Wayne Rooney : ?Addunka waxaan ugu Necbahay Joornaalistayaasha Sakhajaaniyiinta ah ee gadaal iga Sawiro anoo Sawir diyaar u aheyn"
Weeraryahanka xulka England iyo Kooxda Man Utd ee horyaalka Ingiriiska Wayne Rooney ayaa caro iyo xanaaq baaxad weyn kala kor dhacay waxa uu ku sheegay Joornaalisteyaal uu la yaabay oo mar kasta gadaal ka sawira isaga oo Sawir diyaar u aheyn.
Rooney oo wareeysi dheer siiyey Zdf Sport 1 ayaa waxa u Xanaaqa iyo qaladaadka joogtada ah korka ka saaray kuwa Kaamiristayaasha isaga la raadsada Sawirada uu ku tilmaamay Sharci darada.
Wayne Rooney iyo Diego Armanda Maradona oo kulmay ayaa wareysigan oo Tarjuman beri so toos ah idinkugu soo gudbin doonaa haduu alle raali ka noqdo.
Maradona iyo Rooney ayaa waxa eey ka hadleen oo sax ku tilmaameen eedeymo loo soo jeediyey labadooda weliba la sheegay ineey meelo badan isku mid ka yihin sida xanaaqa dhaw iyo Kamera laga tuuro ama laga damiyo Joornalistayaasha.
Filo Goor dhaw wareysigaan oo aad u dheer dhanka kalena xiiso gooni ah lahaa.