Xaaska Weeraryahan Carlos Tevez oo Sir Kashiftay iyo Tv-ga Skysport oo si Wanaagsan uga faaideeystay,* Balaayadii uu Carlos Tevez dhigay kulankii Bayer Munchen Vs Man City oo sababtay in lagu ganaaxo 500.000 oo Pfund-ka Lacangta Ingiriiska ah una dhiganta 570.581 oo Euro !!!!
Waawareey ayaa laga keenay Weeraryahan Carlos Aberto Tevez oo ka fiirsasho la´aantiisa iyo Qaladaadkiisa faraha badan Maamulka Man City ku qasbay in Ganaax Lacageed adag la laqsiiyo.
Carlos Aberto Tevez waa Xiddig isaga oo yar Qaar ka mid ah Xubnaha Jirkiisa Dhaawacyo adag eey ka soo gaarsiiyeen Biyo Kar karaayo oo uu ku gubtay waxaana Dhaawicii eey Biyahaas kulul u geeystaan uu ilaa hada ka muuqada Dhuunta ama halka loo yaqaan Qalka. >> (TevezAls kleines Kind war, ist ihm bei einem Unfall kochendes Wasser über den Hals und Oberkörper geflossen. Diese Verletzungen haben Narben hinterlassen) << !!
Looyarka Ciyaaryahan Tevez mar kaste oo uu Qalad weeyn galo ama si qaab daran ula Dagaalo Laacibiinta Man City wuxuu Looyarkiisa ku Difaacaa in Carlos Tevez yahay Xiddig dhiban oo Dhaawacmay isaga oo yar wuxuuna dhaawacaas sababay inuu Dulqaadkiisa yaraado taas ayaana keentay inuu Xanaaqa ka saarnaado Sanka.
Carlos Alberto Tevez oo dhoor jeer Maamulka Man City ka qaleeyeen hada waxaa Afgelis looga dhigay Ganaaxa Adduun gaaraya 500.000 oo Pfund-ka Lacangta Ingiriiska ah una dhiganta 570.581 oo Euro. Carlos Tevez Dambiga lagu heeysato iyo waxa uu sameeyey kulankii Fc Bayer Munchen Vs Man City (2-0) Halkaan ka Daawo >> http://www.youtube.com/watch?v=fJy2X4zJ3mE .
Arinta ugu yaabka badan wexeey noqotay Xaaskiisa oo 2 Gabdhood u dhashay mar eey u warameeysay Skysport iyada oo is leh difaac ninkaaga ayeey gashay bad aan loo dirsan waxaana Fursadaas ka faaideeystay Wariyhii wareeysanayey Xaaska Tevez.
Xaaska Tevez wexeey sheegtay in Qof kaste oo Beniaadan ah uu mar qalad sameeyn karo balse Tevez uu iyada Qudheeda dambiyo yar yar ka galo mana ahan ayeey tiri taas macnaheeda inaan uga tago Tevez ama ku daydo Xanaaqiisa faraha badan.
" Xiliyada uu baahan yahay Tevez ama soo daaho hadii eeysan Cunto Diyaarsaneeyn Darbiyada ayuu Haraati la dhacaa mana ka Xanaaqo Ficilkaas uu ninkeeyga Dabeecada ka dhigtay ayeey tiri xaaska Tevez oo intii eey is leheed Difaac Carlos Tevez Bad aan loo dirsan faraha la gashay. (Yaab Dumar & Wareeysi maxaa kala heeysta) !!
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! (Xiriiriye.com Xarunta Ciyaaraha iyo Mucjisooyinka Caalamka) !!
ManCity reduziert Strafe für Stürmer Tevez
Manchester City hat die Geldstrafe gegen seinen Stürmer Carlos Tevez halbiert. Das gab der englische Club am Donnerstagabend bekannt, nachdem sich die englische Spielergewerkschaft hinter Tevez gestellt hatte. Der Argentinier muss nun statt vier Wochengehältern nur zwei zahlen. Laut Berichten reduziert sich damit die Buße von einer Million Pfund auf 500.000 Pfund (570.581 Euro).
Tevez hatte im Champions-League-Spiel gegen Bayern München Ende September seine Einwechslung verweigert und war dafür mit der drakonischen Strafe belegt worden. Die Spielergewerkschaft PFA allerdings unterstützte Teves. ManCity zeigte sich darüber verärgert, reduzierte aber die Strafe.Seine Frau soll auch vor Skysport ihn beweissen.
?Manchester City ist informiert worden, dass die Spielergewerkschaft die Strafe von vier Wochengehältern für das Fehlverhalten von Tevez nicht unterstützt. Manchester City ist über den offensichtlichen Interessenkonflikt der Spielergewerkschaft in diesem Fall enttäuscht. Das Maximum einer Strafe von zwei Wochengehältern, die in den Standardspielerverträgen festgelegt ist, wird nun angewendet", hieß es in einer Stellungnahme des Clubs.