Ugu horeeyn waxaan halkaan Kasalaamayaa dhamaan bahweeynta {XIRIIRIYE.COM} gaar ahaan Daadiyaha Xiriiriye.com {Al-ustaad Omar Siisii} Sln Kadib aniga Magaceygu Waa {Qadar Ahmed Dhaabi} .....naaneys......Qadar Barca}... Hadaan Saadaal kadhiibto Kulanka adag Ee {FINAL-KA UCL} Misane aadka Loowada sugayo Ee {EL-BARCA VS UNITED} Ani {Qadar Barca} ahaan waxaan Qabaa in Guusha ay Lahoyan Doonaan Wiilasha Ree {Catalonia - El-Barca} hadan ani Iskudayo Natiijada Ciyaarta waxaan dhihi Lahaa .....{El-Barca 3-1 United}......Mahadsanidiin xiriiriye.com dhamaantiin gaar ahaan waa Qadar Barca Oo idin Leh Amaana alla Iyo Sports Hor marleh......