Rumeeyso ama ha Rumeeysan Halkaan waxaad ka Daawan doontaa Madaxweeynaha Dalka Mareeykanka Mr.Barack Obama oo ku Ciyaaraya Heesta Xassan Aadan Samatar (Halkaan ka Daawo Mucjisadaan)
Madaxweeyne Obama waa Shaqsiga ugu Taageerada badan Maslaxa madaxweeyneyaasha Caalamka, waa Madaxweeyne hadba la jaan qaada Shacabkiisa dhanka Xafladaha Iwm. Obama wuxuu ciyaaraa Nuuc alle iyo nuucii Music ah oo eey Xafladaha ku dhigtaan dadka Casuma Madaxweeyne Obama.
Hadaba Qoob ka Cayaar lala yaabo ayuu Muujiyay Madaxweyne Obama isagoo aad u faraxsan , Dadka qaar ayaa Madaxweyen Obama u qiray inuu Yahay Madaxweynihii Ugu beesaanisanaa ee Aduunka Soo mara Maadaama Madaxwayne Obama Yahay Nin ciyaara Ciyaaraha Nuuc Waliba Hadaba Filimkaan ayaa ka Daawan Doontaan Hab Dhaqanka Madaxwayne Obama oo ku Faraxsan Marti qaad uu ka helay Barnaamish Tv.
Halkaan ka Daawo Obaama oo Xaraarad qaaday >>> http://www.youtube.com/watch?v=yrqYrvgGuSs