Warbaahinta Caalamka oo sheegtay Gawaaridii Dagaalka ee Ciidamada Kenya kuwoodii galay Gudaha Somalia ineeysan Xabada karin (Halkaan ka Daawo nuuca eey ahaayeen)
Warbaahinta Caalamka wexeey soo bandhigeen Gawaaridii Dagaalka ee Ciidamada Kenya kuwoodii galay gudaha xuduudaha Somalia wexeeyna sheegeen in Gawaaridaas eeysan karin intooda badan Xabadaha.
Gawaaridaan Nuucooda loogama baran Ciidamada Milatariga dalka Kenya wexeeyna u qaab egyihiin Gawaarida Dagaalka ee Ciidamada Mareykanka.
Muuqaalka Warbixintaan waxaa ku jira Qaxootiga Soomalida ee daadsan Xuduudaha Somalia iyo Kenya oo eey Ciidamada Kenya si xaawli ah ku dhaafayaan xili eey ku raad joogeen Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Shabaab oo gudaha dalka Kenya ka soo afduuby Samafalayaal u dhashay dalka Spain.
Dalalka Somalia la dariska ah ayaa inta badan wexeey la kulmaan dhac ama Foowdo eey geeystaan Maleeshiyaadka ka duula gudaha Somalia wexeeyna arintaas sababtaa in Ciidamada Somalia la dariska ah eey si indho la aan ah gudaha ugu soo galaan Xuduudaha Somalia.