 |
|
 |
WorldSport979 |
 |

Man Utd & Man City oo kala hari la,* Juventus oo Guul cajiib ah ku biloowday Garoonkeeda cusub,* As Roma oo Guuldaro lagu iftaxay,* Barcelona oo Bareega loo qabtay & Real Madrid oo 2-kulan 10 Gool dhalisay,* Frank Ribery & Mario Gomez oo awooda Fc Bayern Munchen banaanka soo dhigay (Halkaan ka Daawo kulamadii dhacay iyo Qeeybtii 2-aad ee Faaqidaada Horyaalada). Horyaalka Ingiriiska oo kulankiisii 4-aad la ciyaaray waxaa weli isku kooleeysan oo kala hari la labada kooxeed ee isku magaalada ah waa Man Utd & Man City. Manchester Utd wexeey 0-5 ku soo qararamsatay kooxda Bolton Wanderers . Goolasha Man Utd waxaa ku baashaalay oo kala dhaliyey Javier Hernandez (5., 58.) iyo Wayne Rooney (20., 25., 68.) . Shayaadiinta Cas Cas (Manchester United ) Afartii kulan ee horyaalka Premier League weey wada badiyeen oo waxaa ilaa hada laga dhaliyey 3-gool oo kaliyah halka eey ka dhaliyeen 18-gool. Halkaan ka Daawo Wareeysi Rooney & Hernandez oo farxad la joogi la http://www.youtube.com/watch?v=IFQ0xzi-KZo Kooxda Lacagta Jeebabka ku sidata ee Man City weli isma dhiibin oo kama harin Man Utd wexeeyna sidoo kale badiyeen markoodii 4-aad. Manchester City Wigan ayeey ku bar baratay ugana badisay 3-0. Goolasha waxaa u wada dhaliyey Wiilka qaba Gaba Diego Armada Maradona waa Ciyaaryahan Kun Sergio Aguero Daqiiqadihii (13., 63., 69.). Laacibiinta Fc Chelsea wexeey dhibcaha guri kale uga soo tirsadeen Fc Sunderland oo xili ciyaareedkaan si weeyn isku soo qalabeeysay. Chelsea oo 1-2 ku soo badisay waxaa goolasha u kala saxiixay John Terry (18.) iyo Daniel Sturridge (51.) Stoke City wexeey Isbaaro u dhigatay Fc Liverpool oo eey 1-0 ku suul daareen . The Guenners (FC Arsenal) guushii ugu horeeysay ee Premier League wexeey 1-0 dhibcaha kaga tirsadeen Fc Swansea waxaana goolka u saxiixay Xiddiga Qaranka Russia Andrey Arschavin. KOOXAHA HORYAALKA ENGLAND AYAA SIDAAN DHIBCAHA KU KALA TIRSADAY :
| 10.09. |
16:00 |
FC Arsenal |
1:0 |
Swansea City |
| 10.09. |
16:00 |
AFC Sunderland |
1:2 |
FC Chelsea |
| 10.09. |
16:00 |
Stoke City |
1:0 |
FC Liverpool |
| 10.09. |
16:00 |
Wolverhampton |
0:2 |
Tottenham Hotspur |
| 10.09. |
16:00 |
Manchester City |
3:0 |
Wigan Athletic |
| 10.09. |
16:00 |
FC Everton |
2:2 |
Aston Villa |
| 10.09. |
18:30 |
Bolton Wanderers |
0:5 |
Manchester United |
| 11.09. |
14:30 |
Norwich City |
0:1 |
West Bromwich |
| 11.09. |
17:00 |
FC Fulham |
1:1 |
Blackburn Rovers |
| 12.09. |
21:00 |
Queens Park Rang. |
-:- |
Newcastle United | HORYAALKA ENGLAND WAXAA LOO KALA HOREEYAA QAABKAAN :
| 1 |
Manchester United |
4 |
4 |
0 |
0 |
18:3 |
15 |
12 |
| 2 |
Manchester City |
4 |
4 |
0 |
0 |
15:3 |
12 |
12 |
| 3 |
FC Chelsea |
4 |
3 |
1 |
0 |
7:3 |
4 |
10 |
| 4 |
Stoke City |
4 |
2 |
2 |
0 |
3:1 |
2 |
8 |
| 5 |
FC Liverpool |
4 |
2 |
1 |
1 |
6:3 |
3 |
7 |
| 6 |
Newcastle United |
3 |
2 |
1 |
0 |
3:1 |
2 |
7 |
| 7 |
Wolverhampton |
4 |
2 |
1 |
1 |
4:3 |
1 |
7 |
| 8 |
Aston Villa |
4 |
1 |
3 |
0 |
5:3 |
2 |
6 |
| 9 |
Wigan Athletic |
4 |
1 |
2 |
1 |
3:4 |
-1 |
5 |
| 10 |
FC Everton |
3 |
1 |
1 |
1 |
3:3 |
0 |
4 |
| 11 |
FC Arsenal |
4 |
1 |
1 |
2 |
3:10 |
-7 |
4 |
| 12 |
West Bromwich |
4 |
1 |
0 |
3 |
3:5 |
-2 |
3 |
| 13 |
Bolton Wanderers |
4 |
1 |
0 |
3 |
7:11 |
-4 |
3 |
| 14 |
Tottenham Hotspur |
3 |
1 |
0 |
2 |
3:8 |
-5 |
3 |
| 15 |
Queens Park Rang. |
3 |
1 |
0 |
2 |
1:6 |
-5 |
3 |
| 16 |
AFC Sunderland |
4 |
0 |
2 |
2 |
2:4 |
-2 |
2 |
| 17 |
Norwich City |
4 |
0 |
2 |
2 |
3:6 |
-3 |
2 |
| 18 |
FC Fulham |
4 |
0 |
2 |
2 |
2:5 |
-3 |
2 |
| 19 |
Swansea City |
4 |
0 |
2 |
2 |
0:5 |
-5 |
2 |
| 20 |
Blackburn Rovers |
4 |
0 |
1 |
3 |
3:7 |
-4 |
1 | *** Horyaalka Talyaaniga ee Serie A-ga oo dib u furmay waxaa guul cajiib ah ku biloowday kooxda Juventus oo FC Parma Bidaar u yeeshay. Juventus oo ku ciyaareesay garoonkeeda cusub wexeey 4-1 dharka kaga dhigtay Fc Parma. Goolasha Juventus ku dabaal degtay weliba ku qabatay Hogaanka Horyaalka Talyaaniga waxaa u kala saxiixay Laacibiinta kala ah Stephan Lichtsteiner (16.), Simone Pepe (58.), Arturo Vidal (73.) iyo Claudio Marchisio (83.) . Goolka Parma waxaa u saxiixay Xiddigii eey deenta uga qaateen isla kooxda Juventus waa Sebastian Giovinco (Rigoore) Halkaan ka Daawo Garoonka cusub iyo Ciyaartii Juve Vs Parma >>> http://www.youtube.com/watch?v=xC3L2g939EI . Waxaa kacsan oo xusid mudan Xiddiga cusub ee da´da yar waa Arturo Vidal oo dhawaan eey kooxda Juventus ka soo iibsatay Kooxda Bayer Liverkusen ee horyaalka Germany . Arturo Vidal wuxuu u saftaa Qaranka Chile waa Laacib Qadka dhexe laga yaabay laakiin buuqiisa iyo xanaaqiisa ayaa badan wuxuuna Xiriiriye.com ku saadaaliyey laacibkaas inuu yahay Gannaro Gattuso cusub oo Juventus ku soo biiray (Meel ku qoro Qoraalka Xiriiriye.com iyo warka xiriiriye oo noqda mid dhaca). As Roma waxaa wax u tari waayey Laacibiintii tirada badnaa ee la iskugu keenay Garoonka eey ka taliso ee Olympia Stadium. As Roma waxa si sharaf leh dhibcaha kaga tirsatay Cagliari halka Fiorentina 2-0 iskaga reebtay Fc Bologna. Halkaan ka daawo Ceebta iyo fadeexada As Roma oo gurigeeda ku ciyaareeysay lagu dhigay >>> http://www.youtube.com/watch?v=SVax1Ob-zgE. Kooxda Inter Guuldaro ayaa lagu soo dhaweeyey waxaana 4-3 ku sagootisay Kooxda Palermo oo awood cusub la soo baxday. Goolasha Palermo waxaa u kala saxiixay Ciyaartooyda kala ah Fabrizio Miccoli (48., 86.), Abel Hernandez (54.) Mauricio Pinilla (88.) Goolasha Inter ayaa waxaa shabaqa ku hubsaday Weeraryahanka Qaranka Reer Argentina Diego Milito (33., 51.) goolka 3-aad waxaa raacsaday Weeraryahanka dhawaan ku soo biiray Inter ee reer Uruguay Diego Forlan (91.) . KOOXAHA HORYAALKA TALYAANIGA EE SERIE A AYAA SIDAN ISKU MACSALAAMEEYEY :
| 09.09. |
20:45 |
AC Milan |
2:2 |
Lazio |
| 10.09. |
20:45 |
AC Cesena |
1:3 |
SSC Napoli |
| 11.09. |
12:30 |
Juventus |
4:1 |
FC Parma |
| 11.09. |
15:00 |
Catania Calcio |
0:0 |
AC Siena |
| 11.09. |
15:00 |
AS Roma |
1:2 |
Cagliari Calcio |
| 11.09. |
15:00 |
US Lecce |
0:2 |
Udinese Calcio |
| 11.09. |
15:00 |
CFC Genua |
2:2 |
Atalanta Bergamo |
| 11.09. |
15:00 |
AC Chievo |
2:2 |
Novara Calcio |
| 11.09. |
15:00 |
AC Fiorentina |
2:0 |
FC Bologna |
| 11.09. |
20:45 |
US Palermo |
4:3 |
Inter Milan | KOOXAHA HORYAALKA SERIE A WEXEEY U KALA HOREEYAAN SIDAN :
| 1 |
Juventus |
1 |
1 |
0 |
0 |
4:1 |
3 |
3 |
| 2 |
SSC Napoli |
1 |
1 |
0 |
0 |
3:1 |
2 |
3 |
| 3 |
AC Fiorentina |
1 |
1 |
0 |
0 |
2:0 |
2 |
3 |
| 4 |
Udinese Calcio |
1 |
1 |
0 |
0 |
2:0 |
2 |
3 |
| 5 |
US Palermo |
1 |
1 |
0 |
0 |
4:3 |
1 |
3 |
| 6 |
Cagliari Calcio |
1 |
1 |
0 |
0 |
2:1 |
1 |
3 |
| 7 |
CFC Genoa |
1 |
0 |
1 |
0 |
2:2 |
0 |
1 |
| 8 |
Novara Calcio |
1 |
0 |
1 |
0 |
2:2 |
0 |
1 |
| 9 |
AC Milan |
1 |
0 |
1 |
0 |
2:2 |
0 |
1 |
| 10 |
Lazio |
1 |
0 |
1 |
0 |
2:2 |
0 |
1 |
| 11 |
AC Chievo |
1 |
0 |
1 |
0 |
2:2 |
0 |
1 |
| 12 |
AC Siena |
1 |
0 |
1 |
0 |
0:0 |
0 |
1 |
| 13 |
Catania Calcio |
1 |
0 |
1 |
0 |
0:0 |
0 |
1 |
| 14 |
Inter Milan |
1 |
0 |
0 |
1 |
3:4 |
-1 |
0 |
| 15 |
AS Roma |
1 |
0 |
0 |
1 |
1:2 |
-1 |
0 |
| 16 |
AC Cesena |
1 |
0 |
0 |
1 |
1:3 |
-2 |
0 |
| 17 |
FC Bologna |
1 |
0 |
0 |
1 |
0:2 |
-2 |
0 |
| 18 |
US Lecce |
1 |
0 |
0 |
1 |
0:2 |
-2 |
0 |
| 19 |
FC Parma |
1 |
0 |
0 |
1 |
1:4 |
-3 |
0 |
| 20 |
Atalanta Bergamo |
1 |
0 |
1 |
0 |
2:2 |
0 |
-5 | *** Horyaalka La Liga kooxda Fc Barcelona Bareega ayaa loo qabtay halka Real Madrid horay u sii dhaqaajisay. Horyaalka Spain oo kulankiisii 2-aad la ciyaaray kooxda Real Madrid 10-gool ayeey shabaqa ku hubsatay. kulankii ugu dambeeyey Real Madrid 4-2 ayeey kooxda Getafe ku saqiir suujisay waxaana goolasha u kala saxiixay Laacibiinta kala ah Karim Benzema (13., 68.), Cristiano Ronaldo (59./Rigoore) iyo Gonzalo Higuain (87.) Halkaan ka Daawo ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=lfRxqiCQhiE . Fc Barcelona Hurdo dheer ayeey gashay ka dib markii eey guusha isa siisay waxaa bareejo 2-2 ah ku qabatay kooxda Real Sociedad. Fc Barcelona oo ciyaarta qeeybteedii hore 2 gool ku hormartay ayaa waxaa u kala saxiixay Laacibiinta kala ah Xavi Hernandez (10.) iyo Francesc Fabregas (11.) Halkaan ka Daawo Ciyaarta http://www.youtube.com/watch?v=05vk22fpUew . HORYAALKA LA LIGA KOOXAHA WEXEEY KU KALA BEXEEN SIDAN :
| 18:00 |
Real Sociedad |
2:2 |
FC Barcelona |
| 10.09. |
18:00 |
FC Villarreal |
2:2 |
FC Sevilla |
| 10.09. |
20:00 |
Real Madrid |
4:2 |
FC Getafe |
| 10.09. |
22:00 |
FC Valencia |
1:0 |
Atletico Madrid |
| 11.09. |
12:00 |
Betis Sevilla |
1:0 |
RCD Mallorca |
| 11.09. |
16:00 |
Racing Santander |
0:0 |
UD Levante |
| 11.09. |
18:00 |
Rayo Vallecano |
0:0 |
Real Zaragoza |
| 11.09. |
18:00 |
CA Osasuna |
2:1 |
Sporting Gijon |
| 11.09. |
22:00 |
Espanyol Barcelona |
-:- |
Athletic Bilbao |
| 12.09. |
21:00 |
FC Malaga |
-:- |
FC Granada | KOOXAHA HORYAALKA SPAIN EE LA LIGA WEXEEY U KALA HOREEYAAN QAABKAAN :
| 1 |
Real Madrid |
2 |
2 |
0 |
0 |
10:2 |
8 |
6 |
| 2 |
FC Valencia |
2 |
2 |
0 |
0 |
5:3 |
2 |
6 |
| 3 |
Betis Sevilla |
2 |
2 |
0 |
0 |
2:0 |
2 |
6 |
| 4 |
FC Barcelona |
2 |
1 |
1 |
0 |
7:2 |
5 |
4 |
| 5 |
FC Sevilla |
2 |
1 |
1 |
0 |
4:3 |
1 |
4 |
| 6 |
Real Sociedad |
2 |
1 |
1 |
0 |
4:3 |
1 |
4 |
| 7 |
CA Osasuna |
2 |
1 |
1 |
0 |
2:1 |
1 |
4 |
| 8 |
RCD Mallorca |
2 |
1 |
0 |
1 |
1:1 |
0 |
3 |
| 9 |
UD Levante |
2 |
0 |
2 |
0 |
1:1 |
0 |
2 |
| 10 |
Rayo Vallecano |
2 |
0 |
2 |
0 |
1:1 |
0 |
2 |
| 11 |
Athletic Bilbao |
1 |
0 |
1 |
0 |
1:1 |
0 |
1 |
| 12 |
Racing Santander |
2 |
0 |
1 |
1 |
3:4 |
-1 |
1 |
| 13 |
Atletico Madrid |
2 |
0 |
1 |
1 |
0:1 |
-1 |
1 |
| 14 |
FC Getafe |
2 |
0 |
1 |
1 |
3:5 |
-2 |
1 |
| 15 |
FC Villarreal |
2 |
0 |
1 |
1 |
2:7 |
-5 |
1 |
| 16 |
Real Zaragoza |
2 |
0 |
1 |
1 |
0:6 |
-6 |
1 |
| 17 |
FC Malaga |
1 |
0 |
0 |
1 |
1:2 |
-1 |
0 |
| 18 |
Espanyol Barcelona |
1 |
0 |
0 |
1 |
0:1 |
-1 |
0 |
| 19 |
FC Granada |
1 |
0 |
0 |
1 |
0:1 |
-1 |
0 |
| 20 |
Sporting Gijon |
2 |
0 |
0 |
2 |
2:4 |
-2 |
0 | ***kooxda Fc Bayer Munchen ee horyaalka Germany oo goolal badan ku dabaaldegtay ayaa wexeey isku dhajisay hogaanka Horyaalka Germany oo la ciyaaray kulankiisii 5-aad. Fc Bayer Munchen wexeey 7-0 ku suul daartay Fc Freiburg. Goolasha Bayer 4 ka mid ah waxaa u saxiixay Weeraryahanka qaranka Germany Mario Gomez waxaa 2-gool sii raacsaday Frank Ribery halka uu goolka 7-aad ka dhaliyey Xiddiga cusub ee Fc Bayern Munchen Petersen . Halkaan ka Daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=VOn-baZ4xG0 . KOOXAHA HORYAALKA GERMANY EE BUNDESLIGAHA AYAA SIDAAN ISKU MACSALAAMEEYEY ISBUUCAAN.
| Sabdi: |
| Bayern München |
Freiburg |
7:0 |
| Mainz |
Hoffenheim |
0:4 |
| Stuttgart |
Hannover |
3:0 |
| Mönchengladbach |
Kaiserslautern |
1:0 |
| Dortmund |
Hertha BSC |
1:2 |
| Bremen |
Hamburger SV |
2:0 |
| Axad : |
| Köln |
Nürnberg |
1:2 |
| Wolfsburg |
Schalke |
2:1 | *** Horyaalka Russia waxaa weli gool dhalin ka bixi la weeraryahan Samuel Eto'o oo dhawaan ku biiray kooxda Anchi Machatschkala ka dib markii eey Inter Milan ka saartay gacanta Adduun gaaraya 20-Milyan oo Euro oo horyaal kasta ah. Samuel Eto'o wuxuu kulankiisii 2-aad gool ka xareeyey kooxda Nowgorod (2-1) daqiiqadii 17-aad waxaana goolka guusha sii raacsaday Ciyaaryahan Roberto Carlos daqiiqadii 60-aad. Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii ) Xiriiriyaha Sportiga , Fanka & Mucjisooyinka Caalamka http://www.xiriiriye.com/ omarinnho@hotmail.com
|
| |
|  |
Heeso iyo cayaaro video ah
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
| |
|
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
| |
|
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
| |
|
|
|