| Sabdi, 28. Agoosto: |
| Blackburn |
Arsenal |
1:2 |
| Chelsea |
Stoke |
2:0 |
| Tottenham |
Wigan |
0:1 |
| Wolverhampton |
Newcastle |
1:1 |
| Blackpool |
Fulham |
2:2 |
| Manchester United |
West Ham |
3:0 |
| Axad maanta ayey dheelayaan , 29. Agosto: |
| Bolton |
Birmingham |
-:- |
| Liverpool |
West Bromwich |
-:- |
| Sunderland |
Manchester City |
-:- |
| Aston Villa |
Everton |
-:- |
Kala Horeenta Horyaalka England
Horyaalka Jarmalka Diego oo dhegaha qabsaday.
Horyaalka Germany Laacibkii doraad laga soo iibiyey kooxda Juventus Diego oo eey Kooxda Wolfsbrug horay ka dheel siisay ayaa inta eey 3-0 uga hormareen Kooxda Mainz ayaa waxaa loogu badalay 3-4.
Diego oo dheelay ayaa isla markiiba gool qurxoon dhaliyey in kastoo dhamaadkii ciyaarta dhagaha uu qabsaday oo yiri sidan:
Waligeey intaan Ciyaar 3-0 ku hor marnay 3-4 nalooguma badelin inta Taariikhda la ogyahay. ( Halkaan ka Daawo sida loo galay Diego iyo Kooxda uu u tagay ee wolfsbrug oo uu leeyahay Maalqabeen soo saara gawaarida raaxada
http://www.youtube.com/watch?v=WiBSM3WrQmk)
Kulamadii kale ee Horyaalka Jarmalka ayaa kooxaha waxa eey isku arkeen sidan :
| Kaiserslautern |
Bayern München |
2:0 |
| Sabdi, 28. Agoosto: |
| Bremen |
Köln |
4:2 |
| Wolfsburg |
Mainz |
3:4 |
| Schalke |
Hannover |
1:2 |
| Frankfurt |
Hamburger SV |
1:3 |
| Nürnberg |
Freiburg |
1:2 |
| St. Pauli |
Hoffenheim |
0:1 |
Horyaalka Talyaaniga oo furmay, Kooxda Roma ayaa bareejo 0-0 la dhaafi weeysay kooxda ka timid Seria B-da ee Cesena.
Kulankii kale ee dhacay Kooxda Udinese ayaa waxaa gurigeeda ku garaacday FC Genoa.
Horyaalka Spain ee Primera Division oo isna furmay ayaa kooxaha waxa eey isku arkeen sidan:
Kooxaha kale ee Horyaalka Talyaaniga ayaa Maanta sidan isku arkaayo:
| Bari |
Juventus |
-:- |
| Chievo Verona |
Catania |
-:- |
| AC Milan |
Lecce |
-:- |
| Parma |
Brescia |
-:- |
| Sampdoria Genuo |
Lazio |
-:- |
| Palermo |
Cagliari |
-:- |
| Fiorentina |
Napol |
Horyaalka Spain ee Primera Division oo isna furmay ayaa kooxaha waxa eey isku arkeen sidan:
Sabdi, 28. Agoosto:
|
| Alicante |
Bilbao |
0:1 |
| Malaga |
Valencia |
1:3 |
| Levante |
Sevilla |
1:4 |
Natiijada Horyaalada dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa haduu alle idmo.
filo wax yar ka dib Barnaamishka ILA QOSOL SPORT oo Qamiis iyo Axad kasta ka baxo
www.xiriiriye.com .