David Beckham oo markii ugu horeeysay gacanta ku dhigay Horyaalka Major League Soccer,* Xagee laga heeysataa Fc Chelsea?,* Juventus & Inter oo isku heeysta cida loo caleemo saaraayo Horyaalkii buuqa badan dhaliyey ee sanadkii 2006 (Halkaan ka Daawo World Sport News)
*** Kaptankii hore ee Qaranka Ingiriiska David Beckham ayaa markii ugu horeesay 5-sano ka dib waxa uu gacanta ku dhigay Horyaalka dalka Mareeykanka oo Dunida looga yaqaan Major League Soccer (MLS).
David Beckham oo u ciyaara kooxda Los Angeles Galaxy wexeey kooxdiisa Ciyaartii kama dambeeysta eheed 1-0 ku suul daartay kooxdii Xanjada ku noqotay ee Houston Dynamo. Goolka guusha waxaa u saxiixay kooxda Los Angeles Galaxy Laacibka Qaranka USA Landon Donovan Daqiiqadii 72-aad Halkaan ka Daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=BD_IGchY5rw .
*** Kooxaha ugu tunka weeyn Horyaalka Talyaaniga ee Serie A-ga waa Juventus iyo Inter Milan ayaa wexeey si ba´an iskugu heeystaan Horyaalkii sanadkii 2006 laga xayuubiyey kooxda Juventus kaas oo xiligaas loo caleemo saaray kooxda Inter ka dib markii Juventus lagu helay Musumaasuq.
Sheekadaan oo soo cusboonatay kooxda Juventus wexeey ku doodeeysaa in laga soo celiyo Inter Milan Horyaalnimadaas maadaama Inter dhankeeda iyagana lagu helay Fadeexo kale.
Dhanka kale Horyaalka Talyaaniga waxaa hogaankiisa si toos ah ula wareegtay kooxda Juventus oo ka faaideeystay Ac Milan & Lazio oo Bareejo lagu qabtay iyo Udinese oo Guuldaro dhabarka loo saaray .
Natiijooyinkii kooxaha Horyaalka Talyaaniga ay ku kala bexeen Isbuucaan ayaa wexeey tahay sidan :
19.11.
18:00
Inter Milan
2:1
Cagliari Calcio
19.11.
20:45
AC Fiorentina
0:0
AC Milan
19.11.
20:45
SSC Napoli
0:0
Lazio
20.11.
12:30
FC Bologna
0:1
AC Cesena
20.11.
15:00
FC Parma
2:0
Udinese Calcio
20.11.
15:00
Juventus
3:0
US Palermo
20.11.
15:00
CFC Genua
1:0
Novara Calcio
20.11.
15:00
Catania Calcio
1:2
AC Chievo
20.11.
15:00
AC Siena
2:2
Atalanta Bergamo
20.11.
20:45
AS Roma
2:1
US Lecce
Kooxaha Horyaalka Talyaaniga wexeey u kala horeeyaan qaabkaan hoose :
1
Juventus
10
6
4
0
18:7
11
22
2
Lazio
11
6
4
1
16:8
8
22
3
AC Milan
11
6
3
2
23:14
9
21
4
Udinese Calcio
11
6
3
2
13:6
7
21
5
AS Roma
11
5
2
4
15:12
3
17
6
US Palermo
11
5
1
5
14:15
-1
16
7
SSC Napoli
10
4
3
3
13:7
6
15
8
CFC Genoa
10
4
3
3
14:12
2
15
9
AC Chievo
11
4
3
4
10:12
-2
15
10
FC Parma
11
5
0
6
14:18
-4
15
11
AC Siena
11
3
5
3
14:10
4
14
12
Catania Calcio
11
3
5
3
13:18
-5
14
13
Atalanta Bergamo
11
5
4
2
15:14
1
13
14
AC Fiorentina
11
3
4
4
10:9
1
13
15
Cagliari Calcio
11
3
4
4
10:12
-2
13
16
Inter Milan
10
3
2
5
13:17
-4
11
17
FC Bologna
11
3
1
7
9:17
-8
10
18
US Lecce
11
2
2
7
9:18
-9
8
19
Novara Calcio
11
1
4
6
12:20
-8
7
20
AC Cesena
11
1
3
7
4:13
-9
6
*** Horyaalka Dalka Ingiriiska waxaa la celin la yahay kooxda Manchester City oo dhagaha ka tuntay Naadiga Newcastle Utd oo weli aan laga badin horyaalka England. Dhanka Fc Arsenal waxaa cel celis noqday oo Dhuumashadiisa laga yaabsan yahay Laacibka Qaranka Holland Robin Van Persie oo Goolashiisa eey noqdeen kuwo lagu sii tashto.
Waxaa beerta ku jirto oo isku dhex yaacday kooxda heeysata Laacibiinta ugu qatarsan Horyaalka Ingiriiska waa Fc Chelsea. Macalinka kooxda Fc Chelsea oo aad u da´yar waxaa lagu eedeeyey inuu kooxda u Ciyaarsiiyo qaab qaldan oo sababay in Gurigoodo dhibcaha looga tirsado .
Fc Chelsea waxaa 1-2 ku soo garaacday Fc Liverpool waxaana Goolka guusha ka xareeyey Ciyaaryahan Glen Johnson daqiiqadii 87-aad. Xiddiga Fc Chelsea ugu liitay ama booskiisa laga soo xaroonayey wuxuu ahaa Laacib John Obi Mikel.
Man Utd wexeey ku fakatay Gool agoon ah oo eey uga soo badiyeen kooxda Swansea City . ManU goolkaas waxaa u saxiixay Ciyaaryahan Hernandez.
HORYAALKA ENGLAND KOOXAHA WEXEEY ISBUUCAAN ISKU MACSALAAMEEYEEN QAABKAAN HOOSE :