
C I I D > W A N A A G S A N > O O >W A C A N > D H A M A A N >U M A D A > I S L A A M K A > A H> G A A R > A H A A N> B A H D A> I Y O> A S X A A B T A> K U X I R A N> X I R I I R I Y E.C O M> M E E L> W A L B A> O O > A A D >J O O G T A A N !!
Sebastian Vettel oo noqday Xiddigii ugu horeeyey oo qaado Tartanka Formel-1 isaga oo 23-jir ah , Halkaan ka daawo Grand-Prix Abu Dhabi oo Fernando Alonso daaqada laga saaray & sida kaalimaha loo kala cariirsaday. Xiddiga cusub ee qaaday Tartanka gawaarida ee caalamka Sebastian Vettel ayaa waxa uu Jabshay Rikoor ama Iskoor u yaalay Ciyaaraha tartanka gawaarida caalamka ee loo yaqaan Formel-1-ka. Sebastian Vettel ayaa waxa uu si lama filaan ah uga guuleeystay xiddigii loo saadaalinaayey tartankaan oo ah Fernando Alonso kana socday dalka Spain wuxuuna ku tartamaayey Alonso ama watay gaariga nuuca looyaqaan (Ferrari) Lewis Hamilton oo ah xiddigii dhoor jeer horay ugu guuleeystay ciyaartaan Tartanka Formel 1-ka lagana Jabiyey Iskoorkii uu heeystay oo ahaa 23-sano iyo 134-maamood ayaa waxa uu soo cariirsaday kaalinta 2-aad ee Formel 1-ka isaga oo ka socday dalka England kuna ciyaaraayey gaariga nuuca loo yaqaan Shirkada McLaren. Darawalada Ciyaartaan Tartanka Gawaarida oo ah mida Dunida ugu qaalisan ayaa waxa eey kala galeen Xiddigahaan natiijadaan hoos ku qoran: (Hoos ka Daawo qaabkii tartanka oo Muuqaal ah)
| 1. |
Sebastian Vettel |
GER |
Red Bull |
1:39:36,837 |
|
| 2. |
Lewis Hamilton |
GBR |
McLaren |
+10,162 |
|
| 3. |
Jenson Button |
GBR |
McLaren |
11,047 |
|
| 4. |
Nico Rosberg |
GER |
Mercedes |
30,747 |
|
| 5. |
Robert Kubica |
POL |
Renault |
39,026 |
|
| 6. |
Witali Petrow |
RUS |
Renault |
43,520 |
|
| 7. |
Fernando Alonso |
ESP |
Ferrari |
43,797 |
|
| 8. |
Mark Webber |
AUS |
Red Bull |
44,243 |
|
| 9. |
Jaime Alguersuari |
ESP |
Toro Rosso |
50,201 |
|
| 10. |
Felipe Massa |
BRA |
Ferrari |
50,868 |
|
| 11. |
Nick Heidfeld |
GER |
Sauber |
51,551 |
|
| 12. |
Rubens Barrichello |
BRA |
Williams |
57,686 |
|
| 13. |
Adrian Sutil |
GER |
Force India |
58,352 |
|
| 14. |
Kamui Kobayashi |
JPN |
Sauber |
59,558 |
|
| 15. |
Sebastien Buemi |
SUI |
Toro Rosso |
1:03,178 |
|
| 16. |
Nico Hülkenberg |
GER |
Williams |
1:04,763 |
|
| 17. |
Heikki Kovalainen |
FIN |
Lotus |
1 Runde |
|
| 18. |
Lucas di Grassi |
BRA |
Virgin |
2 Runden |
|
| 19. |
Bruno Senna |
BRA |
Hispania |
2 Runden |
|
| 20. |
Christian Klien |
AUT |
Hispania |
2 Runden |
|
| 21. |
Jarno Trulli |
ITA |
Lotus |
4 Runden
|
Halkaan ka Daawo Guushii uu Iskoorka ku jabiyey Sebastian Vettel oo ka socday dalka Jarmalka iyo Farxadii is qabsatay Magaalada Abu Dhabi : http://www.youtube.com/watch?v=RUsVtWqVQpw&feature=related. Waxaa Diyaariyey : Omar Ali Omar (Omar Sii Sii ) Xiriiriyaha Sportiga http://www.xiriiriye.com/ omarinnho@hotmail.com
|