| Naima oo wadashaqayn la yeelatay Vålerenga Basket |
Naima Abdirahman oo ah gudoomiyaha ururka SFF - Somalisk familievern forening ayaa waxay wadashaqayn la yeelatay Madaxda Vålerenga Basket oo laga xusi karo macalinka kubada kolayga oo lagu magacaabo Trond Erik.
Wadashaqaynta ayaa ku saabsanayd sidii gabdhaha soomaalida ay jaanis ugu heli lahaayeen inay iyagana ka qaybqaataan ciyaarida kubad kolayga ee Våleranga basket ugu yaboohday caruurta degan grønnland iyo nawaaxigeeda. Trond Erik oo ah macalinka kubada kolayga ee Vålerenga Basket ayaa hadalkiisa sidaan udhigay.
- Vi satser hardt på å gi et veldig godt tilbud til barn på østkanten, for å kunne spille basket. Det er godt å høre at dette nå begynner å bli kjent også utenfor klubben.
Basketskolen har trening på mandager i gymsalen på Etterstad videregående skole. 6-7 år trener kl.16:30-17:30 8-9 år trener kl.17:30-18:30 10-13 år trener kl.18:30-19:30
Det er bare å ta kontakt dersom dere har noen spørsmål.
Og selvfølgelig... Velkommen til VIF basket
Trond waxaa lagala xiriiri karaa tlf: 93231130 |