LA YAAB : Alloow ha na Ceebeeyn, Weeraryahan Wayne Mark Rooney oo mararka qaar Dabaalnimadiisa eey sababto inuu Adduunka oo dhan ku kaco (Gudaha ka Daawo Ceebta uu dhigay),* Taageerayaasha kooxaha Manchester City, Fc Arsenal, Fc Chelsea, Tottenham, Fc Everton iyo Aston Villa Mexeey ku tilmaameen? Man Utd & magaalada Liverpool oo laga Amaanay (Daawo oo Akhri Warar Top ah oo Tarjuman) !!
Qasaaradii iyo Ceebtii ugu weeyneed ayaa qabsatay Weeraryahanka Qaranka England iyo kooxda Manchester Utd Wayne Mark Rooney oo Xanaaq dartiis Bareega ama Fariinka goostay.
Hadal heeynta ugu badan ee Saxaafada Caalamka waxa eey noqotay Ceebtii uu dhigay Wayne Rooney kulankii Montenegro Vs England (2-2).
Difaaca Qaranka Montenegro Miodrag Dzudovic oo Rooney kubada ka farsameeystay ka dibna kala tagay ayuu Rooney inta is celin waayey waxa uu faradur ama Haraanti Cir & Dhul ah daba dhigay Ciyaaryahan Miodrag Dzudovic oo Garoonka laga dhex qaaday isaga oo Qeeylinaya xanuun dartiis.
Wayne Mark Rooney oo isla markiiba uu Alabiitarihii ciyaarta ( Wolfgang Stark,Germany) siiyey Rooso afgelis ah oo aan ka hadal laheeyn ayaa hada dhibka ugu weeyn waxa uu ka yimid Xiriirka kubada cagta ee Qaarada Yurub oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan (UEFA) kuwaas oo Wayne Rooney ka mabnuucay inuu safto 3-da kulan ee ugu muhiimsan koobka Qaramada Yurub (Euro 2012 Poland & Ukraine).
Macalinka Qaranka England Mr.Fabio Capello waxa uu sheegay inuu maalmihii ugu dambeeyey uu ka shakisnaa habdhaqanka Weeraryahan Wayne Mark Rooney wuxuuna sheegay inuu ku arkay Xanaaq fara badan. Mr.Fabio Capello ayaa lagu wadaa inuu ku buuxiyo Booska laga Ganaaxay Rooney Laacibiin eey ka mid yihiin Darren Bent (Aston Villa), Andy Carroll (Fc Liverpool), Danny Wellbeck (Manchester United) ama Jermain Defoe (Tottenham).
Kaptanka Qaranka England iyo kooxda Fc Chelsea John Terry isaga oo Skysport la hadlayey wuxuu si toos ah u difaacay Wayne Rooney wuxuuna yiri sidan " Dhibka uu geeystay Rooney wuxuu ahaa mid qoran laakiin yaan Xisaabta laga bixin in Rooney la´aantiis uusan maanta Qaranka England soo gaari laheeyn halka eey taagan yihiin ee (Euro 2012),,
Wayne Mark Rooney koobkii Qaramada Yurub ee 2004 wuxuu qaatay Rooso mar uu la dagaalay Saaxiibkiisii hore Cristiano Ronaldo oo xiligaas eey ka wada tirsanaayeen kooxda Man Utd. World Cup 2006-kii wuxuu mar kale Rooso ka qaatay Ciyaar dhex martay Qaranka England (Three Lions) iyo xulaka Portugal. Koobkii Adduunka ee ugu dambeeyey waa World Cup 2010 oo lagu qabtay dalka South Africa waxa uu sameeyey qaladaad fara badan waxaana 0-0 ku qabatay AlJeeriya xiligaas oo uu Rooney caay fara badan iyo hanjabaad ka musteeysay Taageerayaasha Xulka England.
Fadeexadaan cusub ee uu ku kacay Ciyaaryahan Wayne Mark Rooney iyo ganaaxa ka yimid UEFA ayaa waxa uu soo dadajiyey in Caaydii & Aflagaadadii ebid ugu xumeed la soo dhigo Home-peejka Taageerayaasha kooxaha Manchester City, Fc Arsenal, Fc Chelsea, Tottenham, Fc Everton iyo Aston Villa kuwaas oo ku tilmaamay Xiddigaan Animal, Crazy, Stupid, Baffling & Dirty Man.
Ilaa hada Taageerayaasha Difaacay Qaladka qaawan ee Weeraryahan Wayne Mark Rooney ayaa wexeey kala yihiin Teegaarayaasha kooxda The Red Devils (Man Utd) iyo Taageerayaal kale oo ka soo jeeda magaalada Liverpool halkaas oo ah meeshii uu ku dhashay Xiddigaan. (Rooney wuxuu ku dhashay 24-kii Bishii Oktoobar Sanadkii 1985-kii Magaalada Liverpool).
Wayne Mark Rooney waa 25-jir waana Laacib Darbooyinkiisa kulul eey ka qeeyliyeen Goolhayaasha kooxaha ama Qaramada balse waxaa wanaagaas qariyey Xanaaqiisa tirada badan ee marba meel u jiheeya kana dhigay Xiddig meel kasta lagu Jaaifeeyo.
Halkaan ka Daawo Balaayada uu dhigay iyo Haraantidaan oo lagu sheegay ineey la mid eheed mida eey Gamaan Geela iyo Dameeraha >>> http://www.youtube.com/watch?v=7OwS2LpIn14 .
By.Cumar Sii Sii Xiriiriye.com,
Xarunta Ciyaaraha iyo Mucjisooyinka Caalamka .
omarinnho@hotmail.com .
#
Wayne Rooney hat am Donnerstag für seinen Ausraster im EM-Qualifikationsspiel zwischen England und Montenegro von der UEFA die saftige Rechnung präsentiert bekommen. Nach dem Tritt gegen Verteidiger Miodrag Dzudovic und seinem darauf folgenden Platzverweis fasste der englische Starstürmer eine Sperre von drei Spielen aus.
Die Hoffnung der Engländer auf eine milde Strafe blieb damit unerfüllt. Da die ?Three Lions" bis zum Start der EM 2012 in Polen und der Ukraine kein Pflichtspiel mehr bestreiten werden, ist dieses Urteil auf jeden Fall ein extrem bitterer Rückschlag bezüglich der Titelambitionen. Sollte die Sperre in dieser Höhe aufrecht bleiben, würde Rooney nämlich alle drei Gruppenspiele bei der Endrunde verpassen.
FA kann Einspruch einlegen
Der englische Verband (FA) kann aber innerhalb von drei Tagen Einspruch einlegen. Ob der Verband von dieser Möglichkeit auch Gebrauch macht, war am Donnerstagabend noch nicht fix. Die FA wollte zuerst die Begründung der UEFA abwarten und die Sache intern beraten. Eine endgültige Entscheidung in dieser Causa soll dann spätestens bis zur Auslosung der EM-Gruppen am 2. Dezember in Kiew fallen.
Die Fürsprache des deutschen Schiedsrichters Wolfgang Stark (?Er hat meine Entscheidung ohne Aufregung und Kritik akzeptiert") und ein Entschuldigungsbrief des Übeltäters nutzten aber schon beim ersten Mal nichts. Außerdem gilt der 25-Jährige als Wiederholungstäter. Im WM-Viertelfinale 2006 hatte er gegen Portugal die Rote Karte gesehen, bei der WM 2010 in Südafrika nach der Nullnummer gegen Algerien vor laufender Kamera die englischen Fans beschimpft.
Rooneys EM-Teilnahme steht infrage
Rooney selbst muss nun sogar um seinen Stammplatz im Nationalteam bangen. Sollte die Strafe bestehen bleiben, wird Trainer Fabio Capello entscheiden müssen, ob er Rooney überhaupt für die EM nominiert. Dort wäre er erst vom Viertelfinale an wieder spielberechtigt. Bereits zuvor hatte Capello angekündigt, den Stürmer von Manchester United in den Testspielen vor der EM nicht von Beginn an zu berücksichtigen.
?Ich muss für die Spiele planen, in denen Rooney gesperrt sein wird", hatte Capello schon vor dem UEFA-Urteil angekündigt und ergänzt: ?Wenn wir diese Lösung gefunden haben, muss Wayne an sich arbeiten, um in die Startelf zurückzukommen." Der Italiener hat auf jeden Fall im Angriff jede Menge Alternativen. Darren Bent (Aston Villa), Andy Carroll (Liverpool), Danny Wellbeck (Manchester United) oder Jermain Defoe (Tottenham) sind nur einige Namen.
Von der Presse abgewatscht
Noch bevor das Urteil feststand, war Rooney von der englischen Presse ordentlich abgewatscht worden. ?Looney Rooney" (?der verrückte Rooney"), ?Vollidiot", ?vom Teufel besessen" - das waren die wenig schmeichelhaften Bezeichnungen für den Stürmer. Sogar Nationaltrainer Fabio Capello forderte eine Entschuldigung von seinem Stürmerstar für die Unbeherrschtheit in Podgorica.
?Wild Wayne" soll sich noch in der Kabine bei seinen Kollegen entschuldigt haben, die sich danach vor ihn stellten - allen voran Kapitän John Terry, der selbst mit außerehelichen Affären schon einmal für Aufregung in England sorgte. ?Ohne Wayne wären wir nicht dort, wo wir jetzt stehen. Ich kann nur hoffen, dass er nun nicht zu hart kritisiert wird", hoffte der Chelsea-Abwehrchef allerdings umsonst auf Gnade von Presse und UEFA.