Madaxweyne Barack Obama oo qarsan waayey Taageeranimadiisa kooxda West Ham United, Ku biiri Aqoontaada Sport. (Aqri War bixinta oo Tarjuman & News kale)
Madaxweyna Dalka Mareynkanka Mr Barack Obama oo aan Koobkii Addunka aanu soo bandhignay Sawiro muujinaya isaga oo Taageere weeyn u ahaa Qaranka Brazil ilaa yaraantiisii ayaa hada waxa uu qarsan waayey inuu yahay Taageere goo goay oo Kooxda West Ham Utd ah.
Mr Obama oo lagu yaqiinay in uu Ciyaarta Basketball-ka iyo ciyaaro dhanka Qaranka xulka Brazil Taageere weyn u noqda ayaa hada waxa uu sheegay in dhoor iyo toban sanadood uu West Ham Utd oo ka dhisay Horyaalka Ingiriiska uu Taageere u ahaa ( Hoos ka Aqri warka Madaxweyne Obama inuu West Ham taageere u yahay)
Wararkii ugu dambeeyey ee Ciyaaraha
Kooxda kubada cagta ee Man Utd ayaa 3-0 u dhiibtay Kooxda Newcastle. Man Utd waxaa 3-da Gool u kala saxiixay Berbatov, Fletcher & Giggs.
Koobka Jarmalka oo 2-kulan la dheelay ayaa waxaa guulo gaaray Kooxaha Bayer München & Schalke.
Bayer waxa eey guri kale 0-4 u soo dhiibtay kooxda Germania Windeck,
goolasha waxaa Bayer München u kala saxiixay Ribery, Kroos, Klose, iyo Mario Gomez.
Kooxda Schalke waxa eey 1-2 uga soo badisay kooxda VfR Aalen, goolasha Schalke waxa labadaba u saxiixay Farfan.
Dhanka kale war hada ina soo gaaray waxa uu sheegayaa in Kooxda Ac Milan eey qarka u saaran tahay la soo wareegida Xiddiga qaranka Ghana iyo Kooxda Portsmoth Kevin-Prince Boateng . wixii warar ku soo kordha dib ayaan uga bogan doontaan haduu alle raali ka noqo.
Ogeeysiin: Beri haduu alle idmo Barnaamishka La yaab: iyo ku biiri Aqoontaada Sport waxa eey ku kala saabsanaan doonan Balan qaadkii aan horay idinkugu soo ban dhignay ee ahaa 2-Ciyaartooy oo walaalo ah hadana ifka isugu neceb & Ciyaaryahan caan ah oo Cudurka Neefka qaba soomaaliduna si aad ah u wada garanayaan iyo Warar kale oo xiiso badan..
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
W/D Omar Ali Omar
Xiriiriyaha sportiga
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com
West Ham United Obama-Hammer bei den ?Hammers"
Premier-League-Klub lädt künftigen US-Präsidenten ein
Gut möglich, dass im Londoner Upton Park, dem Stadion von Premier-League-Klub West Ham United, bald der Rote Teppich ausgerollt wird...Denn seit Mittwochmorgen haben die ?Hammers" (so der Spitzname der Mannschaft) ihren weltweit wohl berühmtesten Fan: den künftigen US-Präsidenten Barack Obama (48). Bereits im Januar, als er noch um die Wahl-Kandidatur gegen Hillary Clinton (61) kämpfte, ?outete" sich Obama als West-Ham-Anhänger.
Die Familie seiner Halbschwester Auma (lebt in Kent) - allesamt ?Hammers"-Fans mit Haut und Haaren - hat Obama mit ihrer Leidenschaft angesteckt, als er sie vor fünf Jahren in England besuchte. Ein Obama-Sprecher: ?Er ist ein riesen Sport-Fan und liebt Fußball." Während seiner Studienzeit in Harvard soll Obama sogar selbst ganz passabel gespielt haben.
Jetzt ist aus dem Kandidaten der demokratischen Partei der nächste Präsident geworden. Obama der berühmteste West-Ham-Fan. Der Hammer bei den ?Hammers"!
Der Londoner Klub hat den künftigen Staats-Chef sofort zu einem Spiel eingeladen, wenn er das nächste Mal in England ist. ex Trainer Gianfranco Zola: ?Wir würden uns freuen, wenn er kommt und sich als Fan ein Spiel ansieht. Aber ich glaube, dass er in nächster Zeit doch ziemlich beschäftigt sein wird."
Der Rote Teppich im Upton Park läge auf jeden Fall bereit...Diskutieren Sie Themen rund um den Fußball in unserem Sport-Forum!