JARAAIDKA CAALAMKA : Jaceeylkii Gerard Pique & Shakira oo kala Jeexmay,* Gerard Pique hadii uu ka Faaideeysan waayo Fursadaan Qaaliga ah Xitaa Leo Messi ma cafin doono Taajiradaan uu Messi ku sheegay inuu Codkeeda iyo Heesaheeda aad u jecel yahay (Halkaan ka Daawo Muuqaalo Top ah oo aanu Qisadaan cusub idinkaga soo aruurinay ,Waka Waka Vs Pique)
Difaaca Qaranka Spain iyo kooxda Fc Barcelona Gerard Pique & Fanaanada weeyn ee Taajirada ah waa Shakira Isabel Mebarak Ripoll ayaa waxaa soo kala dhex galay Qilaaf xoogan.
Gerard Pique waa 24 Jir Shakira-na waa 34 Jir wexeeyna labadooda isku soo barteen Koobkii Adduunka 2010 oo Sanadkii la soo dhaafay lagu soo gaba gabeeyey dalka South Africa.
Fanaanada Shakira waa Heesaa Taajirad ah oo u dhalatay dalka Mareeykanka balse asal ahaan wexeey ka soo jeeda dalka Colombia waxaana iska dhalay Qooys Lubnaan iyo Colombiyaan ah.
Shakira wexeey qaaday Heestii ugu macaaneed Ciyaaraha kubada cagta gaar ahaan Heestii Waka Waka oo loo sameeyey Koobkii Addunka 2010 >>> Halkaan ka Daawo http://www.youtube.com/watch?v=pRpeEdMmmQ0 .
Xiddigaan iyo Xiddigtaan oo ku heshiiyey una sheegay war baahinta dhoor bilood ka hor ineey ilmo isku dhali doonaan weliba dhigan doonaan Aroos balaaran ayaa Riyadaas hada wexeey noqotay mid hal bacaad ku lis ah.
Balan ka baxa buuqa iyo Qiyaanada wexeey ka timid dhanka Difaaca Fc Barcelona Mr.Gerard Pique oo Gabar kale ku balamiyey meel Maqaaxi ah (Restaurant ) waxaana arintaan ka war heshay Shakira oo noqotay qof aan la gaadi karin maadaama eey iyada horay wax u soo gaadi jirtay. Ciyaaryahan Gerard Pique oo lagu tiriyo Ciyaartooyda Manaxayaasha loo yaqaan ayaa isku dayey inuu Kiiskaan Daboolo weliba eeysan si fudud ku dhaafin Shakira oo inta badan Aktarada Filimaanta Mareeykanka iyo Laacibiinta Caalamka eey Xarasha ama waxa loo yaqaan is gaad gaadka ku hayaan.
Halkaan ka Daawo Xiddigaan iyo xiddigtaan oo isla jilay Jaceyl kulul oo nuuciisa lagu sheegay (I soo Wareeji) >>> http://www.youtube.com/watch?v=4QqBvGfzf1s&feature=fvst .
Jaraaiyada Caalamka qaar ka mid ah ayaa wexeey qoreen hadal u eg mid qoorta isku galin doono Leo Messi Vs Pique maxaa yeelay Qaar jaraaidyada ka tirsan ayaa wexeey badaleen hadal uu ku sheegay Messi inuu Taageere weeyn u yahay Shakira weliba aad u jecel yahay Codkeeda Qafiifka ah.
Jaraaidyada wexeey Hadalka Messi u badaleen sidan (Qofkii Codkaaga jecel,adoo dhana wuu ku jecel yahay). Leo Messi ma ahan Reero Shukaansi waa Xiddig hadaladiisa oo dhan eey Gaja gaja yihiin ama waxa eey Soomaalida u taqaan (Qofka Carabka la)
Jaraaidyada aan cabsan ee ka soo baxa dalka Spain gaar ahaan (Marca-Sport) waxa uu si Live ah oo aan geed loogu soo gamban ku yiri sidan " Messi wuxuu ku jira xiddigaha ugu Lamaanaha ama Jaceeylka foosha Xun,, . Laacibiinta Caalamka kuwooda ugu caansan wexeey dhexda ku wada dhegan yihiin Dhoocilo laga qeeyliyey Quruxdooda oo u badan nuuca loo yaqaan Baloondaha.
Jaceeylka Leo Messi ma kasta wexeey la kulantaa caay iyo Aflagaado eey u geeystaan qaar ka tirsan wargeeysyada oo u sarbeebe ama Quruxdeeda wax ka sheega iyaga oo leh Xiddig sidaan oo dhan u qaalisan uma Qalanto Saaxiibta Messi. Leo Messi Lamaanihiisa ama Jaceeylkiisa waxaa lagu magacaabaa Antonella Halkaan ka Daawo Jaceeylka Leo Messi >>> http://www.youtube.com/watch?v=BIziO_St7KE&feature=related .
Ugu dambeeyntii Qaar badan oo Jaraaidyada Caalamka ah ayaa wexeey leeyihiin Gerard Pique hadii uu Xariif ama Xiddig caqli badan yahay wuu Difaacan doono Fanaanada Codka macaan ee u dheesha sida La yaabka ah
Halkaan ka Akhri Wararka Shakira Vs Pique laga qoray ka dibna Hoos ka Akhri Leo Messi oo leh waan Jeclahay Codka Shakira waana Taageeraa (Yaab) :
##
Erst Anfang des Jahres machten sie ihre Beziehung öffentlich. Jetzt soll der Liebeszauber schon wieder vorbei sein. Gerüchten zufolge betrog Fußballspieler Gerard Piqué (24) seine Shakira (34).
heißblütige Kolumbianerin natürlich nicht gefallen und zeigte Piqué die rote Karte.Daraufhin gab die Latina dem Kicker den Laufpass. Das berichtet jedenfalls die mexikanische Zeitschrift Das ging jetzt ganz schön schnell, denn noch in der letzten Woche wurde das schöne Paar in einem Edel-Restaurant in Barcelona gesichtet.
Offiziell ist das Liebes-Aus allerdings noch nicht bestätigt. Wer weiß, vielleicht gibt's ja eine Verlängerung?
Die "Femme fatale" in dieser Geschichte soll übrigens um einiges jünger sein als Shakira Das lässt sich so eine heißblütige Kolumbianerin natürlich nicht gefallen und zeigte Piqué die rote Karte.
Messi "Ich Bin Fan für Shakira, Auch Lionel Messi bekam ein dickes Lob für Shakira.##