HomeSportsContactSawiroWararkiihorecars

Halkaan waxaa kala socon kartaa Mucjisooyinka Caalamka & Barnaamishka Ila Qosol.

... No Links Defined ...
Videos - barnaamijka layaab
... No Links Defined ...

    Qiso yaab leh : Maxaad ka taqaan 2-Qaran oo ifka Dad iskugu Neceb & Saxaafada Labadaas Dal oo Saacad kasta is caaya !.(Iyo Warar kale)
     
    Wadamada Brazil & Argentina ayaa naceeybka eey isku qabaan soo labo kacleeyey ka dib dhacdooyin la yaab badan oo kala dhex maray Taageerayaasha 2-Xul ama Saxaafada labada Dal.
     
    Taageerayasha Xulka Qaranka Brazil ayaa Ciyaartii Jimcihii eey la yeesheen Wadanka Holland waxa eey soo diyaarsadeen Gantaalada ama Sawaariiqda Cirka loo rido marka Koox badiso ama dabaal deg Qaran uu jiro.
     
    Taageerayasha Brazil ayaa qaatay ama rumeeystay hadalka Saxaafada brazil oo sheegtay in Taariikh ahaan eey ka adag yihiin Xulka Holland oo weliba eey wataan Sanad-kaan Ciyaartooy aan caadi aheeyn oo si fudud aan looga badin karin.
     
    Taas ma dhicin oo Riyaadaas waxaa ineey Rumoowdo isbaaro u dhigatay Holland oo Brazil 2-1 ku reebtay, intaas ka dib ayaa Saxaafada Wadanka Argentina ayaa biloowday Bahdil & Dacaayad ka dhan ah oo eey Xulka Brazil ku duqeynayeen sida war uu qoray(Lepa ares) Wargeeyska Xaga sportiga ugu afka dheer Argentina oo yiri sida tan (Holland oo dhulka ku jiiday Wadankii isa siiyey inuu World Cup 2010 uu qaadayo) .
     
    Hadalka Wargeyska Argentina ayaa waxa uu qoray warar- kaas Galabtii Jimcaha 2.7.10 laakiin isla subaxdii ku xigtay ee Sabtidii 3.7.10 ayaa Ciyaartii Germany Vs Argentiina dhulka lagu jiiday Argentina (4-0) wexeeyna taas sababtay in dhamaan taageerayaasha Qaranka Brazil Dibada ama banaanka ula soo baxaan Gantaaladii iyo sawaariiqdii eey doonayeen ineey ku dabaal degaan Ciyaartii laga badiyey ee Holland.
     
    Intaas ka dib ayuu Wargeeyska Sportiga ugu Codka dheer Brazil (Rio Sport Thema) waxa uu qoray sida tan: (Maradona iyo Ciyaalkiisii oo Germany Hawada ka qarisay)
     
    Intaas ka dib Argentina ayaa sheegtay in wax lagu yaq yaqsoodo eey tahay Dabaal dega Brazil u sameesay Guusha Xulka Jarmalka halka Germany ka tiri Arinta labadaan Dal sida tan:
     
    ( WM-Viertelfinale: Deutschland vs. Argentinien im Live-Stream und TV  Anhängerschaft - der Sieg gegen den Erzrivalen Brazil dürfte das Bande hass und Tot Sein) .
     
    Jarmalka waxa eey yiraahdeen Guusha aan gaarnay Labadaan Dal ee is neceb midna Farxad ayey u tahay midna Naxdin iyo Naceeyb.
     
    Ugu dambeyntii Dacaayada Wadamadaan is diiday ee Kubada iyo Laacibiita Addunka dhanka hogaaminteeda isku heeysta ayaa xitaa soo taagneed Xili samaadkii Pele iyo Maradona taas oo ilaa iyo hadaba eey kala qabaan Taageerayaasha Labada Dal in iyaga looga Dambeeyo Wixii dhanka kubad ku saabsan.
     
    ***** Dhanka kale war hada ina soo gaaray ayaa sheegaya in Laacib Cristiano Ronaldo Wiil u dhshay*****
     
    Ciyaar yahan Ronaldo oo Wiil-kaan u dhashay Saaxiib tiis hore oo Mareykanka u dhalatay ayaa ogolaatay in Canuga yar (Ronaldos Baby) Familka Ronaldo lagu soo wareejiyo isbuuca soo socda taas oo eey cadeeysay Saaxiibtiisa hada dharka xayey siisa ee u dhalatay Dalka Ruushka Irina Shayk oo tiri waan la yaabay Ilmaha yar ee la iga qariyey.
     
    Laacib Ronaldo ayaa isagu dhankiisa qiray Cunugaan yar oo uu sheegay inuu ku faraxsan yahay balse weli uusan arag Wiilkaan Mustaqbalka Ronaldaha yar noqon doona.
     
    ***** Werar yahan Raul ayaa u wareegaya Kooxda Schalke ee Dalka Jarmalka Sidas waxaa cadeeyey Macalin Flex Magath*****
     
    Raul oo hada Real Madrid u Ciyaara ayaa waxaa sidoo kale si aad ah u dooneysa Kooxda Red Bull New York oo aruursata aalaaba Ciyaar tooyda Duqoowda ee
    Horyaalada Qaarada yurub Binjiga ka gala.
     
     
    BY: Omar Ali Omar
    Xiriiriyaha  sportiga
    http://www.xiriiriye.com/
    omarjuva9@hotmail.com

     

     
    zinadin
    Basket
    yaa
    Feedback
    Qiso
    spain2
    final
    Taariikh
    robinho2
    philip
    arjen
    yaya
    auto
    karton
    suuqa
    cole
    hoyo
    van
    ikar
    kaka
    totti
    turkiga
    4
    Mas
    raul
    mata
    coach
    jimmy
    aguero
    tartan
    amir
    an
    cr
    mofarah2
    ag
    cup
    mb
    Gerrard
    ar
    fifa
    jaabir
    gh
    cf
    dd
    el
    k
    m
    rk
    ivan
    diego
    yb
    deco
    valencia
    bilad
    moscow
    sp
    cole
    dublin
    p
    c
    wr
    peter
    s
    som
    stefi
    gool
    sa
    live
    talo
    3geesood
    sansiro
    cl
    iq
    sharci
    nani
    obama
    keevin
    mesut
    ribery
    ramo
    wargeys
    xaj
    miki
    cars
    bayern
    qasaaro
    faalo
    guul
    rk
    axad
    rayi
    vodka
    david
    carlos
    ibra
    alex
    italy
    neymar
    jm
    wahiba
    qorituur
    pele
    frank
    sky
    sigaar
    warar
    hapy
    forlan
    bo
    ceni
    uk
    been
    knaan
    saaxiibo
    kalasaar
    guul
    dheel
    euro2012
    94
    Halkaan waxaad kala socon kartaa heeso cusub (new songs) oo u badan heesaha cayaaraha.
    Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
     Chelsea
     Arsenal
     Manchester united
     Liverpool
     Manchester City
     Tottenham


    Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
     Inter
     Juventus
     Milan
     Roma
     Fiorentina
     Napoli


    Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
     Barcelona
     Real Madrid
     Valencia
     Sevilla
     Deportivo La Coruna
     Atletico Madrid


    Heeso video ah

    Xiriiriye.com