Neymar oo Lacag badan diidan ,*Laacibiinta Brazil oo ku sii qul qulaya dalkooda Hooyo,*Henry oo Taageere ay Qoorta isla galeen si toos ah u raali galiyey & Wararkii ugu dambeeyey ee WORLD SPORT NEWS !!
*** Xiddiga Qaranka Brazil iyo Kooxda Fc Santos Neymar da Silva weli wexeey diidan yihiin isaga iyo kooxdiisa 60-Milyan oo Euro oo uga imaan leheed kooxda loogu yeero Boqorada reer Yurub ee Real Madrid. Markii ugu horeeysay Neymar wuxuu si toos ah u yiri " uma socdo Real Madrid inta ayaan joogayaa,,
Ronaldo De Lima isaga oo 18 jir ah ayuu Qaarada Yurub soo caga dhigtay, Ronaldinho iyo Ricardo Kaka iyaga oo 21 jir ah ayeey kooxaha Yurub u yimaadeen balse waxaa la garan la´yahay sababta Fc Santos oo 60 Milyan oo Euro loo gaaray ugu dhegan tahay Laacib Neymar da silva oo kooxdiisa keenay Fiinaalihii koobka Qaaradaha .>> (Wunderkind Neymar sagte selbst Real Madrid ab, das 60 Millionen Euro geboten hatte, um bei seinem Verein FC Santos zu bleiben, Stürmerlegende Ronaldo ist mit 18 Jahren nach Europa gegangen, Ronaldinho und Kaka verließen die Heimat mit 21. Die Zeiten, in denen europäische Topclubs ungestört auf dem brasilianischen Kickermarkt ). <<
*** Dhanka kale waxaa sii badanaya Laacibiinta Reer Brazil kuwooda ku sii qul qulaya gudaha dalka Brazil halka markii hore ay ka ahaan jireen Ciyaartooy u soo qulqusha dhanka kooxaha Qaarada Yurub. Arimahaan cusub ayaa waxaa sabab looga dhigay Kooxaha Reer Brazil oo dhaqaalo xoogan helay iyo Ciyaartooyda oo Isha ku wada haya Koobka Aduunka oo lagu wado inuu ka furmo sanadka 2014-ka dalka Brazil.
Ronaldinho isaga oo 30 jir ah ayuu ku laabtay Horyaalka Brazil wuxuuna ilaa hada si wacan ugu Ciyaaraa kooxda Flamengo oo ka dhisan magaalada Rio de Janeiro. Ricardo Kaka waxaa jira kooxo badan oo ku dhegan .Shalay iyo maanta kooxda lagu magacaabo Porto Alegre wexeey isku kooleeysay Difaaca qatarta ah ee kooxda Werder Bremen waa Ciyaaryahan Naldo oo lagu wado inuu isaga u wareega dhanka Horyaalka Brazil oo ay ka dilaacday Ciyaartooy raadis. >> (scheinen nun aber zumindest bis zur Heim-WM 2014 vorbei zu sein. Brasiliens Jungstars sind kaum noch zu bezahlen, und die Arrivierten zieht es ungewöhnlich früh zur. Umgekehrt wechselte Ronaldinho schon mit 30 Jahren vom AC Milan zu Flamengo Rio de Janeiro zurück. Einer der jüngsten Fälle aus der deutschen Bundesliga bestätigt diesen Trend. So hatte Internacional Porto Alegre bis zuletzt alles versucht, Werder-Bremen-Verteidiger Naldo zurück nach Brasilien zu holen.) <<
*** " Waxaan doonayey inaan fahamsiiyo sida ay Xaalada tahay, Run ahaantii ma rabin inaan Gacan u qaado in kastoo oo uu ahaa Taageere qaldan oo Caay raaxada nooga qaaday. Waxaan ka dhaadhiciyey in Caay iyo jaaifo eeysan kooxda u baahneeyn balse aanu ka dooneeyno Taageerayaasha sidii ay taas badalkeeda Sacab iyo Farxad noola garab geli lahaayeen ayuu yiri Weeryahanka kooxda Fc Arsenal Thierry Henry oo u waramayey Jaraaidka The Sun oo ka soo baxo dalka Ingiriiska.
Weeraryahan Thierry Henry Isbuucaan gudihiisa ayeey eheed markii uu dhibaato kala kulmay mid ka mid ah Taageerayaasha kooxda Fc Arsenal oo ka careeysanaa Naadiga Swansea City oo The Gunners Fc Arsenal ku tuntay 3-2 >> (Erst hatte er einen Fan offenbar zum Faustkampf aufgefordert - nun hat sich Thierry Henry dafür entschuldigt. Er habe sich dem Mann gegenüber unangemessen ausgedrückt, sagte Henry der englischen Zeitung ?The Sun". ?Es war nicht meine Absicht, böswillig oder bedrohlich zu sein. Ich bin mir bewusst, dass ich das ruhiger hätte sagen können. ?Ich wollte dem fraglichen Anhänger sagen, dass wir ihre Unterstützung brauchen, nicht ihre Beschimpfung." Das Gefühl sei richtig gewesen, hätte im Nachhinein betrachtet aber besser ausgedrückt werden können.
*** Masuulka ugu sareeya Xiriirka FIFA Boss Joseph Blatter wuxuu markii ugu horeeysay Carabka ku dhuftay isaga oo la hadlayey Jaraaidka France Football in Mustaqbalka dhaw Ninka badali doono uu noqon gudoomiyaha Xiriirka UEFA Mr.Michel Platini .
" Hadii uu rabo , Haa dabcan wuu i badali karaa wuuna noqon karaa Mustaqbalka dhaw Michel Platini Shaqsiga igala wareega xilkaan adag waana Nin qibrad badan oo ka soo bixi kara Kartida FIFA ayuu yiri FIFA Boss Joseph Blatter oo iminka 75 jir ah waxaana lagu wadaa inuu Xilkaan iska wareejiyo ugu dambeeyn ilaa Sanadka 2015-ka .>> (Joseph Blatter sieht Michel Platini für das Amt an der Spitze des Weltfußballverbands bestens geeignet. ?Natürlich wäre er ein guter Präsident. Er wird nicht so wie ich sein, weil jeder Mensch anders ist. Aber er wird das Amt gut ausfüllen", sagte der Schweizer in einem Interview mit dem französischen Magazin "France Football (Dienstag-Ausgabe).
Platini gilt als designierter Nachfolger von Blatter (75) und soll den Langzeitboss der FIFA spätestens 2015 beerben.
Noch ziert sich der an der Spitze der UEFA stehende Europameister von 1984 aber auf Fragen seine Zukunft betreffend. Für Blatter steht die Kandidatur des Franzosen aber außer Zweifel: ?Michel Platini ist bereit, wenn er es will. Auch wenn er sagt: ?Ich weiß es noch nicht?: Tief in ihm drinnen will er es. )<<
*** Caawa oo Arbaco ah Taariikhduna ku beegan tahay 18.01.2012 Saacadu markeey tahay xiliga Qaarada Yurub 22:00 waxaa si toos ah Cagaha iskaga tumi doona Kooxaha Los Blancos Real Madrid Vs Catalonia Fc Barcelona .
Kulanka kooxahaan aalaaba dhex mara waxaa Dunida looga yaqaan El Clasico oo loo la jeedo Kulan aan caadi aheeyn oo mar kaste Caalami ah. Kulanka dhex mara labadaan kooxood ayaa waxaa mar walba Xaraarad u sii yeela Xiddigaha Dunida ugu qatarsan uguna Laacibsan oo labadaan kooxood u kala Safta waxaana ka Xusi karnaa Labada Ciyaaryahan ee Taageerayaashooda sida weeyn isku neceb yihiin waa Halgame Cristiano Ronaldo Vs La Taliye Sare Leo Messi.
Kulankaan waa Copa Del Rey wuxuuna Wajigiisa hore ka dhici doonaa Garoonka kooxda Real Madrid ee Santiago Bernabeu oo Isbuucii la soo dhaafay laga waayey hal Kaaar ama Boono oo Ciyaartaas lagu daawado maadaama ay mar qura Garoonkaas ku yaaceen dabadeedna dhameeysteen Taageerayaasha kooxda Boqorada reer Yurub ee Clackticos Los Blancos Real Madrid.
*** Kooxda Inter Milan oo 25 Milyan oo Euro u taagneed Weeraryahan Carlos Tevez waxaa Suuqaas ku Ciriirisay oo qarka u saaran ineey Tevez soo xero galiso Naadiga Paris St. Germain oo ka Dhameeysatay kooxda Manchester City sidii ay ku heli lahaayeen Weeraryahankaan Buuqa badan.
Kooxda Man City iyo Macalin Roberto Mancini wexeey aad u jeclaan lahaayeen koox mar uun kala wareegto Buuqa badan ee Carlos Tevez halka Qudhiisa Carlos Tevez uu aad rabi lahaa inuu mar uun ka tago kooxda Man City oo inta badan Ciyaartooydeeda ay Tevez ku bilaabeen Cunsuriyeen dhanka hadalka ah iyaga oo mararka qaar aan ka qaadin Salaanta. >> (Der Wechsel des argentinischen Fußball-Stürmers Carlos Tevez von Manchester City zu Paris St. Germain könnte laut französischen Medien bevorstehen. Der bald 28-jährige Tevez, der sich mit City-Coach Roberto Mancini überworfen hatte und Manchester deshalb auf jeden Fall verlassen will, wird den Berichten zufolge am Mittwoch in Paris erwartet.
Manchester City hingegen dementierte am Abend die Meldungen. Der englischen Tabellenführer hätte keinerlei Angebot von PSG für Tevez bekommen.) <<