Man City oo Lafaha ka tuntay Fc Liverpool,* Real Madrid oo Wacdaro dhigtay,*Xaqiiqada Xiriirka ka dhaxeeya Man Utd iyo Macalin Josep Guardiola oo sii xoogeeysatay (Akhri Cadeenta),* & Maamulka Fc Liverpool Ragii difaaci lahaa Cunsurinimadii uu Luis Suarez kula kacay Patrice Evra oo Maxkamada ka kala dhuuntay iyo Kiiskaan oo si weeyn ugu cadaaday Sheeydaankii Qaniinyada Luis Suarez (Akhri Cadeenta)
*** Kooxda Manchester City oo hogaanka u heeysa Horyaalka Ingiriiska ee Premier-League ayaa Ciilkii ay ka soo qaaday kulamadii ugu dambeeyey wexeey kula dhacday Fc Liverpool oo marti u eheed (3-0).
Goolasha Man City waxaa u kala saxiixay Laacibiinta kala ah Sergio Agüero Daqiiqadii 10-aad, Xiddiga heeysta Laacibka Qaraada Africa Yaya Toure ayaa raacsaday Goolka 2-aad Daqiiqadii 33-aad waxaana Goolka Sadexaad oo Rigoore ahaa Ciyaarta ku soo xiray James Milner Daqiiqadii 75-aad.
Taageerayaasha kooxda Man City oo ahaa 47.131 Qof ayaa mar qura wexeey dhamaadkii Ciyaarta bilaabeen buuq qeeylo ka dib markii labo Jeer Jaalle Rooso isku badalay loo taagay Xiddiga Man City Gareth Barry . Halkaan ka Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=iXaZFfFKN1E.
Caawa waxaa lagu wadaa inuu Kulan adag dhex maro kooxaha Newscastle Vs Man Utd saacadu markeey tahay21.00. Manchester City wexeey leedahay 48 Dhibcood halka Man Utd ay ka leedahay 45-Dhibcood.
*** Xiriirka Kubada Cagta ee dalka Ingriiska wexeey si toos ah u shaaciyeen Weeraryahanka kooxda Fc Liverpool iyo Qaranka Uruguay Luis Suarez inuu ku cadaaday Dambigii ahaa inuu cunsuriiyey Difaaca Man Utd & Qaranka Faransiiska Patrice Evra.
Xiriirka Kubada Cagta ee dalka Ingiriiska (FA) wexeey kaloo sheegeen Ragii ka socday dhanka kooxda Fc Liverpool ee Difaaci lahaa eedeeysane Luis Suarez markii ay Maxkamada tustay Cadeentii lagu helay Luis Suarez ineey soo xaadiri kari waayeen maalintii 2-aad ee Dacwada.
Weeraryahan Luis Suarez oo Saxaafadu ugu yeerto Sheeydaankii Qaniinyada ayaa waxaa hada loo jaray 8-kulan oo toos inuusan soo xaadiri karin hooryaalka dalka Ingiriiska ee Premier-League. 15-kii Bishii Oktoobar ayeey eheed markii uu Luis Suarez inta u soo dhawaaday Ciyaaryahan Patrice Evra dabadeedna ku yiri 7-jeer sidan " Waxaad tahay Wasaqle Neegar oo qurun ah. >>> (Liverpool musste hingegen erstmals auf Stürmerstar Luis Suarez verzichten. Der Uruguayer war wegen angeblicher rassistischer Beleidigung gegen Manchester Uniteds Patrice Evra für acht Spiele gesperrt worden, der Verein wird gegen die Sperre keinen Einspruch erheben. Das gab der Englische Fußballverband (FA) am Dienstag bekannt. Wie die FA weiter erläuterte, soll der Profi aus Uruguay während der Partie am 15. Oktober gegenüber Evra siebenmal den Ausdruck ?Negro" verwendet haben.
*** Kooxda Kubada cagta ee Real Madrid wexeey ka yaabsatay Naadiga Malaga oo Real Madrid kala hormartay 2-Gool Ciyaar ka tirsaneed Koobka Boqortooyda Reer Spain. Malaga oo Marti u eheed Real Madrid waxaa goolasha Ciyaarta qeeybteedii hore u kala Saxiixay Sergio Sanchez 10-aad iyo Difaaca reer Argentina Martin Demichelis 29-aad.
Kooxda Real Madrid oo badal lagu faaiday sameeysay waxaa sadexda Gool u kala saxiixay Laacibiinta kala ah Xiddiga Qaranka Germany ee asal ahaan ka soo jeeda dalka Tunisia Sami Khedira Daqiiqadii 68-aad, Goolka labaad waxaa raacsaday Xiddiga reer Argentina Gonzalo Higuain Daqiiqadii 70-aad. Ugu dambeeyntii Goolka Guusha ee Naadiga Malaga lagu Cirib tiray waxaa dhaliyey Laacibka heeysta Xiddiga Sanadka ee dalka Faransiiska waa Weeraryahan Karim Benzema Daqiiqadii 78-aad. Halkaan ka Daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=0SYGNV8Yl1w .
*** Maamulka ugu sareeya kooxda Fc Barcelona ayaa wexeey Dagaal xoogan ugu jiraan sidii uu ula sii joogi lahaa Macalin Josep Guardiola oo lagu wado inuu heshiis Cusub saxiixo. Masuulka ugu sareeyo Kooxda Fc Barcelona ninka lagu magacaabo Sandro Rosell waxa uu Saxaafada Sportiga u sheegay ineey dhankooda wax kasta diyaar ula yihiin sidii ay ku ceshan lahaayeen Macalin Josep Pep Guardiola oo sheegay inuu ka soo fakari doono inta uu saxiixin heshiis cusub.
Josep Guardiola waa 40 jir wuxuuna kooxda Fc Barcelona ku soo biiray sanadkii 2008 kaas oo ilaa iyo hada u qaaday 15 Koob oo ay Fiinaal yimaadeen 13 ka mid ah waxaana ugu waa weeyna 2-Koobka Uefa Champions League ah iyo 3-Jeer oo horyaalka dalka Spain ah kuwaas oo ahaa Xiirir isku xigay markii ay qaadayeen.
Josep Guardiola oo Saxaafada la hadlayey waxa uu yiri sidan >> (Ich habe mich noch nicht entschieden. Gäbe es eine Entscheidung, würde sie der Präsident kennen", so Guardiola,, " Weli go´aan ma gaarin ,balse markaan go´aan gaaro waa qasab inaan ogeeysiin doona Masuulka ugu sareeya Barcelona,,
Qandaraaska Macalin Pep Josep Guardiola ee kooxda Fc Barcelona waxa uu ku eg yahay xili Ciyaareedkaan wexeeyna Saxaafada Spain iyo tan dalka Ingiriiska qoreen inuu jiro xiriir ka dhaxeeya Maamulka Man Utd iyo Macalin Josep Guardiola.
Saxaafada ayaa qortay Lacala hadii uu Macalinka Man Utd Mr.Sir Alex Ferguson Ciyaaraha ka fadhiisto inuu badali doono Pep Josep Guardiola .Dhanka Fc Barcelona hadii uu xili Ciyaareedkaan ka tago Macalin Pep Josep Guardiola wexeey xirteen booska Tabaraha kooxda Athletic Bilbao waa Macalin Marcelo Bielsa. >> (Josep Guardiola hat sich bezüglich seiner Zukunft als Coach des FC Barcelona bedeckt gehalten. Der Vertrag des 40-jährigen Trainers läuft am Ende der Saison aus: ?Ich habe mich noch nicht entschieden. Gäbe es eine Entscheidung, würde sie der Präsident kennen", so Guardiola. Seit seiner Amtsübernahme 2008 holten die Katalanen 13 von 15 möglichen Titeln, davon zweimal die Champions League und drei Ligatitel in Folge. ?Er weiß, es ist seine Entscheidung. Wir werden alles tun, damit er nicht nein sagen kann", gibt sich Clubpräsident Sandro Rosell optimistisch, den Coach halten zu können. Sollte Guardiola den Verein verlassen, gilt Marcelo Bielsa - derzeit bei Athletic Bilbao - als möglicher Nachfolger. Guardiola selbst wird als einer von mehreren ?Erben" von Sir Alex Ferguson bei Manchester United gehandelt. Guardiola winkt allerdings ab: Er hoffe, dass Ferguson ?noch ein paar Jahre" bei ManUnited weitermache.