Ronaldinho oo Awoodiisii Sport Taariikh madoow isku badashay, Maxaad kala socotaa waxa uu habeen hore sameeyey?, Ciyaaryahanka Laacibkaan Mustaqbalkiisa ku dheelay muxuu ka faaiday?
La YaaaaB !!
Ronaldo de Assis Moreira Ronaldinho ayaa waxaa soo wajahday xaalad Sport ebid tii ugu ceeb iyo Nasiib darada badneed. Waa maxay dhibaatada heeysata Laacibkaan Mustaqbalkiisa lagu dheelay lagana deeyriyey???
Laacib Ronaldinho ayaa ilaa iyo hada waxa uu Maslaxa ciyaaraha kubada cagta ku leeyahay Taageerayaal badan oo weli ku qanci la qaabka iyo dhibaatada uu Ronaldinho faraha la galay. Ciyaaryahankaan oo sanadkii 2008-kii u yimid Kooxda Ac Milan ee Horyaalka Talyaaniga ayaa waxa uu ku fadhiyaa qiimo iyo Adduun gaaraayo 25-Milyan oo Euro wuxuuna 72-kulan oo Ac Milan uu u saftay u dhaliyey 20-gool.
Ronaldinho oo Koobab badan iyo Laacibka sanadka iska daba qaadi jiray xiligii uu u Ciyaaraayey kooxda Fc Barcelona ayaa waxa uu hada bilaabay dhibaatadii eey kooxda Barcelona Binjiga ku gelisay kuna qanci weeysay qaabkii uu sida deg dega ah Mustaqbalkiisa ugu dheelay wexeeyna kooxda Barcelona ka doorantay intii uu Ciyaartooyda kale ka haleeyn lahaa ineey u raadshaan naadi kale oo Balwadaan uu bartay ka koontarooli kara..
Ronaldo de Assis Moreira Ronaldinho oo dhoor jeer kooxda AC Milan ka balan qaaday inuusan Disco aadi doonin Vodka (Qamri Xun) oo dambena afka saari doonin uuna mar kasta la joogi doono Team-ka iyo kooxda ayaa durbo markiisii 3-aad balanta ka baxay.
Muxuu sameeyey Habeen hore?? Markii laga soo laabtay ciyaartii ka dhacday magaalada Doha ee dhex martay Qaramada Brazil Vs Argentina (0-1) ayuu waxa uu ciyaaryahan Ronaldinho u dhuuntay Kalaabyada lagu tunto oo uu ku soo sarqaamay wuxuuna ka yimid saqdii dhexe 2.30 xili dhamaan inta badan eey wada jiifaan Ciyaartooyda iyo laacibiinta kooxda Ac Milan.
Tababaraha Milan Massimiliano Allegri oo Xariif ah ayaa u diyaarsanaa Xiliga uu yimaado Ronaldinho wuxuuna soo galay isaga oo dhac dhacaayo oo leh (I´m Party King > Party konig: Ronaldinho) Hoos ka aqri Qisadaan oo Tarjuman !
Ronaldinho oo eey iska cadahay in kooxda Ac Milan iska fasaxeeyso ayaa waxa uu muteeystay ganaaxiisii 3-aad waxaana ugu dambeeyey ganaaxii uu bishii Febraayo ku bixiyey lacag dhan 50.000 oo Euro.
Ceebta ugu weeyn ayaa waxa eey ka taagan tahay habeen hore markii uu Alaalaxay isaga oo ka soo tagay Telfoonkiisii gacanta oo qaali ah iyo Mp3 Music lagu sheegay kumanaankun oo Euro waxaana ka faaideeystay oo Filim ka duubay isaga oo cabsan Taageerayaal kooxdiisa ah oo iyagana cabsanaa kuna ceebeeyey dhamaan Saxaafada Sportiga ee dalka Talyaaniga isaga oo Sigaar nuuca Qiiqa badan dhuuqaayo..
Laacibkaan oo horay loogu yaqaanay Xiddig inta badan qosol ku soo jiita dadka oo aan wax balwad ah shuqul ku laheeyn ayaa waxaa Fadareeyey oo Faraha ka bixiyey beertana geliyey barayna Balwad iyo Qamriga nuuca Vodkaha loo yaqaan oo qofkii caba xiska ka qaado weliba sabab u noqoto inuu xitaa Waalidiintiisa caayo iyo qof kasta oo dariiqa maraayo Ciyaaryahankii hore ee Qaranka Brazil iyo kooxda Inter Adriano Leite Ribeiro.
Adriano oo kooxda Roma eey kala soo wareegtay naadiga Flamengo ayaa ilaa iyo hada waxba u safan waxaana hoos u dhacday oo kooxo badan eey isku sii dhii dhiibeen qaab ciyaareedkiisa.
Ciyaaryahan Ronaldinho ayaa 7-kulan oo isku xigto kooxda Ac Milan wax goolal ah aan u dhalin waxaana si weeyn looga ilaaliyaa cudurkiisa iyo Balwadaan uu kala yimid Adriano oo ciyaal suuq noqday inuu baro Laacibka da´da yar ee weerarka uga ciyaara Qaranka Brazil iyo kooxda Ac Milan Alex Pato.
Filo Maanta warar cusub iyo Faaqidaada Horyaalada oo aad u dheer ,kooxihii baashaalay iyo kuwii lagu baashaalay.
Halkaan ka Daawo xiligii uu Laacib Ronaldinho kacsanaa >> http://www.youtube.com/watch?v=KRx1Jg5BWvQ&feature=related .
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
Waxaa Diyaariyey oo Tarjumay: Omar Ali Omar (Omar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com
Partykönig: Ronaldinho musste für eine dreitägige Sause im Februar 50.000 Euro Strafe zahlen. Jetzt hat er wieder Stress
Das ist passiert: Ein Fan filmte Ronaldinho (Weltmeister 2002) mit einem Handy, als der mit Freunden ein Lokal in Mailand verließ. Um 2.30 Uhr nachts...
Das stinkt Ronaldinhos Klub, dem AC Mailand. Trainer Massimiliano Allegri: ?Diese Uhrzeiten sind nicht mit dem Leben eines Athleten vereinbar. Obwohl es passieren kann, dass man nach einem Auswärtsspiel mal länger beim Abendessen sitzt."
Ronaldinho (wechselte 2008 für 25 Mio von Barcelona nach Mailand) hatte am Mittwoch erstmals nach 16 Monaten Länderspiel-Pause wieder für Brasilien beim 0:1 gegen Argentinien gespielt. Sein 88. Länderspiel. Für Mailand hat der Ex-Weltfußballer bisher 72 Ligaspiele (20 Tore) gemacht. Laut italienischen Medien kommen nicht mehr viele dazu...
Denn: Ronaldinho schmort bei Italiens Spitzenreiter Milan seit drei Spielen nur auf der Bank. In sieben Spielen hat Ronaldinho kein Tor erzielt. Sein Sturm-Konkurrent Pato (21/auch Brasilianer) dagegen schon sechs.
Möglich deshalb, dass Ronaldinho (Marktwert 27,5 Mio) im Sommer gehen muss. Trainer Allegri warnt: ?Dies ist ein wichtiges Jahr für uns alle. Wir müssen unbedingt die Meisterschaft gewinnen."
Dafür muss Ronaldinho künftig früher im Bett liegen...
Dem ehemaligen Weltfußballer Ronaldinho droht beim AC Milan aus disziplinarischen Gründen die Ersatzbank. Trainer Massimiliano Allegri kritisierte den Brasilianer am Freitag, nachdem dieser einen Discobesuch am Vortag bis nach zwei Uhr nachts ausgedehnt hatte. ?Das ist nicht die Uhrzeit, zu der ein Athlet noch auf sein sollte", meinte Allegri. Der 30-Jährige war bei seiner Partynacht von Fans mit einem Handy gefilmt worden.
Ronaldinho war bereits beim Derby-Erfolg gegen Meister Inter nur auf der Bank gesessen, hatte im Länderspiel gegen Argentinien am Mittwoch in Doha dann aber eine gute Leistung gezeigt. Am Samstag ist Milan gegen Fiorentina im Einsatz.