 |
peter |
 |

News: Peter Crouch oo Beerta ku jira ka dib Xaaskiisa oo ogaatay in uu Haweeney kale oo Algeria u dhalatay la seexday (Qiso la yaab badan & Warka oo Tarjuman halkaan ka aqri) Weeraryahanka ugu Dhirirka badan guud ahaan horyaalka Dalka Ingiriiska ee u dheela kooxda Tottenham & Qaranka Peter Crouch ayaa waxaa soo food saartay Ceeb & Fadeexo midii ugu xumeed ebid oo qabsata Laacib sidan oo kale caan u ah. Xaaska Peter Crouch Abbey Clancy oo Dharka xayeeysiisa ahna Aktarad weeyn oo Filimada jisha ayaa waxa eey si buuxdo u ogaatay Ninkeeda in uu Magaalada Madrid xili uu dhawaan Dalxiis u aaday uu meelaha Dumarka Jirkooda ka ganacsado u dhuuntay ka dibna la heshiiyey Gabar u dhalatay wadanka Algeria oo meeshaas diyaar ugu eheed in Rag kale oo shaxaariyaal ah raacdo. Monica Mint oo ah gabadha Algeriayaanka ah ee jirkeeda ka ganacsaneysay oo Peter Crouch kula kulantay meesha ugu caansan Magaalada Madrid ee laga helo Dumarka ka ganacsado Jirkooda oo lagu magacaabo ?Buddha del Mar" News of the World iyo Bild News oo wareeysi dheer la yeeshay Monica Mint ayaa tiri sidan : ? Aniga oo sugayo Niman kale oo Kalyanti ii ah ayaa waxaa meeshii Shukaansiga dalaq soo yiri oo Tax qaali ah ku soo galay xarunka Nin Dhirir badan oo aan ku iri war ma Basketball ayaad dheeshaa, isbarasho wacan ka dib wuu iga helay waxaana u sii dhaadhacnay Qolka Martida....,Monica Mint oo hadal keedii sii wadata ayaa tiri Nimanka Spain waxaa iiga wanaagsan Peter Crouch oo aad u Naxariis badanaa maxaa yeelay ilaa waxa uu i geeyey Drei-Sterne-Hotel Rafael oo ah Hoteelada Raaxada loo tago Sawiro badana waan isla galnay. Arintaan markeey fashilantay waxa eey tiri Monica Mint: Ma ogeeyn mana aqoon isaga waana la yaabanahay sida Nin saas caan u ah oo qof dumar caan ah qaba sida Abbey Clancy uu aniga Qarash iga i siiyo isaga oo Xaasle ah. Abbey Clancy Xaaska Peter Crouch oo 24-jir ah ayaa aragtay Sawirada iyo Fadeexada ninkeeda wexeena biloowday ineey ka dhuumato Saxaafada Ceeb owgeed. Peter Crouch ayaa la cadeeyey inuu ugu yaraan siiyey Monica Mint marka hore oo afsaar uu uga dhigay 1000 Euro ka dibna lacagihii kale oo 4-kun kor u dhaafayey. Peter Crouch ayaa Taageerayasha kubada cagta ee Caalamka waxa eey durba ku tilmaameen Nin Jilicsan oo Beerta la geliyey maxaa yeelay waxa uu is lahaa Spain oo england ka fog ayaad joogtaa ee la raaxeyso dumar kale adoo xaas leh cid ku ogaan doontana ma jirtee. Hadaba wacdaraha la sugaa waa Abbey Clancy oo ah Xaaska Crouch oo ka jawaabi doonto sida Monika Mint oo Aljeeriyaan ah ugu baashaashay Ninka ugu Dhirirka badan Qaranka England iyo guud ahaanba Horyaalka Ingiriiska. Hoos ka Aqri Warkaan Mucjisada ah oo eey maanta si wada jir ah u wada daabaceey Sport Bild & News of the World oo aan idiin soo Tarjunay Filo Goor dhaw Barnaamishka La yaab:oo maanta aad u xiiso badan & weliba Wareysigii Weyne Rooney iyo Maradona oo dhameystiran, waxaana sidoo kale soo socda warar ku saabsan Kulamo Saaxiibtinimo oo ka jira Dunida, Sida Talyaaniga oo xalay eey Tuntay Ivory Coast, Brazil iyo Qaranka cusub ee Alexandro Pato uu hogaaminayo oo USA ku soo garacay 0-2, Norway oo Oslo ku Marti gelineyso Qaranka dib u habeenta lagu sameeyey ee France Germany oo Denmark sugaya iyo+ Qubanayaal kale oo aad u xiiso badan !! Inta ka aqri warkii Crouch oo aan tarjunay !! Bei einem Besuch in Madrid soll Crouch Sex mit der Prostituierten Monica Mint (19) gehabt haben - und zwar gänzlich stillos auf dem Rücksitz eines Taxis. Das berichten britischen Medien. Der Fehltritt wäre völlig unverständlich. Denn Crouch ist mit einer echten Traumfrau verlobt! Die schöne Schauspielerin Abbey Clancy (24) und der Fußballstar kamen zwei Tage vor Crouchs angeblichen Seitensprung gerade erst aus dem gemeinsamen Sardinien-Urlaub. Dort hatten sie sich vor einem Jahr verlobt. Ein echt fieses Liebes-Foul von Englands Sturm-Latte! Selbst Monica Mint kann die ganze Geschichte nicht fassen. Die Teenie-Hure behauptet in der ?News of the World": ?Ich habe erst hinterher erfahren, dass er mit Abbey verlobt ist. Ich kann nicht glauben, dass er für Sex mit jemandem wie mir bezahlt, wenn er eine Frau wie sie zu Hause hat." Laut englischer Medien soll Crouch die algerische Schönheit in der Madrider In-Bar ?Buddha del Mar" getroffen haben, wo er den Junggesellenabschied eines Freundes feierte. Monica Mint: ?Ich wartete eigentlich auf einen anderen Kunden, der aber nicht kam. Also setzte ich mich an Peters Tisch. Ich dachte, er sei Basketballer." Ziemlich bald darauf seien die Beiden in ein Taxi gestiegen, wo es laut ?News of the World" das erste Mal rund ging. Da die junge Prostituierte kaum Englisch sprach, soll der Taxifahrer übersetzt haben - und handelte den Preis von 1000 Euro aus. Da Crouch nicht genügend Bargeld dabei hatte, soll der Fahrer an vier Geldautomaten gehalten haben. Danach ging es ins Drei-Sterne-Hotel ?Rafael", das Crouch eineinhalb Stunden später, gegen 7 Uhr morgens, wieder verlassen haben soll. Blöd für ihn: Beim Verlassen der Billig-Absteige wurde er fotografiert. Mint stellt dem Kicker übrigens höchste Noten aus: ?Spanische Fußballer sind arrogante Diven, die mich wie eine Hure behandeln. Peter ist zwar nicht gut aussehend, aber er ist ein sehr netter Mann." Ganz anderer Meinung scheint natürlich Crouchs Verlobte Abbey. Die schöne Schauspielerin soll nach einem ersten Wutanfall erstmal eine Beziehungspause eingelegt haben. nun hat's auch Englands Sturm-Latte Peter Crouch (29, 2,02 Meter) erwischt. Nach dem sportlichen Tief bei zwei Kurzeinsätzen in der WM-Gruppenphase (0 Tore) trat der Tottenham-Spieler jetzt anscheinend auch privat ins Abseits. Das berichtet die ?News of the World". W/D Omar Ali Omar Xiriiriyaha sportiga http://www.xiriiriye.com/ omarjuva9@hotmail.com
|