Maxaad ka taqaan 5-ta Hees ee Taageerayaasha Milan daqiiqado yar ka dib isku bad badalaan. Ku biiri Aqoontaada Sport (Halkaan ka daawo Magacyada & Heesahaba)
Kooxda kubada Cagta ee Ac Milan ayuu Maanta Xiriiriye shiishka saaray Codsi inooga yimid Aqristayaal farabadan oo doonayey ineey bal mar uun www.xiriiriye.com ka dhageeystaan Heesaha eey Taageerayaasha Kooxda Milan isku bad badalaan daqiiqado yar gudahood.
Taageerayaasha Ac Milan ayaa magacyada heesahan sidan ugu kala yeera: Milan Milan per Sempre... Forza Milan...Olee Olee Olee, .. Milan Milan Zola.. iyo ugu dambeytii We Will Rock You oo hees Mareykan eheed..
Kooxda Milan ayaa dhamaan qaarada Yurub iyo Horyaalka Talyaaniga looga yaqaanaa Rossoneri" oo ah midabka eey ku dheesho Barnaamishkaan waxa uu qeeyb ka yahay Ku biiri Aqoontaada Sport oo ka baxa Maalin kasta www.xiriiriye.com
Ogeeysiis. waxaa la ogeeysiinayaa Bahda Kubada cagta ee ku xiran www.xiriiriye.com in Saacado ka dib aanu bilaabi doono Cod loo qaadaayo 10-kii Gool ee ugu quruxda badneed Champions League 2009/2010 taas oo la doonayo inaad si degan ugu codeeyso kan aad is leedahay waa ugu qurux & la yaab badan yahay.. Mahadsanidiin.