Comming Soon >> Dirk Kuyt oo Man Utd 3 Cad ka dhigay,* Inter oo Goolal ku Ciiday, * Gattuso oo ka Faaideeystay isku dhex yaaca Juventus,* Fc Arsenal oo Dhamaadka Horyaal kasta marka la gaaro Korantada ka tagto,* Barcelona iyo Real Madrid oo isku Jahwareersan ( Halkaan ka Daawo Kulamadii ugu adkaa ee Horyaalada)
(FAAQIDAADA HORYAALADA) Waxaa la maqli jiray koox ayaa koox kale labo cad ka dhigtay laakiin maanta waxaa la maqlay Dirk Kuyt ayaa wiilasha Shayaadiinta cas cas ee ka yimid magaalada Manchester 3 cad ka dhigay. Ciyaartii dhex martay kooxaha sida weeyn isku neceb ee Reds Vs United ayaa waxaa lagu kala baxay 3-1, 3 gool ee kooxda Fc Liverpool ku qaarajisay ManU ayaa waxaa u wada dhaliyey Weeraryahanka Qaranka Holland Dirk Kuyt oo boorka iska jafay.
Jawi iyo Dabeecad ahaan kooxda ManU lagama jeclo garoonka weeyn ee Anfield Road oo eey ka taliso kooxda Fc Liverpool. Waa maxay sababta? Man Utd wexeey soo qabatay oo ku cariirisay Liverpool iskoorka horyaalnimada (18) waxaa kaloo eey ku cariirisay dhanka xayeeysiinta iyo midabka Reds . Taageerayaasha iyo maamulka Fc Liverpol wexeey isku wada raacsan yihiin in kooxaha Arsenal ama Fc Chelsea midood qaato horyaalka The Premier League ee sanadkaan si eeysan Man Utd Liverpool dhanka iskoorka uga kor marin.
Kulankaan oo ahaa kii 29-aad ee Premier League ayaa difaaca kooxda Man Utd waxaa ka muuqday daal fara badan oo aan horay looga baran wexeeyna celin waayeen ciyaaryahanada kala ah Luis Suarez ,Dirk Kuyt iyo Raul Meireles. Goolka Shayaadiinta cas cas waxaa kala hoyashadii ciyaarta (daqiiqadii 92-aad) u saxiixay Xiddiga Mexico Javier Hernandez. United waxaa fursado qaali ah ka qasaariyey Weeraryahanka Bulgaria Dimitar Berbatow oo birta daris la noqday kulamadii ugu dambeeyey.
Rajadii qaadista Horyaalka England ee Man Utd ayaa aad u yaraatay ka dib markii kulamadii muhiimka ahaa ee ugu dambeeyey eey soo kala garaaceen kooxaha Fc Chelsea iyo Fc Liverpool.
Qasaarada ugu weeyn wexeey ku habsatay Ryan Giggs oo rabay inuu guul ku dabaal dego maxaa yeelay wuxuu iskoor cusub oo dhanka Safashada ah kala wareegay Ex-player Bobby Charlton (607-kulan).
Isla Premier League kooxda Arsenal ayaa jiro lagu arkay sanadihii ugu dambeeyey. Fc Arsenal inta badan marka uu Premier League gabo gabo ku soo dhawaado ayaa wexeey daris la noqotaa Bareejooyin la la yaabay sida tii shalay eey garoonkeeda Emarates kula gashay Naadiga Sunderland (0-0). Fc Chelsea beri waxaa u dhaarsan Blackpool .
Horyaalka England ayaa waxaa lagu kala baxay sidan:
|
| 05.03. |
13:45 |
Birmingham City |
1:3 |
West Bromwich |
| 05.03. |
16:00 |
FC Arsenal |
0:0 |
AFC Sunderland |
| 05.03. |
16:00 |
West Ham United |
3:0 |
Stoke City |
| 05.03. |
16:00 |
Bolton Wanderers |
3:2 |
Aston Villa |
| 05.03. |
16:00 |
FC Fulham |
3:2 |
Blackburn Rovers |
| 05.03. |
16:00 |
Newcastle United |
1:2 |
FC Everton |
| 05.03. |
18:30 |
Manchester City |
1:0 |
Wigan Athletic |
| 06.03. |
14:30 |
FC Liverpool |
3:1 |
Manchester United |
| 06.03. |
17:00 |
Wolverhampton |
3:3 |
Tottenham Hotspur |
| 07.03. |
21:00 |
FC Blackpool |
-:- |
FC Chelsea |
kooxaha wexeey u kala horeeyaan qaabkaan :
| 1 |
Manchester United |
29 |
17 |
9 |
3 |
63:30 |
33 |
60 |
| 2 |
FC Arsenal |
28 |
17 |
6 |
5 |
57:27 |
30 |
57 |
| 3 |
Manchester City |
29 |
15 |
8 |
6 |
45:25 |
20 |
53 |
| 4 |
FC Chelsea |
27 |
14 |
6 |
7 |
48:23 |
25 |
48 |
| 5 |
Tottenham Hotspur |
28 |
13 |
9 |
6 |
41:34 |
7 |
48 |
| 6 |
FC Liverpool |
29 |
12 |
6 |
11 |
39:36 |
3 |
42 |
| 7 |
Bolton Wanderers |
29 |
10 |
10 |
9 |
42:40 |
2 |
40 |
| 8 |
AFC Sunderland |
29 |
9 |
11 |
9 |
33:35 |
-2 |
38 |
| 9 |
Newcastle United |
29 |
9 |
9 |
11 |
44:41 |
3 |
36 |
| 10 |
FC Everton |
28 |
8 |
12 |
8 |
37:37 |
0 |
36 |
| 11 |
FC Fulham |
29 |
7 |
14 |
8 |
32:31 |
1 |
35 |
| 12 |
Stoke City |
29 |
10 |
4 |
15 |
32:38 |
-6 |
34 |
| 13 |
Aston Villa |
29 |
8 |
9 |
12 |
37:50 |
-13 |
33 |
| 14 |
Blackburn Rovers |
29 |
9 |
5 |
15 |
37:49 |
-12 |
32 |
| 15 |
FC Blackpool |
28 |
9 |
5 |
14 |
42:55 |
-13 |
32 |
| 16 |
West Bromwich |
29 |
8 |
8 |
13 |
39:54 |
-15 |
32 |
| 17 |
West Ham United |
29 |
7 |
10 |
12 |
36:49 |
-13 |
31 |
| 18 |
Birmingham City |
27 |
6 |
12 |
9 |
26:38 |
-12 |
30 |
| 19 |
Wolverhampton |
29 |
8 |
5 |
16 |
34:49 |
-15 |
29 |
| 20 |
Wigan Athletic |
29 |
5 |
12 |
12 |
27:50 |
-23 |
27 |
|
Horyaalka Talyaaniga Gattuso waxa uu ka faaideeystay kooxda Juventus oo ayaantaan isku dhex yaacsan : Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=4SzZ-WL3JwI.
Inter iyo Laacibkeeda Samuel Eto'o wexeey 5-2 ku sagootiyeen kooxda FC Genoa : Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=ifnIvM7I808.
Horyaalka Talyaaniga waxaa lagu kala baxay sidan .
| 04.03. |
20:45 |
US Lecce |
1:2 |
AS Roma |
| 05.03. |
20:45 |
Juventus |
0:1 |
AC Milan |
| 06.03. |
12:30 |
Sampdoria Genua |
2:3 |
AC Cesena |
| 06.03. |
15:00 |
AC Chievo |
0:0 |
FC Parma |
| 06.03. |
15:00 |
Udinese Calcio |
1:0 |
AS Bari |
| 06.03. |
15:00 |
FC Bologna |
2:2 |
Cagliari Calcio |
| 06.03. |
15:00 |
Inter |
5:2 |
CFC Genou |
| 06.03. |
15:00 |
SSC Napoli |
0:0 |
Brescia Calcio |
| 06.03. |
15:00 |
AC Fiorentina |
3:0 |
Catania Calcio |
| 06.03. |
20:45 |
Lazio Rom |
2:0 |
US Palermo |
Kala Horeeynta Horyaalka Talyaaniga :
| 1 |
AC Milan |
28 |
18 |
7 |
3 |
50:20 |
30 |
61 |
| 2 |
Inter |
28 |
17 |
5 |
6 |
54:31 |
23 |
56 |
| 3 |
SSC Napoli |
28 |
16 |
5 |
7 |
41:25 |
16 |
53 |
| 4 |
Lazio Roma |
28 |
15 |
6 |
7 |
35:23 |
12 |
51 |
| 5 |
Udinese Calcio |
28 |
15 |
5 |
8 |
50:30 |
20 |
50 |
| 6 |
AS Roma |
28 |
13 |
7 |
8 |
43:39 |
4 |
46 |
| 7 |
Juventus |
28 |
11 |
8 |
9 |
41:35 |
6 |
41 |
| 8 |
US Palermo |
28 |
12 |
4 |
12 |
44:45 |
-1 |
40 |
| 9 |
Cagliari Calcio |
28 |
11 |
6 |
11 |
35:30 |
5 |
39 |
| 10 |
AC Fiorentina |
28 |
9 |
10 |
9 |
32:29 |
3 |
37 |
| 11 |
FC Bologna |
28 |
10 |
9 |
9 |
31:36 |
-5 |
36 |
| 12 |
CFC Genou |
28 |
9 |
8 |
11 |
27:32 |
-5 |
35 |
| 13 |
AC Chievo |
28 |
7 |
11 |
10 |
28:30 |
-2 |
32 |
| 14 |
Sampdoria Genou |
28 |
7 |
10 |
11 |
25:32 |
-7 |
31 |
| 15 |
FC Parma |
28 |
6 |
11 |
11 |
27:38 |
-11 |
29 |
| 16 |
Catania Calcio |
28 |
7 |
8 |
13 |
24:38 |
-14 |
29 |
| 17 |
AC Cesena |
28 |
7 |
7 |
14 |
23:38 |
-15 |
28 |
| 18 |
US Lecce |
28 |
7 |
7 |
14 |
31:50 |
-19 |
28 |
| 19 |
Brescia Calcio |
28 |
6 |
7 |
15 |
22:35 |
-13 |
25 |
| 20 |
AS Bari |
28 |
3 |
7 |
18 |
15:42 |
-27 |
16 |
Horyaalka Spain ee La Liga ayaa waxaa ka taagan Car iyo Wir, kooxda Real Madrid isbuucaan gudihiisa Malaga ayey 7-0 u soo dhiibtay laakiin Jaraaidka ka soo baxa Magaalada Barcelona ayaa wexeey qoreen sidan : Real adrid ama 7-0 ha ku badiso ama 15-0 ha ku badiso Fc Barca waxaa ka go´an ineey 1-0 wax ka yar eeysan ku qancin .
Halkaan ka Daawo Goolkii eey kooxda Fc Barcelona uga badisay Real Zaragoza ayaa waxaa u saxiixay Xiddiga Qaranka Maali Seydou Keita :
>>> http://www.youtube.com/watch?v=Nn7JwkgOA7g . Real Madrid oo Xiddigeeda Cristiano Ronaldo dhaawac uga maqnaa ayaa wexeey guri kale 1-3 u soo dhiibtay kooxda Racing Santander. Goolasha Real waxaa kala dhaliyey Karim Benzema oo ayaantaan kacsan iyo Emmanuel Adebayor. Horyaalka La Liga waxaa loo kala badiyey loona kala horeeyaa sidan :
| 05.03. |
18:00 |
RCD Mallorca |
1:2 |
FC Valencia |
| 05.03. |
20:00 |
FC Barcelona |
1:0 |
Real Zaragoza |
| 05.03. |
22:00 |
Atletico Madrid |
3:1 |
FC Villarreal |
| 06.03. |
17:00 |
FC Malaga |
0:1 |
CA Osasuna |
| 06.03. |
17:00 |
Hercules Alicante |
1:2 |
UD Almeria |
| 06.03. |
17:00 |
Sporting Gijon |
2:0 |
FC Getafe |
| 06.03. |
17:00 |
UD Levante |
1:0 |
Espanyol Barcelona |
| 06.03. |
19:00 |
Athletic Bilbao |
2:0 |
FC Sevilla |
| 06.03. |
21:00 |
Racing Santander |
1:3 |
Real Madrid |
| 07.03. |
21:00 |
Deportivo La Coruna |
-:- |
Real Sociedad |
| 1 |
FC Barcelona |
27 |
24 |
2 |
1 |
78:13 |
65 |
74 |
| 2 |
Real Madrid |
27 |
21 |
4 |
2 |
65:20 |
45 |
67 |
| 3 |
FC Valencia |
27 |
16 |
6 |
5 |
42:28 |
14 |
54 |
| 4 |
FC Villarreal |
27 |
15 |
5 |
7 |
46:29 |
17 |
50 |
| 5 |
Athletic Bilbao |
27 |
13 |
2 |
12 |
42:38 |
4 |
41 |
| 6 |
Espanyol Barcelona |
27 |
13 |
1 |
13 |
35:39 |
-4 |
40 |
| 7 |
Atletico Madrid |
27 |
11 |
5 |
11 |
39:35 |
4 |
38 |
| 8 |
FC Sevilla |
27 |
11 |
5 |
11 |
41:42 |
-1 |
38 |
| 9 |
Real Sociedad |
26 |
11 |
2 |
13 |
37:42 |
-5 |
35 |
| 10 |
RCD Mallorca |
27 |
10 |
4 |
13 |
28:37 |
-9 |
34 |
| 11 |
FC Getafe |
27 |
9 |
6 |
12 |
36:41 |
-5 |
33 |
| 12 |
UD Levante |
27 |
9 |
4 |
14 |
28:38 |
-10 |
31 |
| 13 |
Racing Santander |
27 |
7 |
9 |
11 |
25:39 |
-14 |
30 |
| 14 |
CA Osasuna |
27 |
7 |
8 |
12 |
27:32 |
-5 |
29 |
| 15 |
Sporting Gijon |
27 |
6 |
10 |
11 |
25:34 |
-9 |
28 |
| 16 |
Deportivo La Coruna |
26 |
6 |
10 |
10 |
21:35 |
-14 |
28 |
| 17 |
Real Zaragoza |
27 |
6 |
9 |
12 |
24:39 |
-15 |
27 |
| 18 |
Hercules Alicante |
27 |
7 |
5 |
15 |
25:41 |
-16 |
26 |
| 19 |
UD Almeria |
27 |
5 |
10 |
12 |
28:45 |
-17 |
25 |
| 20 |
FC Malaga |
27 |
6 |
5 |
16 |
34:59 |
-25 |
23 |
Filo Goor Dhaw Warar Sport oo Top News ah !
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga , fanka & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com