La Yaab: Waxaad maqli jirteen Goolashii ugu Qurxoonaa Laacib Hebel ayaa dhashay, Maanta maqal Laacib Hebel ayaa Qasaariyey kuwii ugu wacanaa & taagerayasha oo cabaadaayo sida inuu qof ka dhintay camal (Halkaan ka Daawo 11-ka -Gool ee Goolhayaha oo maqan la dhalin waayey!!)
Barnaamishka La Yaab oo aad uga barateen maalin kasta www.xiriiriye.com waxaa uu maanta ku saabsan yahay Laacibiin badan oo kooxo kala duwan u soo dheelay oo iska qasaarinaya Goolasha looyaqaan 100% Chance oo ilmaha yar ee Caruurta ah dhalin karaan ama weliba 90 jir waayeel ah dhalin karo.
Akhristoow marka uu laacibka iska Cuno Gool saan u qurxoon oo kale waxaa La :yaab noqotay in taageerayaashiisa eey qeeylo ula dhaqaan Laacibka xiligaas goolka cuna ama waxeey ku heesaan Hebel ha la badalo waa qasaaree ka dibna waxaa Deg deg u badalo Tabaraha oo ku qancinayo Taageeryaasha in eeysan markiisa asaga ku camiran oo ku heesin iyaga oo leh Tababaraha ha la ceeriyo dooni meeyno taas oo inta badan kooxaha waa weeyn ee Qaarada yurub ka dhacda.
Farsamo darada ku timaado Ciyaartooyda Nuucaan ah waxaa eey noqon kartaa labo arimood. 1-Ciyaaryahanka oo daalan ama Naxsan. 2-Ciyaaryahanka oo eey Tababaraha isku kacsan yihiin ama dhafro oo Jaceeyl la jilo gabdhaha waqtigiisa Tababarkana Niyada ku hayo Saaxiibadiisa uu jecel yahay.
Filo Goor dhaw Barnaamishka ( Ku biiri Aqoontaada Sport oo maanta aad u xiiso badan iyo weliba Warar kale oo News Sport ah.
Halkaan ka Daawo Laacibiinta iska Qasaarisa goolashooda , Goolhayaha oo goosha ka maqan sida Gool uu World Cup 2010 Xulka Nigeria ka qasaariyey Weeraryahanka kooxda Everton Yakubu : http://www.youtube.com/watch?v=7WlwBg5dSGM&feature=search.
Halkaan ka Daawo 10-gool oo ah kuwii ugu qasaarada badnaa ebid oo Laacib uu cuno. Waxaadna ka garan doontaan Laacibiin badan oo Taageerayasha ku qeeylinayaan Goolka uu ka qasaariyey awgeed. http://www.youtube.com/watch?v=4y_FDPmcJY0&feature=relatedukun.