 |
|
 |
OldBoy |
 |

WORLD SPORT NEWS : Paul Scholes" Henry wuxuu awooday anigaba waan awoodaa taasi waa balan ,, ,* Real Madrid oo qaaday waxa loo yaqaan kala barka Horyaalka La Liga (Halkaan ka Daawo Sport News Muqaalo top ah oo la ciyaaray).
*** Xiddiga kooxda Manchester Utd Paul Scholes ayaa seey tahay uga qosol siiyey Tv-ga Skysport ka dib markii Su´aal kulul oo la weey diiyey uu uga jawaabay si sahlan weliba ka yaabsatay Bahda Ciyaaraha Kubada cagta. Paul Scholes oo kulankii Bolton Gool dhaliyey waxaa la weey diiyey inuu yahay Xiddig laga soo kiciyey Sariir korkeeda oo mar hore Ciyaaraha ka fadhiistay balse hada la soo baxay karti kale iyo awood cusub ? Ciyaaryahan Paul Scholes ayaa Su´aashaas waxa uu uga jawaabay sidan >> (?Was Henry kann, kann ich schon lange", so etwas in der Richtung dürfte sich wohl Paul Scholes gedacht haben. Der 37-Jährige erzielte am Samstag nur eine Woche nach seiner Rückkehr aus der Fußball-?Pension" beim 3:1-Heimsieg gegen Bolton das wichtige Führungstor für ManUnited. Wenige Tage zuvor gelang Arsenal-Legende Thierry Henry im FA-Cup mit dem Siegestor ebenfalls ein famoses Comeback).<< " Henry wuxuu awoodo anigaba waan awoodaa waqti dheer inaan sameeyo,, Hadalkaas waxa uu kala jeeday Mr.Paul Scholes Xiddig kasta inuu si wanaagsan ula qabsan karo kooxdiisii hore marba hadii uu dib ugu soo laabtay. Saxaafada Caalamka oo daba dhigaytay Mr.Paul Scholes wexeey ugu yeeraan labo magac oo aan caadi aheeyn kuwaas oo kala ah sidan (Old Boy iyo Pensioniest oo loo la jeedo qof duqoobay oo shaqada ka fadhiistay). Ciyaaryahan Paul Scholes iminka waa 37 jir wuxuuna muteeystay in la Ciyaarsiiyo halka Binji lagu cabay Laacibiinta qatarta ah ee lagu kala magacaabo Dimitar Berbatov Anderson iyo Javier Hernandez. >> (Paul Scholes als Einsatz gekommen war, feierte der 37-Jährige nun auch in der Premier League sein Comeback - und was für eines. Während Stars wie Dimitar Berbatov Anderson und Javier Hernandez nur auf der Bank saßen, kam Scholes von Beginn an zum Einsatz.)<< Arinta ugu yaabka badan wexeey noqotay oo Saxaafada Caalamka afka ka qaadi weeysay (Da´ku badal da´ama Waayeel ku badal Waayeel iyada oo ay Laacibiintii yar yareed binji ku jiraan).Maqaalkaas waxaa lagala jeeday Paul Scholes oo la siibay laguna badalay Rugcadaa Ryan Giggs waxaana mar quraa Sacab la is taagay Taageeraayasha The Red Devils ManU oo la dhacsan sida uu wax u wado Macalin Sir Alex Ferguson . Xiddiga Ciyaartii Man Utd Vs Bolton ay ka taalay ama beerta ku jiray wuxuu ahaa Weeraryahan Wayne Rooney oo Rigoore ka qasaariyey kooxdiisa weliba Ciyaarta qeeybteedii 2-aad cunay Kubad uu ku helay Gooasha Bolton oo cidla ah. Manchester Utd oo bursi daran ku heeyso Dariskeeda Manchester City wexeey ugu dambeeyntii Naadiga Bolton ku saqiir suujisay 3-1 waxaana Goolashaas u kala saxiixay Laacibiinta kala ah Paul Scholes Daqiiqadii 45-aad, Danny Welbeck Daqiiqadii 74-aad iyo Michael Carrick Daqiiqadii 83-aad.HALKAAN KA KAAWO mAN uTD vS bOLTON >>> http://www.youtube.com/watch?v=EEWFm0y6zPQ .
Dhanka kooxda Fc Chelsea wexeey 1-0 ku suuldaartay Naadiga Sunderland oo Bilihii ugu dambeeyey kacsanaa waxaana Goolka Agoonka ah u saxiixay Fc Chelsea Qabiirka Qadka dhexe Laacib Frank Lampard Daqiiqadii 13-aad. The Reds Fc Liverpool 0-0 ayeey Garoonkeeda kula dhaafi weeysay Stoke City oo u buratay ama mudooyinkaan dambe Dhibcaha la qeeybsata Fc Liverpool. KOOXAHA HORYAALKA INGIRIISKA WEXEEY ISKU MACSALAAMEEYEEN QAABKAAN :
| SABDI : |
| Manchester United |
Bolton |
3:0 |
| Tottenham |
Wolverhampton |
1:1 |
| Chelsea |
Sunderland |
1:0 |
| Liverpool |
Stoke |
0:0 |
| Aston Villa |
Everton |
1:1 |
| West Bromwich |
Norwich |
1:2 |
| Blackburn |
Fulham |
3:1 |
| AXAD WAXAA KULMAYA : |
| Newcastle |
Queens Park Rangers |
14.30 |
| Swansea |
Arsenal |
17.00 |
| ISNIIN : |
| Wigan |
Manchester City |
21.00 | HORYAALKA INGIRIISKA WAXAA LOO KALA HOREEYAA QAABKAAN :
| 1. |
Manchester City |
20 |
15 |
3 |
2 |
56:16 |
48 |
| 2. |
Manchester United |
21 |
15 |
3 |
3 |
52:20 |
48 |
| 3. |
Tottenham Hotspur |
21 |
14 |
4 |
3 |
39:21 |
46 |
| 4. |
Chelsea |
21 |
12 |
4 |
5 |
40:25 |
40 |
| 5. |
Arsenal |
20 |
11 |
3 |
6 |
36:28 |
36 |
| 6. |
Liverpool |
21 |
9 |
8 |
4 |
24:18 |
35 |
| 7. |
Newcastle United |
20 |
9 |
6 |
5 |
29:25 |
33 |
| 8. |
Stoke City |
21 |
8 |
6 |
7 |
22:31 |
30 |
| 9. |
Norwich City |
21 |
7 |
7 |
7 |
32:36 |
28 |
| 10. |
Everton |
21 |
7 |
4 |
10 |
21:25 |
25 |
| 11. |
Sunderland |
21 |
6 |
6 |
9 |
27:24 |
24 |
| 12. |
Aston Villa |
21 |
5 |
9 |
7 |
23:27 |
24 |
| 13. |
Swansea City |
20 |
5 |
8 |
7 |
20:23 |
23 |
| 14. |
Fulham |
21 |
5 |
8 |
8 |
23:29 |
23 |
| 15. |
West Bromwich Albion |
21 |
6 |
4 |
11 |
20:30 |
22 |
| 16. |
Wolverhampton Wanderers |
21 |
4 |
6 |
11 |
23:37 |
18 |
| 17. |
Blackburn Rovers |
21 |
4 |
5 |
12 |
32:44 |
17 |
| 18. |
Queens Park Rangers |
20 |
4 |
5 |
11 |
19:35 |
17 |
| 19. |
Bolton Wanderers |
21 |
5 |
1 |
15 |
25:46 |
16 |
| 20. |
Wigan Athletic |
20 |
3 |
6 |
11 |
18:41 |
15 | *** Dhanka horyaalka La Liga kooxda Real Madrid wexeey qaaday horyaalnimada dalka Spain kaliyah waa marka loo fiiriya kala barka horyaalka dalkaas oo la ciyaaray kala barkiisa .Horyaalka Spain oo la ciyaaray kulankiisii 18-aad kooxda Real Madrid waxaa looga naxsaday Gool Daqiiqadii 39-aad waxaana goolka ka dhaliyey ciyaaryahan Tomer Hemad oo kooxda Real Mallorca u safta. Intaas ka dib dhamaadkii Ciyaarta kooxda Real Madrid wexeey Sheekada u badashay waxa loo yaqaan Hal Jar Labo 1-2 waxaa kooxda boqorada Yurub ee Real Madrid Goolasha u kala saxiixay Laacibiinta kala ah Gonzalo Higuain Daqiiqadii 72-aad iyo Laacib Callejon Daqiiqadii 84-aad. Laacibka Garoonka ugu fak fakta badan waxa uu ahaa Laacib Mesut Özil oo Real Mallorca Laf dhuun gashay ku noqday kuna paasay goolasha. Halkaan ka Daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=kfKIhrWulA4 . Kooxaha Fc Barcelona Vs Real Madrid oo isku soo aaday Koobka Spain ayaa sababta mar walba ay iskugu adaan El Clasico waxaa markaan wax laga weeydiiyey Goolahayaha Qaranka La Roja Spain iyo Real Madrid Iker Casillas wuxuuna Su´aashaas uga Jawaabay sidatan >> (Mit so vielen Begegnungen sind die ?Clasicos? eher fade geworden", meinte Real-Torhüter Iker Casillas )<< " Dhaq dhaqaaqa iyo awooda labada kooxood ayaa aad u badan taas ayaana ugu wacan ineey mar walba isku arkaan El clasico ayuu yiri Goolhaye Iker Casillas,, Kooxaha Real Madrid Vs Fc Barcelona ayaa lagu wadaa ineey Cagaha iskaga tumaan maalinta Arbacada ah Garoonka kooxda Real Madrid ee Stadium Santiago Bernabeu wexeeyna hal isbuuc ka dib mar kale isku arki doonaan garoonka ay ka taliso kooxda Catalonia Fc Barcelona kaas oo lagu magacaabo Camp Nou. Kulanka Caawa ee Horyaalka La Liga kooxda Fc Barcelona waxaa marti u ah Kooxda Betis Seviila waxaana Fc Barcelona ka maqaan doono Laacibiin Bilahaan dhaawac ahaan uga maqnaa kuwaas oo kala ah David Villa, Ibrahim Affellay, Andreu Fontas iyo Ciyaaryahan Pedro. FIIRO GAAR AH : Kooxda Valencia waxaa Garoonkeeda u qaaska ah 0-1 k dubatay kooxda Real Saragossa oo horaalka La liga ka hogaamineeyso halka ugu dambeeysa HORYAALKA SPAIN KOOXAHA WEXEEY ISKU ARKEEN QAABKAAN :
| SABDI : |
| Granada |
Rayo Vallecano |
1:2 |
| FC Sevilla |
Espanyol Barcelona |
0:0 |
| Saragossa |
Getafe |
1:1 |
| Mallorca |
Real Madrid |
1:2 |
| Valencia |
Real Sociedad |
0:1 |
| AXAD : |
| Atletico Madrid |
Villarreal |
3:0 |
| Osasuna |
Santander |
16.00 |
| Bilbao |
Levante |
18.00 |
| Gijon |
Malaga |
19.45 |
| FC Barcelona |
Betis Sevilla |
21.30 | HORYAALKA LA LIGA EE DALKA SPAIN KOOXAHA WEXEEY U KALA HOREEYAAN SIDA TAN :
| 1. |
Real Madrid |
18 |
15 |
1 |
2 |
63:17 |
46 |
| 2. |
FC Barcelona |
17 |
11 |
5 |
1 |
51:9 |
38 |
| 3. |
Valencia |
18 |
10 |
4 |
4 |
28:19 |
34 |
| 4. |
UD Levante |
17 |
9 |
3 |
5 |
25:19 |
30 |
| 5. |
Osasuna Pamplona |
17 |
6 |
8 |
3 |
21:28 |
26 |
| 6. |
Malaga |
17 |
7 |
4 |
6 |
20:22 |
25 |
| 7. |
FC Sevilla |
17 |
6 |
6 |
5 |
19:19 |
24 |
| 8. |
Espanyol Barcelona |
18 |
7 |
4 |
7 |
18:21 |
25 |
| 9. |
Real Sociedad |
18 |
5 |
6 |
7 |
20:23 |
24 |
| 10. |
Athletic Bilbao |
17 |
5 |
8 |
4 |
23:19 |
23 |
| 11. |
Betis Sevilla |
18 |
7 |
2 |
9 |
19:22 |
23 |
| 12. |
Rayo Vallecano |
18 |
6 |
4 |
8 |
21:27 |
22 |
| 13. |
Getafe |
18 |
5 |
6 |
7 |
18:24 |
21 |
| 14. |
Atletico Madrid |
18 |
6 |
5 |
7 |
23:27 |
20 |
| 15. |
Real Mallorca |
18 |
4 |
7 |
7 |
16:24 |
19 |
| 16. |
Granada |
18 |
5 |
4 |
9 |
12:23 |
19 |
| 17. |
Racing Santander |
17 |
3 |
8 |
6 |
12:21 |
17 |
| 18. |
Villarreal |
18 |
3 |
7 |
8 |
15:28 |
16 |
| 19. |
Sporting Gijon |
17 |
4 |
3 |
10 |
16:29 |
15 |
| 20. |
Real Saragossa |
18 |
2 |
5 |
11 |
14:33 |
11 |
|
| |
|  |
Heeso iyo cayaaro video ah
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
| |
|
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
| |
|
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
| |
|
|
|