Gobolo ka tirsan dalka Mareykanka ayaa in mudo ah waxaa Fara ba´an ku haayso Dabeeysha ama Duufaanta loo yaqaan Tornaado.
Qaar badan oo ka tirsan Gobolada ama Degmooyinka Dariska la noqday Duufaanta Tornaado ayaa wexeey sameeysteen Qalab casri ah oo looga hor tago ama lagu Fashiliyo Dabeeyshaan xiliga eeysan soo gaarin Magaalooyinka waa weeyn.
Dhibaatada ugu weeyn ayaa dhacda marka Duufaanta Tornaado hooskeeda laga arko meel aan ka yareeyn 10-Km ama 15-Km waxaana adkaata in Lafashiliyo ama La qarxiyo Duufaantaan maxaa yeelay ugu Yaraan marka eey soo mareeyso 30-Km meel banaanka ka ah Magaalada ayaa waxaa loo diraa Booyadaha iyo Qalabka kale ee Fashiliya inta badan Dabeeysha Tornaado.
Duufaanta Tornaado oo Labadii bilood ee ugu dambeeysay soo darstay wexeey la soo baxday Mucjisooyin cusub oo rabaani ah. Hadaba waa Maxay Mucjisooyinka cusub ee Bilihii ugu dambeeyey lagu arkay Gobolo & Degmooyin ku yaala dalka Mareykanka??
Dabeesha Tornaado oo inta badan meel aad u fog laga arki jiray Caadkeeda ama Hooskeeda xiliga eey soo socoto ayaa taas wexeey noqotay wax hore maxaa yeelay Bilihii ugu dambeeyey Duufaanta Tornaado wexeey Dad aad u fara badan Naftooda u haligtay iyada oo biloowday ineey isku soo dhex qariso Xiliyada eey Jiraan Caadka/Daruuraha iyo Xagaaga waxaana adkaatay in laga hor tago ama la arko Xiliga eey soo socoto Maadaama eey Dadweeynaha Mareeykanka inta Badan Baabuur ku cararan marka eey arkaan iyaga oo isaga baxa guud ahaan Magaalada inta eeysan Duufaanta Tornaado guryaha ku soo dumin.
Halkaan ka Daawo Mucjisooyinka Duufaanta Tornaado iyo Qaabka looga hor tago ama loo fashiliyo,Video-ga marka uu dhamaado waxaa mar kale kuu soo bixi doonto qaabkii eey Tornaado wax u bur burisay: http://www.youtube.com/watch?v=lbGtP_KQPpg&playnext=1&list=PLB3CBA80E6F37DC01 .
OGEEYSIIN: Fadeexadii ku saabsaneed Sidii loo gaaday ama Sawirada looga qaaday Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo oo la baashaalaayo Haweeyneey aan Lamaanihiisa aheeyn ayaa Goor dhaw soo bixi doonta. Warkaan waxa uu wataa Cadeeymo buuxo waxaana hada ku socoto tarjumis. Filo Goor dhaw War bixintaas, Sport News kale iyo Barnaamishka La yaab Sport!!
Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga , Fanka & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com