ILA QOSOL SPORT & CIID WANAAGSAN: Waraaqaha eey Taageerayaasha ku soo dhex tuuraan Garoonka dhexdiisa oo koox Weyn Guul daro dhabarka u saartay & Mehmet Scholl oo Kubad ka cabsaday isaga oo Wareeysi dhiibayo(Halkaan ka Daawo)
CIID WANAAGSAN OO WACAN DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED MEEL KASTA OO EEY DUNIDA KA JOOGAAN GAAR AHAAN MAAMULKA WWW.XIRIIRIYE.COM WAXA EEY SI QAAS AH HAWADA SALAAN AAD U QIIMO BADAN U MARINAYAAN BAHDA CIYAARAHA EE KU XIRAN WAR BAAHIYAHA SPORTIGA EE XIRIIRIYE, MAR LABAAD CIID WANAAGSAN OO WACAN WALAALAYAAL DHAMAANTIIN !!!
Barnaamishka ILA QOSOL SPORT: waxaanu maanta idin kugu heeynaa Labo arimood oo aad u yaab badan ama aad qosol kala kulmi doontit.
Arinka 1--aad ayaa ah Waraaq Garoonka eey ku soo dhex tuureen Taageerayaasha oo sabab u noqotay in Kooxda Hambrug koob laga reebo wexeeyna ciyaar adag la la haayeen Kooxda eey xifaaltamaan ee Bremen.
Qeeybta 2-aad waxaad ka daawataa Laaciibkii hore ee Qaranka Germany & Kooxda Bayer münchen Mehmet Scholl isaga oo Ciyaartii dhex martay Wadamada Biljamka vs Germany ka diday ama si weeyn uga cabsaday Kubad aan dhankiisa u soo socon.
Mehmet Scholl oo Wareysi siinayey Tv-ga Qaranka Jarmalka ee ARD (1) ayaa waxaa hal mar la arkay isaga oo gacmaha xirtay Buujimo camal waxaana arinkiisa uu noqday midkii shalay iyo Maantaba ugu hadal heeynta badnaa dhanka Saxaafada Sportiga. Cabsida Mehmet Scholl ayaa timid ka dib bilooyin ka hor oo wariye kale oo wareeysi qaadeysay uu Madaxa Banooni shuut ah uga dhacay !