LA YAAB : Mario Balotelli waa Qalbi Ciyaal,Maxaad kala socotaa waxa uu sameeyey iyo Ceebta uu dhigay? >> Laacib aan laga maarmin oo hadane qaab daran !! (Halkaan kala soco Cadeenta) !!
(Barnaamishka LA YAAB SPORT & soo Xero gelinta Wararka Xasaasiga ah ee Xiriiriye.Com) : Dhaqamada xun xun ee uu caadada ka dhigtay Xiddiga Qaranka Italy iyo kooxda Mancester City Mario Balotelli Barwuah ayaa wexeey noqdeen kuwo aan dhamaad leheen oo mararka qaar ka xanaajiya kooxdiisa iyo Taageerayaashiisa qaaska ah.
Dhaqamadiisa xun xun ee faraha badan halkaan laguma soo koobi karo laakiin hadaanu ka soo qaadano kuwii ugu dambeeyey maxaad kala socotaa waxa uu sameeyey Mario Balotelli ?
Lamaanihiisa ama Jaceeylkiisa Gabadha lagu magacaabo Raffaella Fico oo ku mashquulsan Dhar iibsi iyo Aalaabo kale ayuu Mario Balotelli waxa uu isku dayey in uu iibsado mid ka mid ah Buugaagta Porno-Garaafiga ah ee laga qorto Telefoonada Dumarka jirkooda ka ganacsada.
Markii Fadeexadaan lagu qabtay Ciyaaryahan Mario Balotelli Barwuah wuu inkiray wuxuuna ku adkeeystay inuu ku qalday Buug kale oo uu doonayey(Hoos kala soco war bixinta oo Tarjuman).
Ka soo Gudub Kiiskaas oo u yaala isaga iyo Lamaanihiisa Raffaella Fico . Mario Balotelli wuxuu sidoo kale ku mashquulsan yahay maalmahaan arin ay Saxaafada Caalamka ku tilmaamtay Caqli Ciyaal . Hadaba waa maxay arintas.
Gobta iyo Guriga uu ka degan yahay kooxda Manchester City wuxuu meel kasta ku qortay SUPER MARIO, sidoo kale waxa uu Boqolal kun oo Euro ku bixiyey sidii loogu soo Qori lahaa Kabaha uu Kubada ku Ciyaaro magaca ah SUPER MARIO.
Kulamadii ugu dambeeyey ee Koobka Uefa Champions League sida kii Villarreal iyo kulankii ugu dambeeyey ee Fc Bayern Munchen wuxuu Ciyaaryahan Mario Balotelli Garoonka la soo galay Kabahaan cusub oo ay ku qorneed ama lagu soo buufiyey SUPER MARIO.
Mario Balotelli Barwuah waa Laacib aan laga maarmin balse Saxaafada Sportiga iyo Qabiirada ku taqsuusay Ciyaaraha Kubada cagta wexeey Balotelli ku Shabadeeyeen amaba ku tilmaameen Ciyaaryahan Caqligiisa uu weli yahay sida Caruurta oo kale (11-sano Jir).
FILO WAX YAR KA DIB KULAMADII ADKAA EE HORYAALADA INGIRIISKA IYO TALYAANIGA KUWOODII HARSANAA OO LA CIYAARAY
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! (Xiriiriye.com Xarunta Ciyaaraha iyo Mucjisooyinka Caalamka)
### Ein weiterer Tag, eine weitere Schlagzeile um Mario Balotelli. Der italienische Nationalspieler wurde nun von Paparazis beim durchblättern eines Porno-Magazins erwischt, während seine Freundin ihm den Rücken zudrehte.
Der Vorfall ereignete sich gestern Nachmittag in Manchester, während Balotelli & Freundin Raffaella Fico beim Einkaufen bzw. Shopping unterwegs waren. Als sich seine Freundin für einen Moment umdrehte nutzte Balotelli die Gelegenheit um das Pornoheftchen welches zuvor.