Maxaad ka taqaan 50-ka Ciyaaryahan ee Caalamka ugu Taageerada badan iyo Kooxaha eey u dheelaan?. & 10-ka Goolhaye ee Dunida ugu wanaagsan, Ku biiri Aqoontaada Sport !!
Baaritaan balaaran iyo Daraasad lagu qiimeeyey 50-ka Ciyaartooy ee ugu Taageerada xoogan Dunida dacaladeeda ayaa waxaa nasiib u yeeshay Ciyaartooydaan hoos ku qoran oo kooxo badan laga soo kala xulay weliba waxaanu Qoraalka ku soo qaadaneeynaa Dalalka eey u dhasheen Laacibiintaan iyo 10-ka goolhaye ee Caalamka ugu wanaagsan dhanka boodida & Gool difaacida gooshooda.
1-Lionel Messi Barcelona/Argentina. 2-Cristiano Ronald Real Madrid/Portugal. 3-Xavier Hernández i Creus Barcelona/Spain. 4-Weyne Mark Rooney Man Utd/England. 5-Frank Ribery Bayer münchen/France. 6-Ricardo Kaka Real Madrid/Brazil. 7-Zlatan Ibrahimovic AC Milan/Sweden. 8-Fernando Torres FC Liverpool/Spain. 9-Frank Lampard FC Chelsea/England. 10-Alessandro Del Piero Juventus/Italy. 11-Samuel Eto´o Inter/Cameroon. 12-Robson de Souza Robinho AC Milan/Brazil 13-Steven George Gerrard FC Liverpool/England. 14-Didier Yves Drogba Tébily FC Chelsea/Ivory Coast. 15-Andrea Pirlo AC Milan/Italy. 16-David Villa Sánchez Barcelona/Spain. 17-Luis Carlos Almeida da Cunha Nani Man Utd/Portugal. 18-Francesc Fŕbregas Soler Arsenal/England. 19-Sergio Ramos Real Madrid/Spain. 20-Maicon Douglas Sisenado Inter/Brazil. 21-Francesco Totti AS Roma/Italy. 22-Samir Nasri Arsenal/France. 23-Andrés Iniesta Luján FC Barcelona/Spain. 24-Arjen Robben FC Bayer München/Holland. 25-Carles Puyol i Saforcada FC Barcelona/Spain. 26-Diego Martín Forlán Corazo/At.Madrid/Uruguay. 27-Bastian Schweinsteiger FC Bayer München/Germany. 28-Robin van Persie Arsenal/Holland. 29-Karim Benzema Real Madrid/France. 30-Michael Ballack Liverkusen/Germany. 31-Thierry Daniel Henry New York Red Bull/France. 32-Andrey Sergeyevich Arshavin Arsenal/Russia. 33-Carlos Alberto Tévez Man City/Argentina. 34-Michael Essien FC Chelsea/Ghana. 35-LEO Walcott Arsenal/England. 36-Giorgio Chiellini Juventus/Italy. 37-Rio Gavin Ferdinand Man Utd/England. 38-Philip Lahm FC Bayer München/Germany. 39-Daniele De Rossi AS Roma/Italy. 40-Xabier Alonso Olano Real Madrid/Spain. 41-Jermain Colin Defoe Tottenham/England. 42-Javier Alejandro Mascherano FC Barcelona/Argentina. 43-Miro Klose FC Bayer München/Germany. 44-Dirk Kuyt FC Liverpool/Holland. 45-Frédéric Omar Kanouté FC Sevilla/Mali. 46-Thomas Müller FC Bayer München/Germany. 47-Antonio Cassano Sampdoria/Italy. 48-Gonzalo Gerardo Higuaín Real Madrid/Argentina. 49-Alexandre Rodrigues da Silva Pato AC Milan/Brazil. 50-Wesley Sneijder Inter/Holland.
Qeeybta 2-aad ee Ciyaartooyda ugu taageerada badan Caalamka oo aan 1 ka soo biloownay ilaa 100-na ku xiri doono ka bogo isbuuca dambe haduu rabi idmo.
DHANKA GOOLHAYEYAASHA UGU WANAAGSAN DUNIDA.
1-Gianluigi Buffon Juventus/Italy. 2-Iker Casillas Fernández Real Madrid/Spain. 3-Petr Čech FC Chelsea/Czech R. 4-Víctor Valdés Arribas FC Barcelona/Spain. 5-Julio Cesar Inter/Brazil. 6-Edwin van der Sar Man Utd/Holland. 7-Pepe Reina FC Liverpool/Spain. 8-Manuel Almunia Arsenal/Spain. 9-Emanuel Neue FC Schalke/Germany. 10-Julio Sergio AS Roma/Italy.
FIIRO GAAR AH: Filo goor dhaw 5-ta kooxood ee ugu Xaraarada iyo Tageerayaasha badan Qaarada yurub weliba iyaga oo Garoonkooda cidii timaado ku dubta ama mar walba dhibcaha ka tirsada iyo Heesaha eey caanka ku yihiin, Waxaad kaloo filataa Ciyaaryahan caan ah oo Ciyaaryahan kale oo saaxiibkiis ah ugu magacdaray Bisadiisa oo uu aad u jecel yahay iyo isaga oo aan la´aanteed seexan karin sida uu sheegay . Waxaad kaloo filataa Goolhaye caan ah oo kooxaha waa weeyn ee Qaarada yurub mid ka mid ah u safta oo marka uu Dhaawac yar soo gaara iska dhex ooya ama Baroorta Garoonka dhexdiisa sidii ilmo yar oo hada dhashay waxaana warar kaan la socda Sawiro Cadeen ah iyo Weliba Muqaalo Video-ah. (ka boga goor dhaw Xiriiriye World Sport News)