Gabdhaha Soomaaliyeed oo la sheegay ineey Qaab ahaan ka Qurux badan yihiin Dumarka kale ee Qaarada Africa iyo Qaar ka mid ah Gabdhahaas oo Shaqooyin ka hela Shirkadaha Dharka xayeysiiya (Halkaan ka Daawo Muuqaalka Gabdho fara badan !!) .
Muuqaal ahaan waxaa la isku raacay ineey Gabdhaha Soomaaliyeed si aad ah uga Qurux badan yihiin Dumarka kale ee Qaarada Africa. Cadeeynta arintaan waxaa laga soo xigtay Shirkadaha iyo Shaqsiyaadka Xayeeysiiya nuucyada kala duwan ee Dharka Modelka cusub ah.
Shirkadaha xayeeysiiya Dharka ayaa inta badan wexeey ka heleen Midabka dhiiga furan ee lagu yaqaan asal ahaan Dumarka Soomaaliyeed. Waxaa sidoo kale qaab ahaan aad u shabaho muuqaalka Dumarka Soomaaliyeed Gabdhaha ka soo jeeda dalalka Eretareya iyo Itoobiya oo iyagana Shirkadaha dharka xayeeysiiya eey sheegeen in labadaas wadan eey Dhiig furan yihiin sida Soomaalida.
Shirkadaha Dharka xayeeysiiya ayaa Dumarka Soomaaliyeed wexeey ku tilmaameen in xiligaan si weeyn looga dhex heli karo Gabdho badan oo qaab ahaan Shirkadaas soo jiitay soona xasuusiyey xiliyadii eey Waris Diiriye dharka u xayeeysiin jirtay.