Madaxweeynaha dalka Syria Bashar al-Assadwax alle iyo wixii Kartidiisa ah wuu sameeyey si uu u bad baadiyo Xukuumadiisa balse inta badan Shacabka Syria ayaa Qalalaase weli la daba taagan.
Mr.Assad Wasiiro badan ayuu isku shaandheeyey wuxuuna sidoo kale shaqada ka ceeyriyey Wasiiro kale oo lagu eedeeyey wax qabad la´aan .Taas badalkeeda wexeey dhashay ineey sii xoogeeystaan Mudaharaadyada looga soo hor jeedo Xukuumada uu hogaamiyo Madaxweeyne Bashar al-Assad. Qaar ka mid ah Dalalkii Siyaasad ahaan Taageersanaa Madaxweeyne Bashar Al-Assad waxaa ka dhamaaday Dulqaadkii wexeeyna ku qanci la yihiin qaabka uu wax u wado Mr.Assad. Dalalka sida weeyn uTaageersan Xukuumada Madaxweeyne Bashar al-Assad waa Ruushka iyo Turkiga balse hada cadaadis ayeey saareen labadaan dal Xukuumada Mr.Assad Magaalooyin ku yaal dalka Syria Shacabka degan qaarkood Hub ayeey qaateen wexeeyna ku hanjabeen ineey Xukunka xoog uga tuuri doonaan Madaxweeyne Bashar al-Assad . Halkaan ka Daawo Shacabka Syria & Mr.Assad oo isku Jilbo murxay http://www.youtube.com/watch?v=F3gNS-rKTS0