Philipp Lahm oo Aroos Weyn loo dhigay ,Qaranka Germany oo soo camiray, & Ballack oo ka baaqsaday (Iyo Qubane kale).
Waxaa Xaflad balaaran oo Aroos ah loo dhigay Kaptanka Xulka Qaranka Germany iyo Kooxda Bayern München Philipp Lahm. Aroos-kaan oo eey si aad ah uga dhex muuqdeen Laacibiita Jarmalka iyo Marti sharaf kale oo fanaaniin iyo Wasiiro u badnaa ayaa waxaa mar kaliyah laga waayey Kursigii marti qaadka Ex kapitan Michael Ballack oo loo diray Casumaada Arooska balse dib laga ogaaday inuu u xanaaqsan yahay Phillip Lahm oo in badan Far iyo faraati wada ahaayeen.
Khilaafka Ballack & Lahm ayaa soo caan baxay Markii uu Lahm kala wareegay Kaptan-nimadii Ballack oo Jarmalka uga maqnaa Koobka Addunka dhaawac xun oo soo gaaray balse Telfoon uu Lahm dhoor jeer u diray ballack ayuu kaa qaban waayey taas oo Lahm shaki gelisay inuu Ballack wax sidaas u yar uu uga xanaaqayo Saaxiib kiisii weeynaa ee Kooxda Bayern München.
Philipp Lahm oo 26-Jir ah ayaa Aroosay Claudia Schattenberg oo 25-Jir ah ilaa yaraan toodiina is gaad gaadi jiray ama Saaxiibo Iskool ahaa.
(Der Ort: Das oberbayerische Aying etwa 25 KM südwestlich von München. Um 10 wurden Lahm und seine Claudia im Rathaus getraut. Der ganze Tag steht im Zeichen des jungen Paares - verfolgen Sie die Traum-Hochzeit im Live-Ticker bei BILD.de! Ballack war gestern, Lahm ist heute und morgen. .... Low hat es mit und ohne Ballack nicht geschafft. ... Lassen Sie es so wie es ist, den Kapitän hätte ich heute zur Hochzeit dem Lahm geschenkt. ... @16 mit ballack wären wir garnicht soweit gekommen...
Dhanka kale Kooxaha Barcelona iyo Manchester Utd ayaa Dagaal xoogan ugu jira sideey ula soo wareegi lahaayeen Xiddiga da´da yar ee Kooxda Fiorentina Stefan Jovetic oo laga yaaban yahay sida uu ula soo baxay Gambis fara badan oo kooxaha ama suuqa iibsiga indhahooda qabtay. Jovetic ayaa ah 20-Jir u dhashay Wadanka Montangro waxaana iska cad in Man utd ama Barcelona mid uun la tegi doonto****
**** Sidoo kale waxaa Qarka u saaran ineey Mario Bollateli oo Inter u Ciyaara ineey Kooxda Man City keensato, heshiiska ayaa soo shaac baxay galabta, waxaana arinkaan wada oo doonaya laacib-kaan Ex Inter Coach Mancini oo hada Macalin u ah Man City****