Ciyaartooyda Muslimiinta & Masiixiga ah ee ka Ciyaarta Horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska oo Qaatu Billahi ka taagan Sharciyada uu Horyaalkaas kaga duwan yahay Horyaalada Talyaaniga, Spain iyo Germany.
Dhamaan Horyaalada Caalamka gaar ahaan kuwa Spain, Italy, Germany ,France, Holland , Beljemka, Brazil iyo Argentina ayaa wexeey xiligaan ku jiraan Fasaxa Kirismiska balse Horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League Sheekadaas kuma socoto oo wexeey Ciyaartooyda ku qasban yihiin ineey Ciyaaraan waxa loo yaqaan No Stop (Fasax ma jiro).
Xiddigaha Muslimiinta ah ee ka Ciyaarta horyaaladaas aanu soo sheegnay ayaa dhankooda wexeey iyagana ka faaideeystaan marka la fasaxo Laacibiinta kale ee Kirismiska ah kuwaas oo aado ama Booqdo Qooysaskooda.
Ciyaartooyda Muslimiinta ah ee ka Ciyaarta Horyaalada La Liga, Serie A, Bundesliga,France League 1 iyo Eredivisie Holland ayaa dhamaantood wexeey xiliga lagu jiro Fasaxa Kirismiska u kala yaacaan Dalalkooda, Xaasaskooda iyo meel kasta oo ay ku sugan yihiin Qaraabadooda.
Horyaaladaan aanu soo sheegnay ayaa ku jiri doono Fasaxa ilaa dhamaadka Bisha Janaayo halka Horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League maanta la Ciyaari doono Kulankiisii 18-aad.
KOOXAHA HORYAALKA INGIRIISKA AYAA MAANTA IYO BERI SIDAN ISKU QAABILI DOONA:
ISNIIN 26.12.2011:
Chelsea
Fulham
14.00
West Bromwich
Manchester City
16.00
Manchester United
Wigan
16.00
Liverpool
Blackburn
16.00
Bolton
Newcastle
16.00
Sunderland
Everton
16.00
Stoke
Aston Villa
20.45
TALAADO 27.12.2011:
Arsenal
Wolverhampton
16.00
Swansea
Queens Park Rangers
18.00
Norwich
Tottenham
20.30
HORYAALKA INGIRIISKA KOOXAHA WEXEEY U KALA HOREEYAAN QAABKAAN :
1.
Manchester City
17
14
2
1
53:15
44
2.
Manchester United
17
13
3
1
42:14
42
3.
Tottenham Hotspur
16
11
2
3
32:19
35
4.
Chelsea
17
10
3
4
35:20
33
5.
Arsenal
17
10
2
5
33:25
32
6.
Liverpool
17
8
6
3
20:13
30
7.
Newcastle United
17
7
6
4
23:22
27
8.
Stoke City
17
7
3
7
18:28
24
9.
Norwich City
17
5
6
6
27:31
21
10.
West Bromwich Albion
17
6
3
8
19:26
21
11.
Everton
16
6
2
8
17:19
20
12.
Aston Villa
17
4
7
6
19:23
19
13.
Fulham
17
4
6
7
18:23
18
14.
Swansea City
17
4
6
7
16:21
18
15.
Sunderland
17
4
5
8
21:21
17
16.
Queens Park Rangers
17
4
4
9
17:31
16
17.
Wolverhampton Wanderers
17
4
3
10
19:32
15
18.
Wigan Athletic
17
3
5
9
15:30
14
19.
Bolton Wanderers
17
4
0
13
22:39
12
20.
Blackburn Rovers
17
2
4
11
24:38
10
FILO GOOR DHAW WARAR KII UGU DAMBEEYEY EE WORLD SPORT NEWS IYO QISO YAAB BADAN OO QABSATAY MID KA MID AH XIDDIGAHA UGU CAANSAN HORYAALKA TALYAANIGA EE SERIE A!!!