Maxaad ka taqaan Jaceeylka cusub ee Cristiano Ronaldo? Halkaan ka Daawo Video 5-Party ah iyo qaabka uu u ciyaarsiiyo isaga oo Dhabarka danbe ka qaniinaayo weliba geeyey meelo muhiim ah oo Bulshadu iskugu timaado.
Waxaa inta badan lagu xantaa xiddiga kubada cagta ee Qaranka Portugal iyo kooxda la magac baxday Libaaxyada Yurub ee Real Madrid Cristiano Ronaldo inuu yahay shaqsi tumasho badan oo weliba Dumarka been u sheega isaga oo inta Jaceyl ku abuuro ka dibna uga baxo markuu ka dhameeysto datuu ka lahaa.
Hadaba Xantaas baaxada weeyn ee Laacib Cristiano Ronaldo suuqa iyo Maslaxa kubada cagta u taalay wuu soo tir tiray oo waxa uu ka doortay hal Jaceeyl isaga oo ku daadiyey kumanaan Dumar & Hablo qur qurxoon ahaa oo inta badan maal qabeeno iyo aktaro ahaa.
Jaceeylka cusub ee Cristiano Ronaldo Indhaha kala baxday kuna abuurtay Xubi dhab ah oo aan aheeyn wixi hore iyo tumashadii uu ku soo caan baxay ayaa waxaa lagu magacaabaa Irina Sheik wexeeyna 6-dii Janaayo 1986 ku dhalatay Yemanzhelinsk oo ah magaalo ku taal dalka Russia wexeeyna xayeysiisaa Russian fashion model-ka iyo weliba Cream-ka la marsado jirka. Cristiano Ronaldo ayey iska cadahay markaan in uu Bajaqdaan jaceeyl baaxad weeyn u qaaday maxaa yeelay waqti badan ayuu ku lumiyaa la kulankeeda halka Hablihii hore eey isaga si weeyn u gaad gaadi jireen .
Hadaba halkaan ugu hooseeyso ka Daawo Party 1, 2, 3,& 4 Video muqaal ah oo aan idinkaga diyaarinay:
Waxaadna wax yar ka dib filataan wararkii ugu dambeeyey ee Horyaalada oo qaar la ciyaaray iyo Barnaamishka La Yaab oo maanta aan caadi aheeyn weliba aad uga bogan doontaan Laacibiin caan ah oo xayeeysiin sameeneysay oo mid ka mid ah lagu eedeeyey sawir uu galay inuu ku ceeynaayey Dalka Mareykanka dhankiisa kubada cagta( Filo Goor dhaw La Yaab And Today) !
Halkaan ka Daawo (qeeybta 1-aad ) Laacib Cristiano Ronaldo oo Jaceeylkiisa Cusub geeyey Daawasho ciyaarta Basketball-ka ah madaama eey aad u jeceshahay: http://www.youtube.com/watch?v=nYZBP13mb7o&NR=1