 |
tj |
 |

Maxaad ka taqaan Ciyaartooyda Hogaanka u heeyso dhanka gool dhalinta Horyaalada England ,Italy, Spain & Germany? Ku biiri Aqoontaada Sport ! Waxaa si xiiso leh u socda Horyaalada qaarada Yurub kuwooda ugu Tunka weeyn sida Horyaalka Ingiriiska,Talyaaniga, Spain & Horyaalka Jarmalka. Hadaba hadaanu ku hormarno dhanka gool dhalinta iyo sida eey laacibiinta u kala horeeyaan ayaa ah sidan: Horyaalka Ingiriiska ee Premier League. 1-Carlos Tevez, Manchester City 7-Gool. 2- Florent Malouda, Fc Chelsea 7-Gool. 3-Dimitary Berbatov, Man Utd 6-Gool. 4-Didier Drogba, Fc Chelsea 6-Gool. Horyaalka Talyaaniga ee Serie A 1-Samuel Eto'o , Inter 6-Gool. 2-Edinson Cavani, Napoli 6-Gool. 3-Marco Di Vaio , FC Bologna 5-Gool. Horyaalka Spain ee Primera Division. 2-Nilmar Da Silva ,Villarreal 5-Gool. 1-Cristiano Ronaldo, Real Madrid 9-Gool. 3-Giuseppe Rossi , Villarreal-4-Gool. 4-Gonzalo Higuain, Real Madrid 4-Gool. 5-Fernando Liorente , Bilbao 4-Gool. 6-David Trezeguet , Alicante 4-Gool. Horyaalka Jarmalka ee Bundesligaha 1-Dempa Cisse, Fc Freiburg 8-Gool. 2-Theofans Gekas, Frankfurt 7-Gool. 3-Grafite Edinaldo, Wolfsbrug 6-Gool. 4-Hugo Almeida, Bremen 5-Gool. !! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! Waxaa Diyaariyey : Omar Ali Omar (Omar Sii Sii ) Xiriiriyaha Sportiga http://www.xiriiriye.com/ omarinnho@hotmail.com
|