Marwada Madaxweeynaha Dalka Mareeykanka Michelle LaVaughn Robinson Obama ayaa inta badan wexeey ilaalisaa Sharciyada iyo Amarada uu u soo jeediyo President of the United States of America Mr Barack Obama. Marwo Michelle Obama ayaa laga soo bilaabo Lugaha hoose ilaa Madaxa kore wexeey Asturtaa Jirkieeda xiliyada eey la socoto Madaxweynaha dalka Mareykanka Mr. Barack Obama oo inta badan booqosho ku tago dalalka Islaamka ah ee Dumarka Madaxa qaawan aan laga qadarin.
Madaxweeyne Mr Barack Obama oo inta badan Dunida Islaamka ah tuso Qadarin iyo xushmad gooni ah ayaa hadana waxa Qorshihiisa iyo Safarada uu dalalka Islaamka ah ku tago aanan meesha ka marneen waxa looyaqaan Respect oo uu inta badan Mr Obama u isticmaalo Booqoshooyinka kala duwan ee uu Dunida ku soo maro.
Dadweeynaha Caalamka ayaa aad u soo dhaweeya sida eey ugu Qurxoontahay Asturaada Marwo Michelle Obama oo xiliyada eey is Asturto uu ka muuqdo Taxadar iyo Degaan maadaama Dumarka Islaamka ah ee Asturan eey u socdaan ama u tilaabsadaan si degan .