HomeSportsContactSawiroWararkiihorecars

Halkaan waxaa kala socon kartaa Mucjisooyinka Caalamka & Barnaamishka Ila Qosol.

... No Links Defined ...
Videos - barnaamijka layaab
... No Links Defined ...
      raul

    News: Fc Schake oo Raul Soo dhaweeyn Caalami ah u sameysay ugana Farxisay Lambarkii uu Ifka ugu Jeclaa ee Nr7, (Halkaan ka Daawo )þ

    Laacibkii 16-ka Sano Real Madrid madaxa u saarnaa ama looga cabsan jiray  ayaa Maanta waxa uu galay Jawi cusub  oo ka duwan kii Real Madrid.
     Raul ayaa ka Gudoomay Nr-ka uu ifka ugu Jecel yahay ee 7-aad Macalinka Kooxda Schalke Felix Magath.
    Raul Gonzalez Blanco ayaa waxa uu noqonayaa Ciyaar yahankii 13-aad oo Spain ah Taariikhda inta la ogyahay oo Horyaalka Germany ku biira.
    Laacibkii ugu dambeeyey ee
    Spain ah oo Bundesligaha-Jarmalka Gool dhalintiisa qaada ayaa waxa uu ahaa Thomas Christiansen oo Sanadkii 2003-dii  21-Gool ku qaaday xili uu u ciyaarayey kooxda Bochum.
     Thomas Christiansen oo ku dhashay dalka Denemark ayaa waxa uu Qaranka Spain u soo saftay xiligaas 2-kulan oo kaliyah.
     
    Raul Gonzalez Blanco ayey Taageerayasha Fc Schalke rajo weeyn ka qabaan in uu Champions League & Horyaalka Germany wacdaro kooxdiisa Cusub la dhigo.
    Dadka sida aadka ah Ciyaaraha u xiiseeya ayaa is weey diinaya cida uu Macalin Jose Morinho farta ka saari Doono Nr-ka 7-aad ee Kooxda Real Madrid oo 16-sano nin aan kooxda hoos u dhigin uu ku soo ciyaarayey.
     
    Mar la weey diiyey Halyeey Raul Gonzalez Blanco 3-cisho ka hor Cida la wareegi doonto Lambarkiisii hore ee Kooxda Real Madrid ayuu waxa uu ku Jawaabay Ooyin, wuuna ka Jawaabi waayey Suaashaas oo dadka qaar eey u arkeen ineeysan sahlaneyn maadama Raul 16-sano Real Madrid Guulo taariikhi ah la soo qeeybsaday.
     
    Halkaan ka daawo markii maanta Laacib Raul Lambarka 7-aad la gudoonsiinayey: http://www.youtube.com/watch?v=VWVghjrCOIw
     
     
     
     
    BY: Omar Ali Omar
    Xiriiriyaha  sportiga
    http://www.xiriiriye.com/
    omarjuva9@hotmail.com
     
    zinadin
    Basket
    yaa
    Feedback
    Qiso
    spain2
    final
    Taariikh
    robinho2
    philip
    arjen
    yaya
    auto
    karton
    suuqa
    cole
    hoyo
    van
    ikar
    kaka
    totti
    turkiga
    4
    Mas
    raul
    mata
    coach
    jimmy
    aguero
    tartan
    amir
    an
    cr
    mofarah2
    ag
    cup
    mb
    Gerrard
    ar
    fifa
    jaabir
    gh
    cf
    dd
    el
    k
    m
    rk
    ivan
    diego
    yb
    deco
    valencia
    bilad
    moscow
    sp
    cole
    dublin
    p
    c
    wr
    peter
    s
    som
    stefi
    gool
    sa
    live
    talo
    3geesood
    sansiro
    cl
    iq
    sharci
    nani
    obama
    keevin
    mesut
    ribery
    ramo
    wargeys
    xaj
    miki
    cars
    bayern
    qasaaro
    faalo
    guul
    rk
    axad
    rayi
    vodka
    david
    carlos
    ibra
    alex
    italy
    neymar
    jm
    wahiba
    qorituur
    pele
    frank
    sky
    sigaar
    warar
    hapy
    forlan
    bo
    ceni
    uk
    been
    knaan
    saaxiibo
    kalasaar
    guul
    dheel
    euro2012
    94
    Halkaan waxaad kala socon kartaa heeso cusub (new songs) oo u badan heesaha cayaaraha.
    Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
     Chelsea
     Arsenal
     Manchester united
     Liverpool
     Manchester City
     Tottenham


    Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
     Inter
     Juventus
     Milan
     Roma
     Fiorentina
     Napoli


    Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
     Barcelona
     Real Madrid
     Valencia
     Sevilla
     Deportivo La Coruna
     Atletico Madrid


    Heeso video ah

    Xiriiriye.com