HomeSportsContactSawiroWararkiihorecars
  robinho

Milan iyo Barcelona oo Robinho isku heeysta, Juventus oo ku horeeyso Tartanka loogu jiro Diego Forlan, & Real, Arsenal,Barca oo Ciyaartooy Cusub la soo wareegay.
 
Laacib Robinho ayaa waxaa isku heeysta Kooxaha waa weyn ee Milan iyo Barcelona, waxaana arinkooda iyo beecooda goor dhaw goaan ka gaaraya naadiga Man city oo iska leh Ciyaryahan Robinho. Milan ayaa Barcelona ka lacag badan waxa eeyna u joogtaa Robinho 20 Milyan oo Euro.
 
*****Kooxda Real Madrid ayaa Getafe kala soo wareegtay Ciyaar yahan Petro Leon oo dhexda ka Ciyaara waxeey-na Real Madrid iyo Macalin Morinho si aad ah u doonayaan Laacibka Qadka dhexe ee Xulka Germany iyo Kooxda Stuttgart Sami Khadira oo booskii dhaawicii Ballack Xulka Germany baahidii ka daboolay, Sami Khadira ayaa asal kiisu yahay Dalka Tunesia. Dhanka kale Real waxa eey iska dirtay Guti oo aaday Kooxda Besiktas oo Turkiga ka dhisan*****
 
*****Kooxda Juventus ayaa qarka u saaran in eey halmar la soo wada wareegto Weerar yahanada kala ah Diego Forlan oo ah Laacibka World Cup 2010 la gur guurtay iyo Weerar yahanka Xulka Qaranka Bosnia iyo Kooxda Hoffenheim ee Dalka Germany Vedat Ibisovic****
 
 
****Kooxda Barcelona ayaa la soo wareegtay Andriano oo 10-Milyan eey farta ka saartayKooxda Sevilla, Barcelona ayaa Dagaal aad u kulul kula jirta Kooxda Arsenal oo XANJO camal iskugu dhejisay Laacib Cesc Fabrigas.
Arsenal waxa eey diiday 50-Milyan oo Caash ah hadana waxa eey Arsenal qarka u saaran tahay ineey la soo wareegto Gool-haya eey kooxaha badan isku heeystaan ee Qaranka Slovenia hadana u safta Fiorentina Samir Handanovic*****
 
***** Kooxaha Man Utd, Tottenham, & Milan oo si aad ah iskugu heeysta ciyaar yahan Luis Fabiano oo Fc Sevilla u dheela.
Fabiano ayaa Maanta laga dareemay wareysi uu Sky Sport siiyey inuu xiiseenayo Kooxda Tottenham oo London ka dhisan*****
 
***** Kooxda Manchester Utd ayaa laga yaabaa ineey ku guuleysato la soo wareegida Difaaca orod-ka badan ee Kooxda Bayer München iyo Qaranka Germany Philip Lahm, wada hadalkaan hoose ayaa waxaa shaaca ka qaaday Bild-Sport oo Germany ka soo baxa****
 
 
******Xiddiga Fc Chelsea Juliano Belleteli ayaa waxaa u wareegay Kooxda Flumuninse oo ka dhisan Dalka Brazil, Belleteli ayaa lagu soo xasuusan doonaa kooxihii uu u soo ciyaaray ee Barcelona & Villareal*****
 
 
***** Milan oo Weerar yahan Lukas Podolski Liiska Ciyaar yahanada eey dooneyso ku soo dartay & Podolski oo sheegay in Horyaalka Talyaaniga uu aad uga baqayo in lagu qalo ama dhaawac Bilooyin ah la gaarsiiyo*****
 
*****Roma & Juventus ayaa ku heshiin waayey kala gadashada Difaac Philip Mexes oo Faransiis ah, waxeeyna Juve aad u dooneysaa 2-Difaac oo Benfica uga imaanayo balse saacadaha soo socda soo Shaac bixi doona******
 
***** Difaaca Arsenal Willian Gallas ayaa Qarka u saaran inuu u wareego Kooxda Hambrug ee Horyaalka Budesligaha Jarmalka, Hambrug ayaa gallas ku dooneysa Lacag iyo Laacibka Dhalinta yar ee Xulka Holland Elia*****
 
 
BY: Omar Ali Omar
Xiriiriyaha  sportiga
http://www.xiriiriye.com/
omarjuva9@hotmail.com 
 

 
zinadin
Basket
yaa
Feedback
Qiso
spain2
final
Taariikh
robinho2
philip
arjen
yaya
auto
karton
suuqa
cole
hoyo
van
ikar
kaka
totti
turkiga
4
Mas
raul
mata
coach
jimmy
aguero
tartan
amir
an
cr
mofarah2
ag
cup
mb
Gerrard
ar
fifa
jaabir
gh
cf
dd
el
k
m
rk
ivan
diego
yb
deco
valencia
bilad
moscow
sp
cole
dublin
p
c
wr
peter
s
som
stefi
gool
sa
live
talo
3geesood
sansiro
cl
iq
sharci
nani
obama
keevin
mesut
ribery
ramo
wargeys
xaj
miki
cars
bayern
qasaaro
faalo
guul
rk
axad
rayi
vodka
david
carlos
ibra
alex
italy
neymar
jm
wahiba
qorituur
pele
frank
sky
sigaar
warar
hapy
forlan
bo
ceni
uk
been
knaan
saaxiibo
kalasaar
guul
dheel
euro2012
94
Halkaan waxaad kala socon kartaa heeso cusub (new songs) oo u badan heesaha cayaaraha.
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
 Chelsea
 Arsenal
 Manchester united
 Liverpool
 Manchester City
 Tottenham


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
 Inter
 Juventus
 Milan
 Roma
 Fiorentina
 Napoli


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
 Barcelona
 Real Madrid
 Valencia
 Sevilla
 Deportivo La Coruna
 Atletico Madrid


Heeso video ah

Xiriiriye.com