Lionel Andres Messi oo Xalaaleeystay Laacibka Sanadka ee Caalamka, Maxaad ka taqaan Taariikhda sida loo kala qaaday Abaal marintaan qaaliga ah? Xiddigaha FIFA World XI Dream-Team oo la sameeyey iyo goolkii ugu qurxoonaa ee la dhaliyo oo loogu deeqay xiddiga Qaranka Turkiga & Kooxda FC Bayern Munchen Hamit Altintop. (Halkaan ka Daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee Leo Messi uu dhaliyo)
Xiddiga Qaranka Argentina iyo kooxda Fc Barcelona Lionel Andres Messi ayaa waxaa uu si sharaf leh ku qaatay Abaal marintii sida weeyn loo wada sugaayey ee Laacibka ugu wanaagsan dunida. Abaal marintaan ayaa Saxaafada wexeey u saadaalisay inuu dhibco badan ku qaadan doono Xiddiga eey Leo Messi isku kooxda u dheelaan ee Andreas Iniesta oo ahaa Laacibkii goolka ka dhaliyey Holland ciyaartii fiinaalaha ee World Cup 2010.
Lionel Andres Messi ayaa ila hada waxa uu kooxda Fc Barcelona u dhaliyey in ka badan 150-Goo wuxuuna la qaaday 13 koob oo eey ku jiraan 2 the Uefa Champions League ah.
Halkaan ka Daawo Goolashii Messi kuwii ugu wanaagsanaa qeeybtii 1-aad. >>> http://www.youtube.com/watch?v=bLW4DKoncvM.
Halkaan ka Daawo Goolashii Messi kuwii ugu wanaagsanaa Qeeybtii 2-aad >>> http://www.youtube.com/watch?v=ZXJF8NKFPzI.
Leo Messi ayaa heeysto Abaalmarintii ugu dambeeysay ee Tartanka Laacibka Addunka. Hoos ka aqri sida loo kala heeysto laacibka sanadka:
1991: Lothar Matthäus (GER)
1992: Marco van Basten (NED)
1993: Roberto Baggio (ITA)
1994: Romario (BRA)
1995: George Weah (LBR)
1996: Ronaldo (BRA)
1997: Ronaldo (BRA)
1998: Zinedine Zidane (FRA)
1999: Rivaldo (BRA)
2000: Zinedine Zidane (FRA)
2001: Luis Figo (POR)
2002: Ronaldo (BRA)
2003: Zinedine Zidane (FRA)
2004: Ronaldinho (BRA)
2005: Ronaldinho (BRA)
2006: Fabio Cannavaro (ITA)
2007: Kaka (BRA)
2008: Cristiano Ronaldo (POR)
2009: Lionel Messi (ARG)
2010: Lionel Messi (ARG)
Goolka ugu qurxoon ayaa waxaa qaatay xiddiga Qaranka Turkiga & Kooxda FC Bayern Munchen Hamit Altintop. Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=6vdgmaC6J5w.
kooxda Sanadka ayaa waxaa loo aqoonsaday Ciyaartooyda kala ah sidan: >>
Iker Casillas (ESP/Real Madrid) - Maicon (BRA/Inter Milan,), Lucio (BRA/Inter Milan), Gerard Pique (ESP/FC Barcelona), Carles Puyol (ESP/FC Barcelona) - Wesley Sneijder (NED/Inter Milan), Xavi (ESP/FC Barcelona), Andres Iniesta (ESP/FC Barcelona) - Lionel Messi (ARG/FC Barcelona), Cristiano Ronaldo (POR/Real Madrid), David Villa (ESP/FC Barcelona)
Macalimiinta kooxaha ayaa waxaa loo kala qaaday sidan >>
1-Jose Mourinho
2-Vicente del Bosque
3-Josep Guardiola
Dhanka Laacibada Dumarka ee caalamka waxaa qaaday Marta oo u dhalatay dalka Brazil waxaana loo kala qaaday mudooyinkii ugu daybeeysay sidan.
| 2001: |
Mia Hamm |
USA |
| 2002 |
Mia Hamm |
USA |
| 2003 |
Birgit Prinz |
Deutschland |
| 2004 |
Birgit Prinz |
Deutschland |
| 2005 |
Birgit Prinz |
Deutschland |
| 2006 |
Marta |
Brazil |
| 2007 |
Marta |
Brazil |
| 2008 |
Marta |
Brazil |
| 2009 |
Marta |
Brazil |
| 2010 |
Marta |
Brasilien |
Filo goor dhaw war bxintaan oo Muuqaalo aad u xiiso badan wadato iyo warar kale oo news ah.
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!Waxaa Diyaariyey : Omar Ali Omar (Omar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com