ILA QOSOL SPORT: Ruwaayad aad u Qosol badan oo laga suubiyey Morinho,Mesut Özil Vs Cristiano Ronaldo(Daawo) Iyo Faalada Kooxaha Maanta The Uefa Champions League Ciyaaraya.
Kooxda Crackovia oo mar kasta Ciyaartooyda caanka ah Ruwaayad ka suubisa ayaa markaan wexeey daba dhigteen Jose Morinho & Mesut Özil oo hada ku soo biiray kooxda Real madrid.
Shactirooleyashaan ayaa waxa eey ka dhisan yihiin dalka Spain. Ruwaayada ayaa wexeey ku saabsan tahay ama ku bilaabaneysaa Moriho oo la taagay Alabiitaraha ciyaar inta eeysan Garoonka u bixin xili eey ku sugan yihiin Kabiinaha Hoolka hoose ee Ciyaartoydu ku nasato ayaa waxaa Xanaaq u soo galaayo kabiinaha C.Ronaldo oo kubada ku shuudaayo Morinho isaga oo leh : Banooniga aan u baaso ama soo habeeyo weey iga qasaariyaan Xiddiga Real Madrid.. Intaas ka dib Jose Morinho ayaa waxa uu arkayaa Nin loo soo ekeesiiyey sida Lacib mesut özil oo Qaanada la iskaga badalo dharka taagan.
Morinho ayaa soo jeedinaya ka dibna ka baqaayo indhaha mesut Özil..waxaana uu weydiinayaa cida uu yahay iyo luuqada uu yaqaano..Özil ayaa ku jawaabayo Frankfurt ayaan ku dhashay laakiin Turki ayaan ahay oo sidaan ayaan u Niikinaa.. Intaas ka dib Ronaldo ayaa waxa uu ka cabsan doonaa Indhaha Mesut Özil isaga oo ku dacweenaayo Jose Morinho kuna leh waan ka cabsanayaa Indhaha Kumbiyiitarka ah ee Özil...Ugu dambeentii c.Ronaldo ayaa banaanka loo ceerinayaa ka dib markii uu Jose Morinho ku dhaho sidan: Aniga waxaan doonayaa inaanQaranka Portugal goolal u dhaliyo laakiin ma doonaayi inaan Real wax goolah ah u saxiixo..lol DAAWASHO WACAN : http://www.youtube.com/watch?v=8xqbuWVGtKE&feature=related.
Dhanka kale waxaa maanta la ciyaarayaa kulamadii 2-aad ee the uefa Champions League.. kooxaha ayaa sidan isku qaabili doono :
FC Basel Vs
Bayern München
20.45
AS Roma Vs
CFR Cluj
20.45
Spartak Moskau Vs
MSK Zilina
18.30
Chelsea Vs
Olympique Marseille
20.45
AJ Auxerre
Vs Real Madrid
20.45
Ajax Amsterdam
Vs AC Milan
20.45
Partizan Belgrad
Arsenal
20.45 Uhr
Sporting Braga
Vs Schachtjor Donezk 20:45..Fiiro gaar ah , Ajax waxa eey marti qaadi doontaa Milan oo wadata Laacibiinteedii hore ee Ajax soo caan bixisay sida Seedorf iyo Ibrahimovic.