |
10:7 |
3 |
7 |
| 13 |
FC Everton |
6 |
2 |
1 |
3 |
6:8 |
-2 |
7 |
| 14 |
Wolverhampton |
7 |
2 |
1 |
4 |
6:10 |
-4 |
7 |
| 15 |
FC Arsenal |
7 |
2 |
1 |
4 |
10:16 |
-6 |
7 |
| 16 |
AFC Sunderland |
7 |
1 |
3 |
3 |
9:8 |
1 |
6 |
| 17 |
West Bromwich |
7 |
1 |
2 |
4 |
5:10 |
-5 |
5 |
| 18 |
Wigan Athletic |
7 |
1 |
2 |
4 |
5:11 |
-6 |
5 |
| 19 |
Blackburn Rovers |
7 |
1 |
1 |
5 |
8:17 |
-9 |
4 |
| 20 |
Bolton Wanderers |
7 |
1 |
0 |
6 |
9:21 |
-12 |
3 |
*** Horyaalka Bundesligaha Germany waxaa Bareega loo qabtay oo Bareejo 0-0 ah loo dhiibay Bilal Ribery iyo kooxdiisa Fc Bayern Munchen oo mudooyinkaan dambe Guulo daris la noqday. Bayer oo aaday Guriga kooxda Hoffenheim wexeey ku soo kala bexeen 0-0 . kooxda Hoffenheim waxaa dhanka weerarka ka caawiyo Weeraryahankii hore ee kooxda Fc Liverpool Ryan Guno Babel oo sidoo kale u ciyaara Qaranka Holland.
Kooxda Fc Schalke kulankii maanta wexeey guri kale ku soo garaacday Naadiga Hambrug (1-2). Goolasha Fc Schalke waxaa u wada dhaliyey weeraryahanka Qaranka Holland Klaas-Jan Huntelaar (Daqiiqadihii 13-aad iyo 73-aad) .
HORYAALKA GERMANY KOOXAHA WEXEEY ISBUUCAAN DHIBCAHA KU KALA TIRSADEEN QAABKAAN HOOSE:
| Kaiserslautern |
Stuttgart |
0:2 |
| Sabdi: |
| Hoffenheim |
Bayern München |
0:0 |
| Freiburg |
Mönchengladbach |
1:0 |
| Nürnberg |
Mainz |
3:3 |
| Dortmund |
Augsburg |
4:0 |
| Leverkusen |
Wolfsburg |
3:1 |
| Hertha BSC |
Köln |
3:0 |
| Axad: |
| Hannover |
Bremen |
3:2 |
| Hamburger SV |
Schalke |
1:2 |
HORYAALKA BUNDESLIGAHA JARMALKA WAXAA LOO KALA HOREEYAA SIDAN:
| 1. |
FC Bayern München |
8 |
6 |
1 |
1 |
21:1 |
19 |
| 2. |
Werder Bremen |
8 |
5 |
1 |
2 |
16:10 |
16 |
| 3. |
Borussia Mönchengladbach |
8 |
5 |
1 |
2 |
9:4 |
16 |
| 4. |
FC Schalke 04 |
8 |
5 |
0 |
3 |
17:13 |
15 |
| 5. |
Hannover 96 |
8 |
4 |
3 |
1 |
11:10 |
15 |
| 6. |
Borussia Dortmund |
8 |
4 |
1 |
3 |
13:7 |
13 |
| 7. |
VfB Stuttgart |
8 |
4 |
1 |
3 |
12:6 |
13 |
| 8. |
1899 Hoffenheim |
8 |
4 |
1 |
3 |
12:7 |
13 |
| 9. |
Bayer 04 Leverkusen |
8 |
4 |
1 |
3 |
10:11 |
13 |
| 10. |
Hertha BSC Berlin |
8 |
3 |
3 |
2 |
12:9 |
12 |
| 11. |
1. FC Nürnberg |
8 |
3 |
2 |
3 |
9:10 |
11 |
| 12. |
1. FC Köln |
8 |
3 |
1 |
4 |
13:18 |
10 |
| 13. |
VfL Wolfsburg |
8 |
3 |
0 |
5 |
9:15 |
9 |
| 14. |
1. FSV Mainz 05 |
8 |
2 |
2 |
4 |
12:18 |
8 |
| 15. |
SC Freiburg |
8 |
2 |
1 |
5 |
13:22 |
7 |
| 16. |
1. FC Kaiserslautern |
8 |
1 |
2 |
5 |
5:12 |
5 |
| 17. |
FC Augsburg |
8 |
0 |
4 |
4 |
6:16 |
4 |
| 18. |
Hamburger SV |
8 |
1 |
1 |
6 |
9:20 |
4 |
FILO GOOR DHAW FAAQIDAADA HORYAALKA SPAIN IYO KULANKA ADAG EE JUVENTUS VS AC MILAN !!