HomeSportsContactSiiSiiSomband2011Bye20112012
  Taariikh

Taariikhda Laacibiinta Spain, Farxad & Murugo, Faqiir & Taajiir, Neenaas & Awood ( Aqri 11-kii Laacib ee World Cup Madrid ka dejisay)

(1) Petro waa 22-Jir waxa uu u Ciyaaraa Barcelona, Aabihiis weli waxa uu ka shaqeeyaa meesha loo yaqaan (Tankstelle oo macnaheedu yahay Keydka Shidaalka lagu iibiyo oo ku yaal Magaalada Teneriffa)

Petro waxa uu ka codsaday Aabihiis inuu joojiyo Shidaalka uu iibiyo madaama lacag ku filan eey heestaan laakiin taas waxa ku gacan seeyray Aabihiis oo ilaa iyo hada ku iibiyo shidaal Magaalada Teneriffa.

 

(2) Sergio Busquets waa 21-Jir u Ciyaara Fc Barcelona, waxaa maslaxa kubada Cagta keenay Aabihiis Carles oo aad loo wada yaqaan lana soo wada Ciyaaray Laaciibiintii Barcelona Guulaha u soo hoyiyey sida Romario, Koeman, stoitchkov iyo  Johan Cruyff oo xiligaas Macalin u ahaa.  Sergio Busquets waxa uu booska uu hada ka ciyaaro kala wareegay Marco Senna oo asal kiisa Brazil ka yimid balse Spain la qaaday Euro 2008-kii.

(3)Sergio Ramos waa 24-Jir waxa uu u Ciyaaraa Kooxda Real Madrid waxaa loo yaqaan (Difaaca Guura ee Dunida), waa Difaac orad badan oo inta weerar aado hadana gadaal kaaga soo hormayo.

Waxaa uu ku xun yahay oo maaro looga waayey aadista (Disco, music Club ) dhoor jeer ayaa alaabo badan iyo Telfoono gacanta ah looga soo Bililiqeeystay, Tababarihii hore ee Spain Mr Luis Aragones ayeey 3-jeer isku dhaceen Sergio Ramos ka dib markii uu u dhuuntay Disco ku yaal Magaalada Tirol ee Wadanka Austria.

(4)Joan Capdevilla waa 32-Jir waa Difaac aan looogu tagin dhanka Bidixda wuxuuna taas ku muteeystay in loo bixiyo Boqorka Koornada ee dhanka Bidix, Familkiisa iyo dhamaan inta badan Dadka reer Spain waxa eey ku naaneesaan (Hurdaaye oo loola jeedo in uu yahay Nin hurdo badan xiliga uu firaaqada leeyahay)

(5) Gerard Pique waa 23-Jir waxa uu u Ciyaaraa Fc Barcelona, waxa uu leeyahay Neenaas aan caadi aheyn oo ilaa Yaraan tiisii loogu yeeri jiray waana (Piquenbauer) oo loo la jeedo Franz Beckenbauer maadama eey isku shabahaan dhanka eey Kooxdooda u difaacaan ama Ciyaartooyda ka soo hor jeeda u riixaan si uusan madax uga dhalin.

(6) Xabi Alonso waa 28-Jir, Ex-Liverpool waxa uu hada u Ciyaara Real Madrid, waxaa Dalalka Spain iyo England looga yaqaan ama lagu naaneesaa sidan (Mr Newcastle) waxaa loo la jeedaa isaga oo kooxda Newcastle ka dhaliyey Gool la la yaabay oo uu ka soo gama meel ka fog 55-Mitir.

(7) Ikar Casilas waa 29-Jir waxa uu Goosha u qabtaa Real Madrid, waxaa lagu neeynasaa (Mr Carbonero) oo loo la jeedo saaxiibtiis Sara Carbonero oo uu Jaceyl baaxad weeyn u qaaday.

Sara Carbonero waxa eey u shaqeeysaa Tv-ga Spain dhanka Sports-ka ugu codka dheer waxaana mucjiso aheeyd markii Goolhaye Ikar Casilas Koobkii Addunka kala soo degay Magaalada Madrid isagoo Gacanta midig ku wato ayaa waxaa wareeysi balaaran oo xiligaas LIVE ahaa la yeelatay Sahra Carbonero oo isku ah qof Dharka xayeeysiisa hadana Wariye-Sport ah.

Wareysigii ka dib ayey Shumis iskula dhaqaaqeen Labadaan Mucaashaq taas oo isla markiiba ka yaabisay Dadkii Dunida oo idil ka daawanayey wareysiga oo aanan-ba aqoon u laheeyn in eey yihiin Lamaane isjecel.

(8) Andres Iniesta waa 26-Jir waxa uu u Ciyaaraa fc Barcelona waa Ninkii quusiyey oo reebay xulka Holland oo markiisii 3-aad Riyadii Koobka Addunka Bohol dheer looga riday, Iniesta oo looga yaqaan Magaalada uu ku dhashay ee Fuentalbilla ( Geele Gaaboow) ayaa macagaas aad u dhibsaday waxaana uu dhisay wado dheer oo dhex Magaalada Fuentalbilla oo hada loo yaqaan INIESTA-STREET NR 1.

Andres Iniesta ayaan qarsan in uu ilaa yaraan tiisi Taageero Kooxda Real Madrid yahay balse waxa uu ku qanciyey Taageerayasha fc barcelona in hada dhiiga uu isku bedalay Barca.

(9) David Villa waa 28-Jir waxaa xili Ciyaareed-kaan 40-Milyan kula soo wareegtay Kooxda Barcelona oo ka soo iibsatay Valencia, waxaa lagu Neenaasaa (Mr Komministe)  waxaana loo la jeeda isaga oo ka soo jeedo Aabe & Hooyo Komministe ah.

Dhanka kale Magaalada Valencia iyo Zaragossa oo uu horay ugu ciyaari jiray David Villa ayaa looga yaqaan (Qiyaano) taas oo loo la jeedo inuu Qiyaameeyo ama Goolal qurxoon ka dhaliyo marka eey Gool-hayayaasha kibirka badan Goosha banaanka uga soo baxaan iyaga oo qeel qeelinaayo ama Difaacooda wax ka sheegaya.

(10) Xavi Hernandes waa 30-Jir waxaa uu u Ciyaaraa Kooxda Barcelona waxaa loo yaqaan (Matoor) oo loo la jeedo isago oo ah Kubad sameeyaha ama Kubad Qeeybiyaha Matoorka dhexda ee Fc Barcelona:

Familkiisa ama Aabihiis waxaa loo yaqaan (Schamhaar) oo loo la jeedo iyaga oo ku soo koray Tima jarida, waxaana Xavi uu ilaa yaraan tiisii Timaha la jari jiray aabihiis oo Timo Jare ahaa.

Xavi Hernandes ayaa waxaa uu aad u Necbaa barashada Baabuurta oo 3-jeer Imtixaan laga qaaday uu ku nacay balse markii dambe si dhib badan uu ku bartay.

Xavi ayaa yiri Barashada Baabuur wadista waxaa iiga sahal saneeyd inaan Kubada ku shuudo ama ku laado Darbiyada noo dhaw ama Dhalinyaradii aan iisla soo kornay ee Ciyaal xaafadeedka.

(11) Carles Puyol waa 32-Jir waxa uu u Ciyaara Kooxda Barcelona , waxa uu leeyahay Neenaas ma harto ah oo uu iska reebi waayey, waa(Shukumaan)  oo loo la jeedo isaga oo markasta Gacmaha ka dhidido banaan kana u qaato shukumaan yar oo uu isku Tir tiro.

inta badan waxaa Shukumaan-kaas ka qariyo ama ku dheel dheelo oo ka xanaajiyo Laacibiinta kala ah Xavi Hernandes, Cesc Fabrigas & Andres Iniesta iyaga oo isku dhiib dhiiba una sheega in uu Shukumaan kiisa Guriga ku soo iloobay.

(12) Cesc Fabrigas waa 23-Jir waxa uu u Ciyaara Arsenal waxaa xiligaan Dagaal xoogan ugu jirta sidii eey ula soo wareegi leheed Kooxda Barcelona oo Fabrigas soo gacan qabatay ilaa yaraan tiisi.

Fabrigas waxaa magaalada uu ku dhashay iyo dhamaan Nawaaxiga Barcelona looga yaqaan sidan (Arenys de Mar Lion) oo loo la jeedo Libaaxa Degmada uu ku dhashay .

QEEYBTA 2-aad ka bogo sidoo kale Taariikhda iyo neenasaha Xulka Qaranka Holland oo aan soo diyaaristeeda xiligaan ku gudo jirno.

Waxaa Qalinka u qaatay oo soo diyaariyey

Ex-Player C/Ziiz Dabagure, Awoowe & Omar ali Omar
http://www.xiriiriye.com/
omarjuva9@hotmail.com

 
zinadin
Basket
yaa
Feedback
Qiso
spain2
final
Taariikh
robinho2
philip
arjen
yaya
auto
karton
suuqa
cole
hoyo
van
ikar
kaka
totti
turkiga
4
Mas
raul
mata
coach
jimmy
aguero
tartan
amir
an
cr
mofarah2
ag
cup
mb
Gerrard
ar
fifa
jaabir
gh
cf
dd
el
k
m
rk
ivan
diego
yb
deco
valencia
bilad
moscow
sp
cole
dublin
p
c
wr
peter
s
som
stefi
gool
sa
live
talo
3geesood
sansiro
cl
iq
sharci
nani
obama
keevin
mesut
ribery
ramo
wargeys
xaj
miki
cars
bayern
qasaaro
faalo
guul
rk
axad
rayi
vodka
david
carlos
ibra
alex
italy
neymar
jm
wahiba
qorituur
pele
frank
sky
sigaar
warar
hapy
forlan
bo
ceni
uk
been
knaan
saaxiibo
kalasaar
guul
dheel
euro2012
94
heiko
enzo
barca
rambo
ciidwanaagsan
ciid
scholl
studio
cr7
xx
kn
komo
plus
anelka
aqlaaq
95
90
11
8
mark
top
top2
13
city
top20
krasic
adidas
ruwaayad
naxariis
2010cl
news4
top50
sergio
heeso
faalo2
top17
berlin
top188
samuel
h
USA
jimce007
9.10.10
rabat
anaconda
44
tr
65
39
matip
99
Dardaaran1
101
laroja
taageere
18
ru
188
manU
kalabax
cunsuriyad
Muntaari
2018
paulo
Na
pipo
kafiirso
Dream
70
chaos1
tj
rtl
19
psv
paul1
bebe1
fm
jimce1
top10
144
rmcr
clg
179
hx
Damac
bale
ft10
Ronaldo9
layaab100
lukaku
Klasnic
Tatiana
Klose
Bilal
Top48
Bus
Tirana
Topf
Erwin
Marcelo
Layaab105
Layaab106
Enke
Layaab107
Vettel
Faalo17
Baraf
Wardhiigleey
Layaab108
Faalo18
Campnou
Jawaab49
Maroodi1
Ronaldinho10
Testo2
Cl89
Arsenal111
Manchester
Mucjiso2
Muqdisho
Sport9
Ar10
Elclasico10
Obama7
Mo11
Barca5
Acmilan7
Xiriiriyesong
122
Top144
tijaabo
London2
News188
Pro7
News190
Sky8
Gomez
fh2
Yaxaas2
Guti
Skh
Gooldhalinta11
Nodagaal
Barca12
Messi41
Testo4
Pls4
wind
Xaalqaado
Liga4
Abidal
Aqoon1
Abaalmarin
Rooney10
Cruz
Cl11
N17
iq51
Pato7
Jawaab48
Mmo
R9
Africa2010
Bayern11
Dunga
Sir
Prince1
Ibra2
Rooney9
City1
S11
News3
Qadro
Lmb
Shil
Garoowe
Mootto
Bl2011
Bsb
Shimbiro
News299
Layaab384
Bl22
Aqoon18
Sa18
Rk2011
Daadis2011
Toni
Faalo128
News402
Worldno1
Laliga18
News341
Casumaad8
News342
Mucjiso14
Sara1
Dhac
Jacko
Faaqidaad89
Sa2011
Villa
N3
N3
Rc6
News345
Jap
Rvp
Shax2011
Tartan2011
News661
Ibra1
Newsxxx
Newsxx
Jahwareer
News369
Torres9
Nani99
Qilaaf3
Vbommel
Ddrogba
Gabana
Faalo189
Layaab262
Milito
Cesc
Ronaldo15
HeeybadJaceeyl
Obama2011
FcXiriiriye
Sport170
Barca111
DreamGoal
Faalo244
Modric
Cl8
Darbo2
Rdl
Torressp
R10
News121
Medo
News504
Rbra
Cl44
Cl445
SiyaasiAbidal
Om
Gattuso8
Horyaalada446
News447
Halx38
Chaos1
Chaos2
News448
NaceybNo1
Dhiigbax
Rr
News449
Schweini
Reds
News505
NewsBs
Ro2011
Lustig2
Cl41
Dani
Lucas
Dhulgariir
News451
News452
Layaab363
Clf
Cl364
NewsRj
Shabell
Faalo122
Layaab211
Duuliye
NewsAll1
News888
News603
Hx69
News605
NewsO2
Best20
Jupp2
News607
Mucjiso69
News608
News/609
News610
Mc120
Newsff
FaaloDheer224
FaaqidaadNews1
Silvio
Champions333
ClNews1
Layaab281
Newswl
Newstel
Clg4
NewsHs
El4
Bale16
Shil8
Samp
Eng33
NewsCr
LayaabMadrid
Mucjiso161
Ay
CelticBombe
Mucjisooyinka122
News664
Shakira
Clsm
Clrb
Newsrc
Mc64
Aroos2011
News668
Shaac
News688
Waayeel&Jaceyl
Jaceyl84
Newszam
Newsforyou
Db7
Nato1
Fcbh
Fcbh
slo
Newsmc
Magnet
Lnc
5goals
Kwc
Porto2011
Tornaado
Jh
News702
Muqdisho2020
News703
Volkano
Newsbm1
Lam
Saadaalcl
NewsBayram
Newcar
Fcbarca2011
Iv
Qb
Qudaar
Somnl
Cp
Johana
News709
Imt
Barwuah
Salah
Cars4
Nato8
Mf
Yeman7
Zl10
Qudaar18
Faalo166
Mmm
Baar
12jir
Becks
Yeman24
Ea2011
Erdogan
Canab2011
Somgirls
News811
2cudur
News812
China2
Mushaar2011
Sanchez
Duqeeyn3
Som11
H114
Rp2011
News818
Awahnsinn
Shq
Denhaag
News838
Calan9
Hulk
Gr
Qosol142
Jr10
LuxusH
Add886
Worldf
59jir
Newspr
Layaab421
Zizou
Jalbaab
Fct
Qaraw
Kaka3
AbidalFff
Inler
Newfatix
Sigaar1
Afs
Topc
Tartansom
Boloarg
Robinhox
Somxxx
Vidal
Mucjiso122
News841
Qarax7
Paco
Eurosom
Norwaytv
Oslo12
News868
Oslo44
Finland1
Jemes
Dalsan
Fadeexo4
50sano
Wc2014
Mukhtaar
Tr5
Newsx4
Xabaal
Neymar11
Syriax
News902
Awowe
Sergio20
Muqdisho7
Cup44
SaadaqArsenal
Xavi8
Qas
Blank1
Muq8
News944
Assad
News044
News904
Tallin
BarcaTv1
Liib44
Labrazil
Mancitykun
News961
Faalo233
Qurbaha18
Newsx11
Layaab641
Layaab642
Oscar11
KnanMuq
Layaab643
Towba
Lg23
Layaab644
Newsxr
Lib19
NewsCl2012
Layaab646
LigaNewsxx
WorldNews342
Blxxx
Mc346
Suaal162
SportNewsxxx
KawaankaNews
WorldNews368
Frankfurt
Suaal163
Euro2012xx
Muc369
Soonka2011
WorldTopxxx
Arda14
GerNews
NadalNews
NewsJ
Yaxaas
Yaxaas1
News984
LokNews
Qaddafi0
JuveStadium
WorldNews371
DhaawacN04
DhaawacN04
911
WorldSport979
KloseLazio
BarcaMilan
Cl73
Cr7l
CiyaalSuuq
WorldNewslb
Suaal164
WorldNewsxxxj
WorldSportNews975
Arsenal100Qasaaro
FabregasNasri
Cavani3
Virginia
Kanoute2011
Yeman8
ArsenalBoss
QadaafiBooto
AcMilan
Layaab621
NewYork23
Ribery7
OzilZdf
Evra3
Leaguexx
Sirte
Breno
EnzoZidane10
Sirte27
BrenoBrazil
Imtixaan
CeebSom
DagaalSyria
BooliisTevez
Mafia60
Ch115
Head2011
Edingoal
Sirte44
CescDhaawac
Faheem
Wenger15
WitheLion
Juve8
Nistelrooy
ItalyNews
JuanMata
Danny2011
Ibrahim
Sirte5
XasuuqArday
Xasuuq2
Tiiraanyo2
WiilashaZidane
Tuttosport
Tuttosport1
SirteH
Bildsport14
SportNewsbyo
ShakiraPique
Iliman
Marchisio
Marchisio1
SomaliaNews
/BilicSkysport
Baroortiiq
IkeaYaab
EPL2011
Sirte10
Fadeexo2011
LibaaxBahal
BojanRoma
Newsl
SerieA
Euro2012p
Euro2012t
Hulk8
VidicEvra
Newsff4
Cr72011
Qosol21
MacalinMorinho
WrwaaDabaal
Dabaalnimo
NewsCaalamka
KlaasJan
Pl8
NewsYe
Laliga7
RomaTotti
NewsPl
NewsSom17
ZeroZero
YemanNews17
HugoBoss
WorldNews18
Bundesliga9
VanPersieA
NoQarax
WorldNews19
BaniWalid19
ClNews19
CunsuriyiintaLazio
WorldNewshc
ClNews20
ChinaNews
Weekiyo90
LiibiyaNews21
Cr7Fadeexo
MeeydkiiQadaafi
Hurricane
QaranDumay
QosolkiiCr7
ZdfNo1
SafiaiyoAisha
ArdayIstanbul
UtdVsCity
Simoncelli
Simoncelli24
CityBoss
ReerBoateng
WorldNews26
JaceeylNews
WorldNews27
XanaaqBoys
McNews27
QudaarNews
RossiDhaawac
LaligaTaariikh
Delpiero1
Sarayevo
VanperGoal
QaameeyGanaax
LigaNews30
SyriaWar30
MasjidBilal
Bililiqo1
Sanca
Sanca1
Samatar
WaxMaqal
Kai3
CeebtiiCalanka
ClNews1
CassanoKalixanuun
SportNewscl4
RonaldoSigaar?
SigaarNo
Cr100Gool
CassanoQaliin
FanRomania
SportNewscassano
JaadJarmalka
CiqaabAdduun
BaashaalkiiXeebta
QabiirFerguson
Laliga11
IrinaCr7
RiberyZdf
IbraSweden
RiberyAljazeera
WurstGar1
SaadiNews
Muqdisho2011
SomaliaTeam
ReerRibery
QaaliKiin
BenjaminAguero
SirCulus
GutiBjk
KloseGomez
GuusNews
SomaliaNiyadjab
Erikkson
CiroTabliiq
YaabGer
MucjisoRabaani
MrBarry
GattusoQac
TopNews19
Qamaam
SportNewsmls
SaifDil
AdrianoFaan
Ramjeet
Milanello
AroosMuqdisho
ClAnfac
Samsung
DhacdoDil
PersieYaab
RobinhoSon
YaabkiiTaksiilaha
BilalAnelka
GaasCiyaar
Sixir1
Laliga14
Badiil
UnitedTacbaan
ÖzilGer
MaradonaTota
Ibra100
DhacNapoli
NoWar2011
SharadPawar
SpeedVscontona
RealTababar
SemonePepe
DrogbaBye
Kubo11
Marcelinho
StadiumMuqdisho
Award2011
CiqaabAduun1
Mahiga/Dheel
Mahiga
SyriaChaos
NewsKiev
Euro2012pu
NimcaNews
Malaysia
Bastian7
Koplenz
Fabregas2
WajiQaris
Koplenz2
RobbenBack
YaabBaraf
NaciimaNadar
Denhaagicc
Inler8
Sadexqabiir
NeymarBr
HaraantiKehl
kehl1
Lyon2
SyriaNews8
DagaalEng
TevezChaos
Caafimaad
ObamaKansas
Miami
TijaabiNasiibkaaga
Elclasico163
IskoorTimo
SaadaalSport
Elc163
PersieWacdaro
Ribery12
Hollywood
SuperMario
Policefr
LampardIskoor
BenzemaNews
Hleb
LyQabiil
ClubWorld
Alena
Jurgen
SamuelRs
MilanCoach
VillaJab
MuqdishoNabad17
MaradonaPele
MidabWacan17
Clfeb
Ayew
HalgameRonaldo7
LataliyeMessi
UsCiraaq
Buufis1
Mara18
VillaYaab
SportNewsma
RonaldoBashaash
SharifSakiin1
WadanQiiqay
DavidAlaba
NorthKorea
DalBurburay
SheeydaanSuarez
MessiOro1
MessiHooyadiis
MoFarah3
YayaAfrica1
AjaxAlkmaar
Elclasico8
FacebookPolice
Becki
Becki7
SportNewsnl
IniestaMiskiin
Bisad26
Premier League
Premier League18
PremierLeague18
Pl18
MasBr
Giggs38
MexesMilan
Elmundo27
Naxdin27
YaxaasVslibaax
CityNervos
ArshavinVodka
AntonioValenciautd
CobraVsbaby
MacalinkaGermany
AskartiiLamasia
MucjisoDhalatay
Antalya
Berbatov9
CalankaCeeymi2012
SirQasaaro
AlanShearer
CityQasaaro2012
Henry12
RooneyQasaaro
ByeBye2011
SergioA
MarcoReus
DembaBa
RoMo
EeyMucjiso
VanBuyten
HenryXl
AfduubSilic
SportNews8
FaCup
Jarmal9
Messi10
Cantona2012
HenryBack
ThomasCalankaceeymi
ManciniMany
ManUfans
Zebra
SportNews12
SyriaNews12
PersieHenry
PatoBarbara
Dachau
Kyle
QiyaanoNo1
MuqNabad2012
OldBoy
ArsenalCeeb
CuqdadNafsi
PastaDerby
MasiiboAduun
Sharad4
Titanic2
RonaldinhoCaato
YaxaasVsmas
AbidalAlves
CrBaashaal
PepeBeenboode
LibaaxVsmaroodi
AfricaCup2012
PepeVsmessi
CafMuqdisho
VolkanoIt
SenegalVssambia
FletcherNaxdin
TorresFadhikudirir
DannyWelbeck
DannyVsarsenal
DrogbaVssudan
MessiVsmalaga
AnacondaVscaiman
TunisiaVsmarooko
BaniWalidxll
BlackStars
QalaayeBalotelli
Horror1991
ClasicoNews
JarmalVsburcad
SiigoXaaraan
Kalou8
MucjisadaTunisia
Paul
DirkVsunited
GyanAyew
HambalyoDhalasho
Norway29
LecceInter
YaabDaanyeer
ValdesVsibrahim
Sudan1
PirloJuventus
KawaankaCiyaartooyda
AlahliVsalmasri
MilanBeerta
KalaCarar
TopSaadaal
TerryScandal
ParmaJuventus
AfricaCup4
TopNewsmuuqaal
GeorgeWeah
ChelseaBareejo
Heeso iyo cayaaro video ah
 Shakira Waka waka - 
 Kow laba dheh kow - 
 Knaan waving flag - 
 Qaran dumay calanka saar - 
 Knaan America live - 
 Halkaan ka Daawo Laacibiinta caalamka oo Rigoore dhali kari waayey, waana Pepsi Cola ayeeysiin  - video
 halkaan kala soco Ciyaartooyda islaamka ah ee salaada tukada - video
 Halkaan ka Daawo Libaax ilmihiisa Dameer faroow ku quudinaayi, iyo ilmihii oo caloosha Damer falowga ka dhex baxay - Video
 Yaab, Halkaan ka daawo Qaabka dadka ugu boodaan Eeyaha tababaran ee halista ah - video
 Halkaan ka daawo Ruwaayadii labo daran mid dooro Qeeybtii 1.aad  - video
 Halkaan ka daawo Qeeybtii 2-aad ee Labo daran mid dooro - video
 Halkaan ka daawo Wacdaraha Luis Nani With Xiriiriye Music - video
 Inta ka Daawo 10.kii Gool ee World Cup ugu wanaagsaneyd With Xiriiriye Music - 
 Halkaan ka daawo Hees World Cup 2010 ah oo Farxad & Murugo labadaba xambaarsan - video
 Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee LaacibSamuel Eto'o With Xiriiriye Music  - video
 Halkaan ka daawo Wiil 5-sano jir ah oo Bahda kubada cagta ee Caalamka ka yaabsaday. - video
 Inta ka daawo Hees Macaan oo Africaan ah, waxaana la qaaday World Cup 2010 - video
 Halkaan ka Daawo wacdaraha Cristiano uu la yimid Real Madrid - 
 Inta ka dhageyso Heesta wardheer oo Dhaanka aan wax la iskula harin ah  - 
 Inta ka dhageyso Wardheer Dhaanto Party 2  - Video
 Heesta Cida inta ka Daawo  - Video
 Lionel Messi sida eey kooxda barcelona ugu hagar baxday yaraantiisii halkaan ka daawo - video 2
 Halkaan ka Daawo Laacibiin badan oo caan ah xiligii eey caruurta ahaayeen sida Rooney, Henry, Lampard, Ibrahimovic iwm - Video
 Nuucyada Gawaarida ugu qaalisan ee Ciaartoyda kala wataan halkaan ka Daawo  - Video
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
 Chelsea
 Arsenal
 Manchester united
 Liverpool
 Manchester City
 Tottenham


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
 Inter
 Juventus
 Milan
 Roma
 Fiorentina
 Napoli


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
 Barcelona
 Real Madrid
 Valencia
 Sevilla
 Deportivo La Coruna
 Atletico Madrid



Xiriiriye.com