England. Sweden, Cameroon, Norway Argentina, Turkiye, Brazil, iyo Ivory Coast oo Guulo Muhiim ah wada gaaray (Halkaan ka Daawo)
Waxaa la ciyaaray kulamo Saaxiibtinimo oo Koox kasta lagu baraaweenayey inta eey Awoodeeda Ciyaareed la egtahay.
Kooxihii waa weynaa qaar ayaa Durba dhulka lagu jiiday sida Italay oo guul daro 1-0 ah kala kulantay Kooxda loo yaqaan Maroodiyaasha Afrika waa Ivory Coast .
Ullevaal Stadion, Oslo Waxaa 2-1 loogu qubeeyey oo isbaaro loo dhigtay Xulka qaranka France oo Magaalada Oslo ee caasimada Norway marti ugu ahaa Qaranka Norge NFF ee Norway
Xulka Sweden oo eey la qumaanan weeysay ineey Kaligood wadada ku lugeeyaan ayaa waxa eey marlabaad soo ceshedeen Zlatan Ibrahimovic oo xiliyadii ugu dambeeyey laga waayey Maslaxa qaranka Sweden wexeyna soo laabashadiisa ka farxisay Taageerayaasha Qaranka Sverige oo indhahooda ku arkay daqiiqadii 4-aad oo Ibrahimovic gool u dhaliyey ciyaar eey 3-0 ku suul daareen Xulka Scotland.
Goolasha Norway waxaa u wada dheliyey oo Difaaca France ka dhex dhuutay Laacib Huseklepp goolka quraa ee France waxaa u saxiixay Ben Arfa.
England ayaa Wimbely 2-1 uga badisay Xulka Hungary, goolasha England waxaa ku baashaalay Stefan Gerrard, , Brazil waxa eey gurigooda ku soo dubatay Xulka US-Boys , goolasha Brazil oo mucjiso waxaa kala dhaliyey Nilmer & Pato , Argentina waxa eey Dublin ku soo saqiir suujisay Qaranka Irland oo Tababarahooda Trapattoni shalay Isbitaal loo lo cararay, xaaladiisana shalay ayaan soo tabinay.
Cameroon oo xoog iyo awood iska raadisay ayaa Guriga xulka Poland 0-3 ku soo badisay, Awoodaas Koobka Addunka waxa eey ugu jirtay Jeebka dambe oo yacni guushaas weey la soo daahday. Goolasha cameroon waxaa 2 ka mid ah u saxiixay Samuel Etoo´ oo garoonka Diiq ka ahaa.
England vs Hungary ayaa sidan isku qaabilay:
England: Hart, Glen Johnson, Jagielka, Terry (Dawson 46), Ashley Cole (Gibbs 46), Barry, Lampard (Zamora 46), Walcott (Young 46), Gerrard (Wilshere 82), Adam Johnson, Rooney (Milner 66).
Subs Not Used: Loach, Cahill, Carlton Cole, Fielding. Halkaan ka Daawo goolasha England : England weey isa soo dhistay, qaabkii hore Fabio Capello ku dheeli jiray waa la badalay http://www.youtube.com/watch?v=HpgkXNOkSCw&feature=channel
Goals: Gerrard 69, 73.
Hungary: Kiraly, Liptak (Komlosi 55), Vanczak (Laczko 46), Juhasz, Szelesi, Vadocz, Dzsudzsak (Koman 46), Rudolf (Priskin 83), Elek (Toth 59), Gera, Huszti (Hajnal 46).
Subs Not Used: Fulop, Czvitkovics, Vermes.
Booked: Rudolf, Laczko, Koman.
Goals: Jagielka 63 og.
Sweden Vs Scotland ayaa sidan isku haleelay:
Sweden: Isaksson, Lustig (Larsson 45), Mellberg, Majstorovic, Safari, Svensson (Wendt 73), Wernbloom (Kallstrom 45), Elmander (Berg 78), Toivonen, Bajrami (Wilhelmsson 64), Ibrahimovic (Hysen 59).
Subs Not Used: Wiland, Granqvist, Olsson.
Booked: Elmander.
Goals: Ibrahimovic 4, Bajrami 39, Toivonen 56.
Scotland: McGregor, Broadfoot (Whittaker 74), Kenneth, Berra, Wallace, Robson (Iwelumo 78), Darren Fletcher, Thomson (Robertson 54), Adam (Morrison 64), McFadden, Steven Fletcher (Boyd 64).
Subs Not Used: Alexander, Miller, McManus, Turner.
Booked: Broadfoot, Robson.
Att: 25,249
Ref: Gianluca Rocchi (Italy)
USA Vs Brazil 0-2 halkaan ka daawo: http://www.youtube.com/watch?v=EbC96f0n_BYhttp://www.youtube.com/watch?v=EbC96f0n_BY
Ivory Coast Italy halkaan ka daawo: Talyaaniga ma xumo Banoonigooda laakiin ciyaartooy badan oo cusub iyo macalinka oo cusub ayaa qaadan doonto waaqti maadama eey aad uga wanaagsan yihiin sidii eey ahaayeen World Cup 2010 in South Africa http://www.youtube.com/watch?v=h5qPLDuYf-s
Poland vs Cameroon 0-3 halkaan ka daawo: http://www.youtube.com/watch?v=OjOAPhEo5Y0
Irland Vs Argentina 0-1 , halkaan ka daawo Goolka Ganzalo Higuain: http://www.youtube.com/watch?v=pCopZCbdVq0&feature=related
Denmark vs Germany 2-2, halkaan ka daawo : http://www.youtube.com/watch?v=J3YO4U1vIK4
Norway Vs France halkaan ka daawo: Faransiiska banooniga ayaa diiday gebi ahaanba waxaa uu Macalin Blank ka dhigay Kooxda loo yaqaan Diiqyaasha Ciyaal wada yar yar oo sida kuwii hore is dhoor dhooreen http://www.youtube.com/watch?v=oTkghwUEXrE
Ukraine vs Holland 1-1 halkaan ka daawo Holland weli wwey adagtahay iskumana dhax yaacin iyada oo laacibiin badan eey ka maqnaayeen sida Jakatoore Arjen Robben oo 2 bil garoomada ka maqnaan doono : http://www.youtube.com/watch?v=CDv2_OcjxX8
Halkaan ka Daawo Tababaraha qatarta ah ee Guus Hiddink oo Turkiga ku bilaabay guulo iyo gool la yaab badan oo uu dhalinayo Xidiga kooxda Galatasaray iyo Qaranka Turkiga Turan Arda, Turkiga vs Romania 2-0 http://www.youtube.com/watch?v=pZxhldvKhs0
Halkaan ka Daawo Sweden vs Scotland 3-0 waxaa wacdaro dhigayo Ibrahimovic oo ku soo loobtay qaranka Sweden : http://www.youtube.com/watch?v=gyQRRmuxpC8
kulamadii dhacay oo dhan inta ka aqri :
Albania 1-0 Uzbekistan
Angola 0-2 Uruguay
Armenia 1-3 Iran
Austria 0-1 Switzerland
China PR 1-1 Bahrain
Czech Republic 4-1 Latvia
Denmark 2-2 Germany
England 2-1 Hungary
Finland 1-0 Belgium
Kazakhstan 3-1 Oman
Lithuania 0-2 Belarus
Malta 1-1 FYR Macedonia
Mexico 1-1 Spain
Moldova 0-0 Georgia
Montenegro 2-0 Northern Ireland
Norway 2-1 France
Poland 0-3 Cameroon
Rep of Ireland 0-1 Argentina
Russia 1-0 Bulgaria
Serbia 0-1 Greece
Slovakia 1-1 Croatia
Slovenia 2-0 Australia
South Africa 1-0 Ghana
South Korea 2-1 Nigeria
Sweden 3-0 Scotland
Turkey 2-0 Romania
Ukraine 1-1 Netherlands
USA 0-2 Brazil
Wales 5-1 Luxembourg
Filo Goor dhaw wararkii ugu dambeeyey ee kala iibsiga Laacibiinta caalamka iyo 10-ka Ciyaaryahan ee looga yaqaan Horyaalada Yurub Bad Boys aqlaaqdaro darteedna ku muteeystay magacyo badan oo xun xun:
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!