MUCJISOOYINKA CAALAMKA : Weeraro lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Sanca iyo Rakaabkii Diyaaradaha oo loo weeciyey dhanka koonfureed ee Garoonka Cadan (Halkaan ka Daawo Qalalaasaha Yeman oo weli socda) Tan iyo intii uu socday Qalalaasaha dalka Yeman waxaa markii ugu horeeysay maanta la weeraray Garoonka Diyaaradaha Sanca ee Caasimada dalka Yeman, ilaa 3 Qarax oo waa weeyn ayaa laga maqlay Gudaha Garoonka Sanca waxaana isla markiiba Diyaaradihii Rakaabka loo weeciyey dhanka Koonfureed oo uu ku yaal Garoonka Diyaaradaha ee Cadan.
Lama ogo qasaaraha ka dhashay Madaafiicdaas lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Sanca balse Telefishinada Caalamka waxaa si toos ah looga daawanayey xiligii Duqeeynta eey ku socotay Garonka Sanca.
Dhanka kale waxaa weli sii badanaya Qalalaasaha iyo Banaanbaxyada lagu hayo Xukuumada Madaxweeyne Cali Cabdalla Saalax oo Maalintii harkeeda cad lagu Banaanbaxo halka Habeenkii marka uu gabalka dhaco la weeraro Goobaha eey degen yihiin Ciidamada Daacada u ah Madaxweeyne Ali Abdalla Salah.
Halkaan ka Daawo ismari waaga Yeman http://www.youtube.com/watch?v=9SVyLigDLWw
Auf einem Luftwaffenstützpunkt neben dem Flughafen der jemenitischen Hauptstadt Sanaa haben sich gestern vier schwere Explosionen ereignet. Zwei Kampfflugzeuge seien in Flammen aufgegangen, erfuhr die Nachrichtenagentur AFP aus Flughafenkreisen.
Über die Ursache der Explosionen wurde zunächst nichts mitgeteilt. Der Flughafen von Sanaa wurde den Angaben zufolge gesperrt, sämtliche Flüge wurden nach Aden im Süden des Landes umgeleitet. Nach zwei Stunden sei der Flughafen wieder geöffnet worden, und eine Maschine der Fluggesellschaft Yemenia sei zu einem Inlandsflug nach Aden gestartet.
Zeugen berichteten von lauten Detonationen aus der Gegend des Luftwaffenstützpunktes und von Rauchschwaden. Unklar war, wie es zu den Explosionen kam.
Proteste gegen Saleh
Der Jemen wird seit Ende Jänner von Protesten gegen Staatschef Ali Abdallah Saleh erschüttert. Die Hauptstadt Sanaa ist immer wieder Schauplatz von Zusammenstößen zwischen Armee und Regierungsgegnern, aber auch von Kämpfen zwischen der Armee und regierungsfeindlichen Clans. Nahezu täglich finden im Jemen Demonstrationen gegen Saleh statt, der das arabische Land seit 33 Jahren führt.