Ifka waxaan ugu Necbahay Xiliyada aan Aalamiitada ka soo daaho ee la igu Ganaaxo inaan Dhamaan soo Aruuriyo Kubadihii eey kooxda ku Tababaraneeysay Joornaaliistihii SuŽaal iga weey diiyo Sababta aan Shaqsiga ugu dambeeyo u noqday iyo waxa igu kalifay inaan Kubadaha soo Aruuriyo : Sidaas waxaa Yiri Wayne Rooney !!
Ciyaaryahan Wayne Mark Rooney oo u waramaayey Jaraaidka Sun-Sport ayaa waxa uu Hawada soo mariyey hadal u ekaa mid uu ku doonaayey inuu iskaga riixo Dabadhigashada badan ee mar kasta eey ku doonayaan Joornaalistayaasha ineey SuŽaalo badan ku weey diiyaan. Rooney oo la weey diiyey sababta uu inta badan uga cararo SuŽaalaha Joornaaliistayaasha ama ugu Jir xumeeyo ayaa waxa uu ku jawaabay sidan : >> Run ahaantii xiliyada aanan faraxsaneeyn ee Daruufaha kala duwan eey jiraan ma jecli in la i daaqulo ama hadalo kale la igu fur furo, Ifka waxaan ugu Necbahay Xiliyada aan Aalamiitada ka soo daaho (Qaranka Ama Naadiga) ee la igu Ganaaxo inaan Dhamaan soo Aruuriyo Kubadihii ama Banooniyaashii eey kooxda ku Tababaraneeysay Joornaaliistihii SuŽaal iga weey diiyo Sababta aan Shaqsiga ugu dambeeyo u noqday iyo waxa igu kalifay inaan Kubadaha soo Aruuriyo, Joornaaliistayaasha Nuucaas ah waxaan aniga u arkaa kuwo dhibaato kale doonaya waxaana inta badan ku sameeyaa Waji xumeen oo marka eey igu soo ordaan ama Kamerada la soo kala baxaan xitaa Salaanta kama qaado oo waan ka dhaqaajiyaa iyaga oo iska Hantaatacaayo ama raba wax u Jawaabo oo eey Sawiro ka qaadaan .
Wayne Mark Rooney ayaa waxa uu hadal kiisa ku soo xiray sidan : Waxaa hubaal ah ineey Jiraan Joornaaliisteyaal Caqli badan oo inta badan ka Qaleeya marka uu Ciyaartooyda Buuqa ku furan yahay, Laakiin kuwo waxaa jiro Caqligooda uu yahay sidii eey Ciyaartooyda uun uga xanaajin lahaayeen si eey ugu soo caan baxaan ama loo yiraahdo waxaad Ciyaaryahan Hebel weey diisay SuŽaal kulul.
Ciyaaryahan Wayne Mark Rooney ayaa daboolay inuu ka mid yahay Ciyaartooyda nuuca loo yaqaan Seeflaboodiinta ee mar kasta iska xanaaqsan wuxuuna eeda iyo Xanaaqa faraha badan dhamaan dusha ka saaray Joornaaliisteyaal uu ku sheegay ineey markaste xumaantiisa ka shaqeeyaan oo inta badan eey ku sugtaan Dibada halka eey ku Aalamiiteeyaan si eey Sawiro uga qaadaan isaga oo xanaaqsan ama ciyaartooyda kale la kaftamaayo !!!!!!!!!!