MUCJISOOYINKA CAALAMKA : Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Nimco Yaasiin ayaa is galisay Baxar baaxad weeyn oo qatartiisa xambaarsan (Halkaan kala soco War Bixinta)
Kiis markiisii hore fududaa balse gadaal ka noqday Bahal ayaa waxa uu qabsaday Gabar Soomaaliyeed oo magaceeda lagu sheegay Nimca Yaasiin.
Nimca Yuusuf oo ah haweeney soomaali amerikan ah ayaa maxkamad ku taala magaalada Minesota ee dalka Maraykanka ka hor qiratay inay Al-shabaab u dirtay lacag gaareysa $1,450 iyadoo sii marisay nin lagu magacaabo Maxamed C/llaahi Xasan oo isna ka tirsan soomaalida Maraykanka oo la soo taagay
Haweeneydan Soomaali-Mareykanka ah ayaa laba jeer oo ay wareysi siisay FBI-da Mareykanka waxay inkirtay inay dhaqaale ay ku taageertay Al-shabaab hase ahaatee Nimca Yuusuf oo 25-sano jir ah ayaa markii dambe qiratay dembigaas, iyadoo xustay inay jiraan rag Soomaali-Mareykan ah oo ay la gashay heshiis ku saabsan inay dhaqaale iyo rag dagaalama u dirto Al-shabaab oo maraykanku uu ku daray liiska kooxaha argagaxisada ah ee caalamka.
Raga Haweeneydan ay sheegtay iney arintaas kala qeyb qaateen ayaa magacyadoda lagu kala sheegay Cabdiweli Yaasiin Ciise, Maxamed Cabdullahi Xasan, Cabdisalaam Xuseen Cali iyo C/llaahi Axmed Faarax.. iyadoo ragan qaarkood la sheegay iney soomaaliya kan fuliyeen kuna dhinteen weeraro isqarxin ah oo soomaliya ka dhacay.
Nimco Yuusuf oo hadda ku nool magaalada Sandiego ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay in maxkamada qaadeysa dacwadeeda ay xukumi doonto bisha Febraayo ee sanadka soo socda, sharci-yaqaan Maraykan ah ayaa sheegay iney muteysan doonto Nimca 15 sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed, inta xiligaas ka horeysana Gabadhaan xabsiga ayeey ku jiri doonta.
Mogadishu-KNN-A San Diego woman has admitted she sent money and recruits to the Somali terrorist group al-Shabab.
### A San Diego woman has admitted she sent money and recruits to the Somali terrorist group al-Shabab.
Nima Yusuf acknowledged working with three men from Minnesota, one of whose recruits carried out a suicide attack for al-Shabab.
Yusuf pleaded guilty in federal court today to sending $1,450 to three Minnesota men who left the U.S. to fight for al-Shabab in Somalia. She also admitted to agreeing to help the three men recruit fighters for al-Shabab.
The 25-year-old said she did this despite knowing the U.S. had classified al-Shabab as a terrorist group, a designation that made it illegal to send money to the organization.
Yusuf is one of three San Diego residents accused of helping al-Shabab. She is scheduled to be sentenced in February, and faces a possible 15 years in prison.