 |
Tacsi2 |
 |

Dhamaan bahda Sportiga, Xulka Qaranka Soomaaliya, Ciyaartooyda Ex Naadigii Batroolka oo Tacsi Tiiraanyo leh u diraayo Mukhtar Maxamed Axmed, Mukhtaar Cuti oo hooyadiis ku geriyootay Magalada Muqdisho.
Xogahayaaha XSKC C/qani Saciid Carab Xogahayaaha XSKK Eng. Baana Cali ... Guddoomiyaha Naadiga Dekedda Muqdishu Cabdi Jiinoow Guddoomiyaha NSGSC C/qani C/ llaahi ... Ibrahim Shaash (Kabtan Shaash). Cabdulahi Nuur Kolombo, Aadan Sabriye, Ciyaartooyda Ex kooxdii Batroolka C/Caziiz Daba Gure, Liibaan C/caziz Daba Gure, Cabdalla/Quuq ,Senegal, Juba, Aweys Xaaji, Juma, Suufi, Hadafoow, Aman, Falkaawa, Biriq, Cabdi Cali, Qaalid, Cabdi/Xakindhere, Deeysane, Cabdalle Xaaji Cabdi, Juulaay Witig, C/rashiid Aaba Juure, Xassan Express , Maxamed Shaarkeey, Shiikha, C/rashiid Rashka, C/Xafiid Zaciimka, Naadiga Elman, Shabakada Sportiga ee Xiriiriye.com , Maamulka Dayniile.com Xulka Qaranka Somaalia iyo dhaman Ex Nadigii Batroolka waxeey Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Mukhtaar Maxamed Axmed (Mukhtaar Cuti) oo hooyadiis Allaha naxariistee Marxuumad Xaliimo Xaayoow Xassan ku geeriyootay maagalada Muqdisho wexeeyna dhamaan bahda Sportiga meel kaste oo eey joogaan leeyihiin (Inaa Lillahi Wa inaa Ileeyhi Raajicuun) wexeeyna ilaaheey uga baryayaan intii eey ka dhimatay inuu Alle sabar iyo iimaan ka siiyo iyadana Janadii Fardoowso eheed ka waraabiyo Aamiiin Aamiiiin Aamiin. Waxaa Diyaariyey : Omar Ali Omar (Omar Sii Sii ) Xiriiriyaha Sportiga http://www.xiriiriye.com/ omarinnho@hotmail.com
|