World Sport News : Qasaaradii Leo Messi iyo Qosolkii Cristiano Ronaldo,* Fc Barcelona oo lagala wareegay Darawalnimada Hogaanka La Liga & juventus oo dhanka Serie A dhamaadkii ciyaarta Jiif dheer gashay (Halkaan ka Daawo Real Madrid oo kacsan iyo Barcelona oo Bareega loo qabtay) ) !!
Horyaalka La Liga ee dalka Spain waxaa dar dar cusub la soo baxday Kooxda Real Madrid oo si buuxdo ula wareegtay Darawalnimadii Horyaalkaas oo eey mudo dheer isku dhejin jirtay kooxda Catalonia Fc Barcelona. Real Madrid wexeey 0-4 ku soo qararamsatay kooxda Malaga oo xili Ciyaareedkaan soo aruursatay Laacibiin fara badan ka dib markii uu Naadigaas iibsaday Taajir u dhashay dalka Qadar.
Furitaanka Goolasha Dabaal-dega waxaa Real Madrid u iftaxay kana xareeyey Fc Malaga Weeraryahanka Qaranka Argentina balse asal ahaan ku dhashay magaalada Brest ee Dalka Faransiiska waa Ciyaaryahan Gonzalo Gerardo Higuain daqiiqadii 11-aad ee ciyaarta qeeybteedii hore waxaan intaas ka dib dhacday arin eey Saxaafada Sportiga ee Caalamka ku sheegeen Showgii C.Ronaldo.
Isla Ciyaarta qeeybteedii hore ayuu Cristiano Ranaldo oo kulankaan kacsanaa waxa uu dhaliyey 3-Gool oo xiriir ahaa waa Daqiiqadihii 24-aad, 28-aad iyo 38-aad Halkaan ka Daawo Ciyaarta & Showgii Cristiano Ronaldo >>> http://www.youtube.com/watch?v=s-NgKnpizfE .
***Garoonka lagu magacaabo Godkii Naarta oo inta badan dharka looga dhigo kooxaha Martida ah waa Camp Nou oo ku yaal magaalada Barcelona ayaa ciyaar adag oo ka dhacday waxa 1-dhibic looga soo xayuubsaday kooxda Fc Barcelona oo Fc Sevilla 0-0 la gashay.
Dhamaadkii Ciyaarta xiliga loo yaqaan kala guurka waa daqiiqadii 95-aad ayuu Laacibka Qaranka Argentina iyo kooxda Fc Barcelona Lionel Messi kooxdiisa Barcelona Rigoore ka qasaariyey.
Kooxda Fc Sevilla Taariikh ahaan shantii kulan ee ugu dambeeysay kana dhacda Garoonka Fc Barcelona ee Camp Nou waxaa Sevilla isku dar looga badiyey 16-0 halka kulankaan eey ku mintideen Catalonia Fc Barcelona.
Qasaaradii Leo Messi ka dib isaga oo Saxaafada la hadlayey waxa uu yiri sidan " Ma aqaan sida eey wax u dhaceen laakiin waxaan qirayaa inaan Nervos ahaa ama qal qalay,,
Halkaan ka Daawo ciyaartii Fc Barcelona Vs Fc Seville & Leo Messi oo Qal qalay ka dibna cunay Rigooradii loo dhigay >>> http://www.youtube.com/watch?v=mLKlOSBzY_M .
Horyaalka Spain ee La Liga oo la ciyaaray kulankiisii 8-aad waxaa 19-Dhibcood hogaanka ku qabatay kooxda Real Madrid, Fc Barcelona oo ku soo xigto wexeey leedahay 18-Dhobcood halka kooxaha Levante iyo Sevilla eey kala leeyihiin min 17-dhibcood iyo 16-Dhibcood.
KOOXAHA LA LIGA EE AAN WELI CIYAARIN WEXEEY MAANTA ISKU ARKI DOONAAN QAABKAAN HOOSE :
| 22.10. |
18:00 |
Racing Santander |
0:1 |
Espanyol Barcelona |
| 22.10. |
18:00 |
Sporting Gijon |
2:0 |
FC Granada |
| 22.10. |
20:00 |
FC Malaga |
0:4 |
Real Madrid |
| 22.10. |
22:00 |
FC Barcelona |
0:0 |
FC Sevilla |
| 23.10. |
12:00 |
Betis Sevilla |
-:- |
Rayo Vallecano |
| 23.10. |
16:00 |
Real Sociedad |
-:- |
FC Getafe |
| 23.10. |
18:00 |
CA Osasuna |
-:- |
Real Zaragoza |
| 23.10. |
18:00 |
Atletico Madrid |
-:- |
RCD Mallorca |
| 23.10. |
20:00 |
FC Valencia |
-:- |
Athletic Bilbao |
| 23.10. |
22:00 |
FC Villarreal |
-:- |
UD Levante |
HORYAALKA LA LIGA WAXAA LOO KALA HOREEYAA QAABKAAN HOOSE :
| 1 |
Real Madrid |
8 |
6 |
1 |
1 |
28:6 |
22 |
19 |
| 2 |
FC Barcelona |
8 |
5 |
3 |
0 |
26:4 |
22 |
18 |
| 3 |
UD Levante |
7 |
5 |
2 |
0 |
11:3 |
8 |
17 |
| 4 |
FC Sevilla |
8 |
4 |
4 |
0 |
8:4 |
4 |
16 |
| 5 |
FC Valencia |
7 |
4 |
2 |
1 |
10:7 |
3 |
14 |
| 6 |
FC Malaga |
8 |
4 |
1 |
3 |
10:11 |
-1 |
13 |
| 7 |
Betis Sevilla |
7 |
4 |
0 |
3 |
10:11 |
-1 |
12 |
| 8 |
Espanyol Barcelona |
8 |
4 |
0 |
4 |
7:11 |
-4 |
12 |
| 9 |
Atletico Madrid |
7 |
2 |
3 |
2 |
8:6 |
2 |
9 |
| 10 |
Real Zaragoza |
7 |
2 |
3 |
2 |
9:13 |
-4 |
9 |
| 11 |
Athletic Bilbao |
7 |
2 |
2 |
3 |
10:10 |
0 |
8 |
| 12 |
RCD Mallorca |
7 |
2 |
2 |
3 |
6:8 |
-2 |
8 |
| 13 |
Real Sociedad |
7 |
2 |
1 |
4 |
7:10 |
-3 |
7 |
| 14 |
FC Villarreal |
7 |
1 |
4 |
2 |
7:11 |
-4 |
7 |
| 15 |
CA Osasuna |
7 |
1 |
4 |
2 |
6:15 |
-9 |
7 |
| 16 |
Rayo Vallecano |
7 |
1 |
3 |
3 |
6:11 |
-5 |
6 |
| 17 |
FC Getafe |
7 |
1 |
2 |
4 |
6:10 |
-4 |
5 |
| 18 |
FC Granada |
8 |
1 |
2 |
5 |
2:10 |
-8 |
5 |
| 19 |
Sporting Gijon |
8 |
1 |
1 |
6 |
5:12 |
-7 |
4 |
| 20 |
Racing Santander |
8 |
0 |
4 |
4 |
4:13 |
-9 |
4 |
*** Horyaalka Serie A-ga oo la ciyaaray kulamo ka torsan waxaa Jiif dheer gashay kooxda Juventus oo hogaanka u heeysa Horyaalka Talyaaniga .
Juventus oo Gurigeeda ku marti galisay kooxda Genoa waxaa dhamaadkii Ciyaarta lagu qabtay Bareejo 2-2 ah ka dib markii eey Guusha isa siiyeen badalna garoonka kaga saareen Laacibiin muhiim ah. Labada Gool Juventus waxaa u wada saxiixay Weeraryahanka Qaranka Italy Alessandro Matri Daqiiqadihii 6-aad iyo 58-aad. Goolasha Bareejada ahaa waxaa kooxda Genoa u kala dhaliyey Marco Rossi Daqiiqadii 31-aad iyo Andrea Caracciolo Daqiiqadii 85-aad.
Halkaan ka daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=ntlMaw05NrM . KOOXYAHA HORYAALKA SERIE A EE DALKA TALYAANIGA WEXEEY GALABTA ISKUGU DHAARSAN YIHIIN QAABKAAN :
| 22.10. |
18:00 |
AC Fiorentina |
2:2 |
Catania Calcio |
| 22.10. |
20:45 |
Juventus |
2:2 |
CFC Genoa |
| 23.10. |
12:30 |
US Lecce |
-:- |
AC Milan |
| 23.10. |
15:00 |
AC Siena |
-:- |
AC Cesena |
| 23.10. |
15:00 |
AS Roma |
-:- |
US Palermo |
| 23.10. |
15:00 |
FC Parma |
-:- |
Atalanta Bergamo |
| 23.10. |
15:00 |
Udinese Calcio |
-:- |
Novara Calcio |
| 23.10. |
15:00 |
Inter Milan |
-:- |
AC Chievo |
| 23.10. |
15:00 |
Cagliari Calcio |
-:- |
SSC Napoli |
| 23.10. |
20:45 |
FC Bologna |
-:- |
Lazio |
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! (Xiriiriye.com Xarunta Ciyaaraha ee Dhalinyarada Soomaaliyeed) !!